Home » 4:01 pm
Entries posted on “August, 2014”
Saaxdheer 14.Aug 2014 (SDN/QJ)- Raysal-wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Cali Khaliif Gallaydh isla markaana xilligan ahaa xubin ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya,ayaa ku qancay in loo doorto Madaxweynaha Maamul ka Kooxda Khaatumo mudada afarta sanno ee soo socda . Cali Khaliif galaydh oo maanta kaga guulaystay doorasho ay 30 qof ugu kala codaynayeen isaga iyo Indha-sheeg […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Aug,14,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay Aragtideeda ku aaddan Doorashada Maanta Xildhibaan Cali Khaliif Loogu Doortay Inuu Noqdo Madaxweynaha Kooxda Dibadwareegga ah Khaatumo. Wasiiru-dawlaha Nabadaynta Deegaanada Bariga Somaliland Cali Maxamuud Xasan (Sadulle), ayaa sheegay inaanay Somaliland waxba u noqonaynin Sheegashada Cali Khaliif ee Madaxweynenimada Cali Khaliif. Cali Sandule oo u warramay Idaacadda BBC-da, ayaa tilmaamay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 14.Aug 2014 (SDN/QJ)- Waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay maanta liiska Gudida Qaban-qaabada Shirweynaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA. Dhawaaqa Xubnaha ayaa lagaga dhawaaqay Hotel Safari Ee magaalada Hargeysa. Gudoomiyaha Gudida Odayaasha Saxaafada Xuseen Cali Nuur ayaa Sheegay in Liiskan ay soo kala Xuleen Gudoomiyaha Ururka Solja Afar Xubnood iyo Gudida Fulinta Solja oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 14.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Yuusuf Ismaaciil oo maanta ka hadlay kulan dib loogu Eegayey ku dhaqanka Xeerka Anshaxa iyo Anshax marinta Garsoorayaasha iyo Xeer ilaaliyayaasha oo ka dhacay Hotel Guuleed ayaa sheegay Garsoorka Somaliland in uu Madax banaan yahay isla markaana ay Hay’addaha kale ee Fulinta iyo sharci dajintu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Brussels, 14/8/2014 (SDN/QJ/Agencies):- Khasaarihii ugu waynaa ee abid soo mara ayaa durba ku habsaday beeralayda waddamada Midowga Yurub, ka dib markii dhawaan dalka Ruushku uu si kama danbays ah u joojiyay, khudaarta iyo hilibka uga iman jiray waddamada midowga Yurub isaga oo ka jawaabaya cuna qabatayn ay hore ugu soo rogeen waddamadaasi. Kumanaan tan oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nederland 14/8/2014 (SDN/QJ) Munaasibad Ay Jaaliyada Somaliland ee Nederland Ku Soo Dhawaysay Pro Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Nuxurka Khudbadihii Halkaa La Jeediyay waana markii labad uu isla sanadkan gudihiisa uu lagjar u jeediyo jahliyadasi Nederland/SDN/QJ Concat@somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Saax-dheer:Aug,14,2014(SDN/QJ)-Shirka ka socda Miyiga Deegaanka Saax-dheer ee Gobolka Sool, ayaa haatan lagu doortay Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh inuu Noqdo Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo Halkaas dagaallo dhuumasho ah kaga Haysa Somaliland. Shirweynaha oo ayaamahan socday ayaa u jeeddadiisu ahayd in kooxda dibad-wareegga ahi ay doorato madaxweyne, maadaama uu dhamaaday xilligii hore loo doortay madaxweynihii wakhtigiisu dhamaaday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaarisa:Aug,14,2014(SDN/QJ)-Magaalada Garisa ee Deeegaanka Waqooyi-bari Kenya ayaa wararka laga Helayaa sheegayaan in habeenkii xalay Kooxo Hubaysani weerar dhimasho iyo dhaawac keenay ka geysteen. Warku waxa uu intaas ku darayaa in ugu yaraan Hal qof ku dhintay Halkaas, iyadoo laba kalena dhaawacyo soo gaadheen, waxana halkaas ka baxsaday kooxdii weerarka geysatay. Taliyaha Ciidamada Boliiska Garissa Charles […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, Aug 13. 2014(SDN/QJ)-Guddi uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed Maxamed u xilsaaray in ay dib u eegis ku sameeyaan qorshe howleedka Wasaaradaha lixdii bilood ee la soo dhaafay ayaa galabta saxaafada uga warbixiyey halka uu marayo dib u eegista wax qabadka wasaaradaha. Gudigaan oo uu hogaaminayey Wasiir ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Aug 14,2014(SDN/QJ)-Guddida Beesha Ciidegale ee dalka UK ayaa war ay soo saareen oo ku wejahan Mashruuca Banka Qoolcaday waxa ay ku sheegeen in ay ka digayaan in la sika horkeeno dadka xoolo dhaqatada ah ee degaankaa iyo Dawlada Somaliland,Qoraalkana waxa uu u dhignaa sidan: Bismillaahi Arramanirraxeem. ummada reer Somaliland waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma […]
Posted in Uncategorized | Read More »