Home » 6:27 am
Entries posted on “August, 2014”
Muqdisho:Aug,13,2014(SDN/QJ)-Saraakiil sarsare oo ka tirsan Xubnaha Golaha ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa la filayaa inay maanta Booqasho ku yimaadaan Magaalada Muqdisho. Sida ay sheegayaan warar ay heshay Qurbejoog.com, booqashadan ayaa noqoneysa tii u horeysay oo Golaha Ammaanka ku yimaadaan, waxaana garoonka diyaaradaha ay kula kulmi doonaan Madaxda dowladda Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in Xubnaha Golaha Ammaanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 13Aug14(SDN)Barnaamijka dareenka shacabka iyo Siyaasiga oo lagu falanqeeyey maxaa u qabsoomay ama ka qaldamay 4-tii sano ee uu xukuumada somaliland ee xisbiga Kulmiye ee uu madaxweynaha ka ahaa Axmed maxamed maxamuud(Siilaanyo) doodan oo ka qayb galeen xubnaha xisbiga ee u fadhiya Uk Wadani ,Ucid, Kulmiye. Barnaamijka oo dhamaystiran Halkan ka daawo.
Posted in Uncategorized | Read More »
Galkacyo:Aug,13,2014(SDN/QJ)-Wararka naga soo gaadhay Magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in kooxo hubaysani Habeenkii xalay ku dileen Nin ganacsade ah oo caan ahaa. Ninkan ganacsadaha ah oo magaciisa lagu sheegay Xuseen Macalin, ayaa waxaa la sheegay in si weyn looga garanayay Suuqa Gaalkacyo, oo in muddo ah halkaasi uu ku ganacsan jiray. Niman hubaysan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe Aug 13,2014(SDN/QJ)-Odey Fuaad Aadan Cade oo ah siyaaasi mudo dheer ka soo tirsanaa golleyashii wasiirada ee Somaliland soo maray ayaa manta Garoowe la isla dhexmarayaa in uu imanayo Garoowe. Imaantiga Fuaad Aadan Cade ee Garoowe ayaa daba socota imaatinkii Odey Axmed Cabdi Xaabsade oo isna ka soo goostay Somaliland. Imaatinka Fuaad Aadan Cade ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxay dadweynaha Somaliland ee ku dhaqan UK ogaysiinaysaa kuna boorinaysaa inay ka soo galaan shirkeedii sanadlaha ahaa oo ku qabsoomi doona The Egyptian House, 95 Bloemfountain Road, White City, Shepherds’ Bush, W12 7DA, Maalinta Axada 18/08/2014, 2da galabnimo Shirkaa oo dadweynuhu ku dooran doono guddida hogaamindoonta SSUK labada sano ee inagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Santiego:Aug,13,2014(SDN/QJ)-Robin Williams oo ahaa jilaa caan ka ahaa dunida, isla-markaana laga jeclaa dalka maraykanka gudihiisa oo shalay nafta iska jaray, ayaa farriin ka tegay ka hor intii aanu is dilin. Williams oo adduunka ku dhex lahaa saaxiibo badan oo haatan murugaysan wuxuu farriin gaara u reebay gabadhiisa ka hor inta aanu go’aansan inuu aduunka ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Aug,13,2014(SDN/QJ)-Booliska dalka Kenya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen ugu yaraan16-ka mid ah Shakhsiyaad lagu tuhunsan yahay inay hormood ka yihiin shabaabka dagaalka ka wada Gudaha Kenya. Dadkan la qabqabtay ayaa la sheegayaa inay yihiin kuwii bishii june weerrarada ka geystay Gudaha Kenya, isla-markaana halkaas ku laayey dad aad u tiro badan. Wargeyska The Daily […]
Posted in Uncategorized | Read More »
As every Somali-land citizen fully aware Kulmiye party was split into two camps, one camp is leading by the president and his vice president and the other camp is leading by the party chairman, his deputy and the chairman of party assembly. As we all fully aware, the core of the party differences was who will be the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu (DIPLOMAT) – The theme of this year’s “International Youth Day” is “Youth and mental health”. There are only few countries in which mental health is as important a topic as in Somalia. Many Somali youth have grown up in a country where violence and crime were the order of the day. Many of them […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Aug,13,2014(SDN/QJ)-Shirkii Golaha Wasiirrada ee Shalay ka dhacay Aqalka Madaxtooyada Somaliland ayaa lagu soo hadal qaaday Goosashada Axmed Axmed Xaabsade oo habeenadan ku sugnaa Magaalada Garowe ee Maamulka Puntland. Sida ay sheegayaan wararka ay heshay Qurbejoog.com, waxa goosashadaas la isku weydiiyey Shirkaas, iyadoo wakhti kooban la faaqiday sababta keentay inuu axmed Cabdi xaasade Somaliland ka goosto, […]
Posted in Uncategorized | Read More »