Home » 5:39 am
Entries posted on “August, 2014”
Hargaisa:Agu,14,2014(SDN/QJ)-Nin u dhashay dalka Ethiopia oo la sheegay inuu qabo xanuun halis ah oo la is qaadsiiyo ayaa laga mustaafuriyey Somaliland. Ninkan la mustaafuriyey ayaa la sheegay inuu qabo xanuunka Juudaanka loo yaqaanno, waxana uu dalka ku sugnaa ugu yaraan laba maalmood sida dadkii xaaladiisa la socday sheegeen. Ninkan oo lagu magacaabo Mohamed A. Ali […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Aug,14,2014(SDN/QJ)-Waxa Xalay Xaafadda Gacan-libaax ee Magaalada Hargeysa lagu dilay Wiil Dhallinyaro ah, iyadoo dilkiisana loo adeegsaday Mindi. Wiilkan oo magaciisa lagu sheegay Xuseen Axmed Muuse, ayaa la sheegay inay Dilkiisa geysteen Qaar ka mid ah Ragga gaadhka ka qabta xaafadahaasi, waxana isagoo oo dhaawac ah la geeyey Cisbitaalka Hargeysa oo uu markii dambe u geeriyooday. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baqdad:Dalalka ku bahoobey Midowga Yurub ayaa isku raacey in la hubeeyo Kurdida dalka Ciraaq, Maadaama ay weerarro kala kulmayaan kooxaha Awoodda Badan ee Daacish. Go’aanka ka soo baxay Midowga Yurub ayaa lagu sheegey in Kurdida lagu taageero dagaalka ay kula jiraan Dowladda Islaamka ee loo yaqaan ISIS taas oo si xawli ah ugu fiddey dalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bamako:Aug,14,2014(SDN/QJ)-War kasoo Baxay Taliska sare ee Ciidanka qaramada midoobay ka jooga dalka Mali ee loo yaqaano (MINUSMA),ayaa xaqiijiyey inay Dagaalyahanno ka kala yimid dalalka Somalia, Chad iyo Tunisia iyo kuwa haysta dhalashadda dalalka Spain iyo Morocco ka dagaalamayaan Galbeedka magaalladda Timbuktu ee dalka Mali. Dagaalyahanadaasi ayaa xubno ka ah Kooxda Alqaacidada Islaamka Maqrib (AQIM) ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Aug,14,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheeekh, ayaa saxaafadda Madaxa Bannaan ku eedeeyey inay gacansaar la leeyihiin Kooxaha xukuumadiisa kasoo horjeeda ee Al-shabaab. Madaxweynaha Somaliya oo wareysi siinaayay Telefishinka BBS, ayaa wax laga weydiiyay waxa keenay xadhigii Idaacada Shabelle, oo abaalmarin Caalami ah heysata iyo in ay madax banaan tahay Saxaafada Somaliya ka hawlgasha. Ha yeeshee wuxuu Saxaafadu ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Aug,14,2014(SDN/QJ)-Warka soo baxay Hay’adda Caafimaadka u qaabilsan dunida ee WHO, ayaa lagu sheegay in dalka Kenya uu Halis ugu jiro in Cudurka khatarta ah ee Ebola uu soo gaadho. Wakiilka Hay’adda WHO u joogta magaalladda Nairobi, Drs. Custodia Manddhate ayaa sheegtay in Heerka cabsida ee inuu cuddurkaasi u soo gudbo tahay Heerka 2 (Level 2). […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 14.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirrada Wasaaraddaha Duulista iyo hawadda Maxamuud Xaashi Cabdi iyo maaliyada Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa ka qayb galay munaasibad lagu soo bandhigayey gaadhi dab-damis ah oo loo soo iibiyey Madaarka Hargeysa. Gaadhigani dabdamiska ah oo ah nooca loogu tallo galay in lagu bakhtiiyo wixii dab ah ee ka kaca Diyaaraha iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 14.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xubno Wasiirro ah oo ku hawlanaa soo af-jaridda shaqaaqo ka dhacday deegaan lagu magacaabo Balli Diiriye Guuleed oo dhanka waqooyi kaga began magaalada Burco,ayaa soo saaray go,aamo ay ku soo af-jarayaan shaqaaqada dhex martay laba beelood oo halkaa wada dega isla markaana gaadhay gacan ka hadal aan dhimasho keenin. Laakiin go,aamada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Oslo, August 13, 2014 (SDN/WSJ)- Norwegian oil company DNO AS DNO.OS -6.06% A said Wednesday that several shots were fired near a team conducting a water survey on its behalf in Somalia’s Somaliland region on Monday, but said it had no plans to exit the self-governed region. DNO is currently exploring for oil in Somaliland, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dhamaan Xubnaha Xisbiga Ucid ee Uk waxay HALKAN TACSI TIIRANYO LEH UGA DIRAYAA Nuura Ciise Omaar Xoghayaha Xisbiga Ucid ee Qarada Yurub oo caawa walaalkeed Iyo Hoyadeed ku geriyodeen shil baabuur oo ka dhacay Hargaysa waxanay ilahay uga baryayaan in janadii farduusa ka waraabiyo inaa ilaahi wa inaa ilaahi rajuun
Posted in Uncategorized | Read More »