Home » 5:01 am
Entries posted on “August, 2014”
Hargeysa:Aug,15,2014(SDN/QJ)-Kulankii ugu Ballaadhnaa ee ay isku arkaan Waxgaradka Beelaha Habar-magaado, ayaa Maalintii shalay lagu qabtay Huteel Ambassador ee Magaalada Hargeysa. Kulankan oo ahaa mid qado ah, isla-markaana la isku baranayey la iskuna xog waraysanayey, ayaa waxa Abaabulkiisa lahaa Beesha Suber Awal, iyadoo lagu casuuumay Waxgaradka Beelweynta Garxajis oo ka mid ah Beelaha Habar-magaado. Salaadiin, Cuqaal, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 15.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuummadda Somaliland,ayaa wali ku hawlan u jawaabidda Xisbiyada Mucaaridka ah oo dhawaan Xukuumadda ku dhaliilay in aanay diyaar u ahayn in ay doorashada xilligeeda ku qabato,halka aanay wali ka hadal Madaxweyne goboleed maanta 21 ruux ku doorteen gudaha dalka oo lid ku ah Qarannimada Somaliland. Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Cilmibaadhista iyo Tiknoolojiyada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laascaanood 15.Aug 2014 (SDN/QJ)- Waxa Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool Ka Dhacay Dibad-Bax Lagu Taageersan Yahay Doorashada Maamulka Isku Magacaabay Khaatumo Ay Ku Doorteen Hogaan Cusub Kaas Oo Ka Socday maalmihii u danbeeyay Deegaanka Saax-Dheer Ee Gobolka Sool. Dibbad-Baxan Ayaa Sababay Iska Horimaadka Dadka Dibad-Baxayey Iyo Ciidamada Amaanka Ee Magaaladaasi Ka Dib Markii Ciidamada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 15.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Ganacsiga iyo horumarinta dawladda Denmark Mogens Jensen, ayaa faahfaahin ka bixiyey qodobbo xasaasi ah oo ay isaga iyo Wefti uu hoggaaminayaa si adag ugala hadleen Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirro ka tirsan Xukuumaddiisa, ka dib markii ay shalay kulan ku wada yeesheen xarunta Madaxtooyada ee magaalada Hargeysa. Qodobbadaas Xasaasiga ah ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 15.Aug 2014 (SDN/QJ)- Waxa xabsiga magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool lagu xidhay shan kamid ah ciidamada Tulbataariyadda, kuwaas oo ku guda jiray shaqada ay qaranka u hayaan. Xadhigga askartan ayaa ka dambeeyey ka dib khilaaf dhanka shaqada ah oo soo kala dhexgalay iyaga iyo maamulka kastamka Laascaanood, kaasi oo sida la sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Saax dheer 15.Aug 2014 (SDN/QJ)- Cali Khaliif Galeydh oo maanta tuulada Saaxdheer ee gobolka Sool,ay 21 ruux ugu doorteen in uu ahaado Madaxweynaha kooxda Khaatumo,ayaa guushii doorashadiisa ka dib hadal uu jeediyay waxaa uu hanjbaad ugu diray dawladda Federaalka Soomaaliya. Cali Khaliif Galaydh oo ka mid ahaa baarlamaanka Soomaaliya isla markaana hore usoo noqday Raysalwasaaraha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 14.Aug 2014 (SDN/QJ)- Shirkadda DNO ee laga leeyahay dalka Norway oo ay xukuumadda Somaliland la gashay heshiis shidaal baadhis ah, ayaa ka hadashay fal toddobaadkan lagu rasaaseeyay shaqaalaheeda oo hawlo shaqo u joogay degmada Xudun ee gobalka Sool. Waxay shirkadu beenisay inay dalka Somaliland shaqaalaheeda kala baxayso, falkaas ka dib. Afhayeenka shirkadda Henrik Schwabe […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Zurich-14-Aug-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula hajireynaa xagaa iyo Zurich & halyeyga Mo Farah oo hantiyey Biladda dahabka ee orodka 10,000M (European Championships)ee daawasha wacan. jjaahuur@qurbejoog.com
Posted in Sports | Read More »
INAA LILAAH WA INAA ILAAHI RAAJUCUUN Waxaan halkan Tacsi uga dirayaa Nuura Ciise Omar geerida naxdinta leh ee ku timi walaalkeed Ahmed Ciise Omar iyo Hooyadeed, Ilaahay waxaan uga baryayaa in uu naxariisto inagana Samir iyo iimaan inaga siiyo, AAMMIIN. Fawsi Hagi Yusuf Warsame London.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 14.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Yuusuf Ismaaciil oo maanta ka hadlay kulan dib loogu Eegayey ku dhaqanka Xeerka Anshaxa iyo Anshax marinta Garsoorayaasha iyo Xeer ilaaliyayaasha oo ka dhacay Hotel Guuleed ayaa sheegay Garsoorka Somaliland in uu Madax banaan yahay isla markaana ay Hay’addaha kale ee Fulinta iyo sharci dajintu […]
Posted in Uncategorized | Read More »