Home » 3:14 pm
Entries posted on “August, 2014”
Hargaysa 13.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),ayaa qasriga Madaxtooyada Somaliland ku qaabilay Wefti ka socda dalka Denmark oo uu hoggaaminayo Wasiirka Ganacsiga iyo Horumarinta dalka Denmark Mogan Yensan oo shalay dalka booqasho ku yimi. Wasiirka Arirmaha dibadda Maxamed Biixi Yoonis oo faah faahin ka bixiyay kulanka dhex aray Madaxweynaha Somaliland iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 13.Aug 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Fu’aad Aadan Cade oo haatan ku Magacawnaa la Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada bari ee Somaliland ayaa Mudooyinkan danbe hadal hayn ku saabsan inuu u talaabayo dhinaca Punt land ay soo baxaysay inkastoo uu Mudane Fu’aad aanu si cad u sheegin sababaha uu uga Quustay Xukuumada Somaliland. Hasa Yeeshee Fu’aad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 13.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xubnaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho maanta aroortii iyagoo booqasho taariikhi ah ku yimid Soomaaliya si ay u eegaan horumarka ay gaartay Dowladda Federaalka oo kaalmo ka helaysa beesha caalamka, iyo si ay u muujiyaan taageerada ay had iyo jeer u hayaan dadaalka uu dalku ugu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Aug,13,2014(SDN/QJ)-Xubno ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo caan ku ah Taageerida Kursiga Madaxtooyada Somaliland, ayaa iska fogeeyey eedo hore mucaaridku ugu jeediyey oo la xidhiidha inay qorshaynaya mudo-dhin loo sameeyo xukuumada madaxweyne Siilaanyo oo muddadeedu sii dhamaanayso. Xubnaha maanta Hadlay oo uu hoggaamiyey Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee Guurtidu siciid Jaamac Cali, xubinna uu ka ahaa Xaaji […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 13.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirada Duulista iyo Hawada Mudane Maxamud Xaashi Cabdi iyo Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa Maanta ka hadlay Gaadhi Casri ah oo Damdamis ah oo loo soo iibiyay Madaarka Caasimada Hargaysa. Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi ayaa Sheegay in Gaadhigani uu Wax weyn ka tarayo baahida […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 13.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa Maanta Daboolka ka qaaday in la Furay Xuduudii Somaliland iyo Itoobiya oo Mudooyinkii u danbeeyay Xidhnayd. Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Sidaasi ka Sheegay Mar uu Maanta Xafiiskiisa ku qabtay Shir Jaraa’id. Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho. 13 Aug 2014SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ku qaabbilay Ku-Xigeenka Xoghayah Guud ee Qaramada Midoobay Peter Drennan Madaxweyanaha iyo ku-xigeenka Xoghayah Guud ee Qaramada Midoobay waxay ka wada hadlay wada shaqeynta Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, xaaladda ammaan ee dalka iyo taageerada Qaramada Midoobay ay u fidiso Soomaaliya. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London13Aug14(SDN/QJ)sida ay heshay xafiiska qurbejoog xaruuntiisa london ayaa u xaqiijiyeen ilo xog ogaala ah oo ku dhaw dhaw xarunta madaxtooyada ,Ayaa waxaa la sheegaya in ay soo socoto isku shaandhayntii ugu balaadhnayd oo ay waayadan , xukumada madaxweyne silaanyo ku jirto sanadkii ugu danbeeyey ee shantii sano ee la doortay ayaa waxay dardar gelinaysaa sidii ay mar walba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 13Aug14(SDN/QJ/)warar ay heshay shabakada qurbejoog.com ayaa waxa loo cadeyey in la taliyaha madaxwaynaha somaliland ee arimaha bariga fuaad adan cade in u ku sii jeedo puntland fuaad adan cade ayaa cadeyey qaar ka mida warbaahinta in uu isaga iyo siyaasin kale oo ay isku fikir yihiin ay u sii jedaan puntland , mudadii uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tadjura Aug 13,2014(SDN/QJ)-Dagaal dhawaan aaga magaalada Tadjura ku dhexmaray ciidamada dawlada Jabuuti ayaa waxa uu sababay khasaare aan weli la shaacin baaxadiisa. Wararka aanuse ka heleyno degaanadii colaadu saameysay ayaa sheegaya in dagaalku sababy dhimasho iyo dhaawac gaaray labada dhan. Wararku waxa ay sheegayaan in ciidamada Jabuuti ay dagaalka uga dhaawacmeen ilaa 19 askari oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »