Home » 6:42 am Entries posted on “August, 2014”

Amisom Faces Logistical, Technical Challenges, Mutende Says

The African Union Mission in Somalia (AMISOM) is facing logistical challenges that affect its ability to effectively carry out its mandate, Acting Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission for Somalia Lydia Wanyoto Mutende said Wednesday (August 13th). “AMISOM continues to operate without the necessary force enablers and force multipliers required for […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali Security Forces Shut Radio Station, Arrest 20

Somali government and African forces battled a powerful warlord in Mogadishu Friday, with security forces then storming a major radio station critical of the fighting and arresting journalists. Witnesses reported at least five dead in a gun battle lasting several hours, after the army backed by African Union (AU) troops launched a pre-dawn assault on […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Heavy fighting flares in Mogadishu

MOGADISHU – Heavy fighting broke out in Mogadishu on Friday as Somali government and African Union troops battled a powerful militia warlord in a bid to disarm him, security officials said, reporting a number of casualties. “Government forces and African troops are conducting security operations in Mogadishu, and this morning militiamen confronted them,” government security […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Calgary Islamist who fought with ISIS is dead, reports say

A Calgary man who fought overseas with the Islamic State of Iraq and Al-Sham (ISIS) is dead, according to social media reports. Courtesy of a friend of Farah Mohamed ShirdonFarah Mohamed Shirdon, far right, before he left Canada. came from a Somali-Canadian family in Calgary. In April, he appeared in a video for the radical […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The Dir in horn of Africa priorities issues impotrant to the community

Attention:- To IGAD,  Afican Union, Arab League, European Union. An Official Communique Released By The Dir Nation, G21 Committee Press release dispatched by the Executive Committee of the Dir Nation, G21 related to territories of Somalia ( previous Italian Colony ), Somaliland, Jabuti Republic, Somali – Ethiopian and Keniyan Regions.  After series and successive heated […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muxuu Wasiir Xirsi Ka Yidhi Doorashada Cali Khaliif?

Hargeysa:Aug,16,2014(SDN/QJ)-Wasiir xirsi ayaa kamid noqday Siyaasiyiinta ka tirsan xukuumadda Kulmiye ee sida is daba joogga ah uga Hadlay Doorashada Xildhibaan Cali Khaliif ee Maamulka Khaatumo, waxana uu sheegay inaanay mudnayn arrintaasi mid somaliland baqdin gelisa. Wasiir Xirsi oo ka Hadlayey Soo Dhaweyntii Qurbejoogta Somaliland, ayaa sheegay inay Somaliland tahay dal jiritaankiisu ku yimi Afti dadweyne […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’isal Wasaarihii Hore ee Somalia Oo Wiil uu Adeer u ahaa Lagu Dilay Dalka Ciraaq

Mosel:Aug,16,2014(SDN/QJ/QJ)-Ciidanka Sirdoonka Dalka Canada ayaa sheegay in dalka Ciraaq lagu dilay Wiil haystay Dhalashada dalkooda oo uu adeer u ahaa Ra’isal wasarihii hore ee Somalia Cabdiweli Faarax shirdon sacid. Wiilka dhintay oo lagu magacaabi jirey Farax Max’ed Farax ayaa waxa uu ka tirsanaa kooxda ISIS ee ka dagaalanta dalka Siiriya iyo Ciraaq isaga oo dhawaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waanu Soo degnay Hargeysa Hantida iyo Dhaqaalaha ugu badana anagaaba leh Markaa…..” Boqor Buur Madow

Hargeysa:Aug,16,2014(SDN/QJ)-Boqor CismaanAw Maxamud Buurmadow oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Somaliland, kana soo jeeda Bariga Burco, ayaa Markii ugu horraysay Sheegay in Beeshiisu Leedahay Hantida iyo Dhaqaalaha ugu Badan ee Hargeysa Yaalla. Boqor Cismaan Buurmadow oo Ka Hadlay Madal la isku arkay oo Meher ahayd kana dhacday Magaalada Hargeysa, ayaa tilmaamay inay Soo Guurto tahay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan Ka Akhri Fashilka Ammaanka Kenya Oo Keenay In Madaxii Sirdoonka Dalkaasi Shaqadii Iska Casilo

Nairobi:Aug,16,2014(SDN/QJ)-Sarkaalkii ugu sarreeyey Sirdoonka Kenya ayaa lagu dhawaaqay inuu Ka Tegay shaqadii uu ka Hayey ciidanka Sirdoonka Dalkaasi. Afhayeenka madaxtooyadda Kenya ayaa  sheegay inuu is casilay madaxii hay’adda sirdoonka dalka Kenya kadib markii uu ku guul daraystay inuu xog badan ka helo weerarada Al-Shabab ka geystaan dalka Kenya oo in muddo ahba soo kordhayey. Afhayeenka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tahriibayaasha Sii Maraya Talyaaniga Oo War Farxad Leh Helay

Rome:Aug,16,2014(SDN/QJ)-Dawladda Dariiqa u noqotay Tahriibayaasha Beegsanaya Galbeedka Yurub ee Talyaaniga ayaa ka Farxisay Kumanaan Tahriibayaal ah  Oo Badiisa Dhibaato kala Kulmi Jirey. Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Talyaaniga Angelino Alfano ayaa sheegay in howlgal ay sameeyeen ciidama amaanka ee dalkaasi ay ku badbaadiyeen dad badan oo tahriibayaal ahaa oo doonayay inay dooni ku gaaran dalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »