Home » 1:20 pm
Entries posted on “August, 2014”
Hargaysa 16.Aug 2014 (SDN/QJ)- Kooxda Fanaaniinta Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya ayaa Maalmihii u danbeeyay ku Suganaa Caasimada Somaliland ee Hargaysa iyagoo bandhigyo faneed oo Heesaha Dhaantada ah ku soo bandhigay.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 16.Aug 2014 (SDN/QJ)- Golaha Guurtidda Somaliland ayaa Ka doodaya Xaaladda uu dalku Marayo Kalfadhigii 54aad ee golaha Guurtidda oo manta si Rasmi ah uga Furmay Xarunta golaha Guurtidda Somaliland ayaa Lagu sheegay in Kalfadhigani Lagu Falaqayn doono xaaladda uu dalku Galay. Kalfadhiga Maanta ee golaha Guurtidda Somaliland waxaa Guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka koowaad Golaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 16.Aug 2014 (SDN/QJ)- Kalfadhigii 25aad ee mudanayaasha Golaha wakiiladda Somaliland oo Maanta Ka furmay xarunta Golaha wakiiladda Somaliland ee Magaaladda Hargeysa ayaa manta ansixiyay ajanadaha kalfadhiga 25 aad ee golaha wakiiladda oo ay ku jiraan xeer badan oo xaasxaasiya. Mudanayaasha Golaha Wakiiladda oo uu Shirgudoominayay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha wakiiladda mudane Baashe […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 16.Aug 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka wasaaradda Amniga Qaranka ee Xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Yuusuf Cismaan ayaa sheegay inay baaritaanno ku socdaan milkiilaha idaacadaha Shabeelle iyo Sky FM ee magaalada Muqdisho. Maxamed Yuusuf ayaa xusay in sidoo kale la baarayo qaar ka tirsan shaqaalaha idaacadahaas oo iyaguna lala xiray milkiilaha. Howlgal ay sameeyeen ciidanka nabad-sugidda ayaa shalay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Maroco-16-Aug-2014-(SDN/QJ} Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu bidhaamineynaa hayeyga reer Jabuuti Ayaanle Suleymaan oo xalaalsadey Biladda dahabka ee 1500 Mitir (Africa Athletic Championships ee daawasho wacan. jjahuur@qurbejoog.com
Posted in Sports | Read More »
Mogadishu, 16 August 2014(SDN/QJ) – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin, booqashadii ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM, booqashadii Wasiirka Denmark, Dhismaha Wasaaradda Dhalinyarada oo xariga laga jaray, booqashadii taariikhiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa, (SDN/QJ):- In badan oo ka mid ah akhristayaasha ayaa laga yaabaa inay ku adkaato fahamka ciwaankan, laakiin waa dhacdo dunida oo dhan ka wada yaabisay, sababtoo ah? Waxa aynu u barangay koobka kubada cagta ee dunida, laakiin maynaan maqal tartanka koobka aduunka ee kaarayaasha dagaalka. Tartankan ayaa ka dhacaya dalka Ruushka waxaana ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Aug 16,2014(SDN/QJ))-Siyaasi Dr. Axmed Cumar Gaagaale oo ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay Maamul usameynta ay Dowladda Federaalka ka wado Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo la doonayo in la isku daro Hal maamulna loo dhiso. Siyaasi Dr. Axmed Cumar Gaagaale ayaa sheegay in Dhisidda Maamul Goboleed ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 16/8/2014 (SDN/QJ) Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay Ayaa Isku Raacay In La Sameeyo Qaraar Lagu Sharaxayo Sida Loogu Baahan Yahay In Cunaqabateeno Lagu Soo Rogo Shakhsiyaadka Ku Lug Yeesha Inay Ciidan U Qoraan, Dhaqaale Iyo Hubna Siiyaan Ama U Dagaalamaan Kooxaha Xagjirka Ah. Weriyayaasha Ayaa Sheegaya In Tallaabadan Looga Gol Leeyahay In Lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
In December 2012, the U.S. Department of Justice levied a $1.9 billion fine against HSBC Holdings PLC. The bank’s failure to enforce money laundering controls had allowed illegal organizations to maneuver around U.S. banking laws to launder money for decades. HSBC’s fine and the recent tightening of international finance restrictions have led several financial institutions […]
Posted in Uncategorized | Read More »