Home » 1:59 pm Entries posted on “August, 2014”

Statement on the Situation in Saaxdheer and Eastern Somaliland

Hargaysa 30.Aug 2014 (SDN/QJ)- Following the tensions that arose in Eastern Somaliland in June, the same actors have sought to undermine the stability and territorial integrity of Somaliland by continuing to provoke local conflict and engage in terrorist activities. Ali Khalif and other spoilers in the “Khatumo” rebel movement have ignored attempts to resolve differences […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Ciidanka Qalabka sida ee Somaliland, oo amarkayaga ku socda waxay si guul leh u sugeen nabadgelyada magaalo xuduudeedka” Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa 30.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa waxa uu ka hadlay qabsashadii ciimada Somaliland ee SAAX-DHEER, isaga oo xusay inay ciidamada qaranku si nabadgelyo ah u sugeen magaalada xuduudeeda. Madaxeyne Siilaanyo waxa uu sidaa ku sheegay qoraal uu xalay ku baahiyay bartiisa twitter-ka, Md. Axmed Siilaanyo wuxuu ku sheegay inay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Yuusuf Garaad oo Markii 1aad ka hadlay Dagaalka Saax dheer

Muqdisho 30.Aug 2014 (SDN/QJ)- Tifaftirihii hore ee Idaacada BBC-da Yuusuf Garaad Cumar ayaa markii ugu horeysay ka hadlay weerarkii Ciidamada qaranka Somaliland kula wareegeen gacan ku heynta Magaalada SAAX-DHEER ee Gobolka SOOL,kadib markii ay maalintii Khamiistii aynu soo dhaafnay ay halkaasi ka eryeen Kooxda khaatumo oo munaasibadii Caleemo saarka halkaasi doonaysay inay ugu sameeyaan Cali […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Markii Meeshii Bahalo Galeen Noqotay, Markii Saddex Diyaaradood Oo Qaarkood Hubsidaan Yimaadeen Buuhoodle Oo Somalia Ka Yimaadeen…doomiye Faysal Cali Waraabe

Hargyasa 30/8/2014 (SDN/QJ) Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, Ayaa si kulul uuga hadlay Dagaalka Saax-Dheer Somaliland Kula Wareegtay , sheegayna in Dantu Ka Fursan Wayday Somaliland,Islamarkaana Aanay Suuro Gal Ahayn In Shirar Aan Somaliland Dan U Ahayn Lagu Qabto Gudaheeda. Gudoomiye Faysal Waxa Uu Ugu Horayn Tacsiyeeyay Cid Kasta Oo Dagaalkaasi Wax Ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Wakiilada Oo Faro Cididood Ku Ansixiyey Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Iyo Technology Somaliland

Hargyasa 30/8/2014 (SDN/QJ)- Fadhigii Maanta Ee Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Uu Shir Gudoominaayey Guddoomiye Ku Xigenka Koowaad Ee Aqalkaasi Wakiilada Baashe Maxamed Faarax Fadhigan Ay Manta Yeesheen Golaha Wakiilaa Somaliland Aya Aha Mid Ay Ku Ansixinayeen Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Iyo Tecnolojiyada Somaliland Cali Xaamud Jibriil Oo Dhawaan Maxadwaynaha Somaliland Usoo Magacaabay Wasaardaasi, Fadhgan Lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan Ka Daawo: Xukuumada Somaliland Jawaab Culus Ka Bixisay Baaqii Beesha Caalmaku Ka Soo Saaratay Deegaanka Saaxdheere Isla Markaasna Hanjabaad Iyo Dhaliilo U Soo Jeedisay Dowlada Somaliya

Hargeisa  (SDN/QJ)Wasiirka  Warfaafinta somaliland  C/laahi maxamed Daahir Cukuse Ayaa Maanta Jawaab Adag  Ka Bixiyey Baaqii Wasirka Warfaafinta Somaliya Kaga Hadlay Gacan ku Haynta Deganka Saaxdher Iyo Waliba Baaqii Beesha Caalamku Somaliland Ugu Baqen Inay Ciidankoda Kala Baxan Deeganka Saaxdheer Ee oo 28 Bishani Ciidanka Qaranka SomalilandGgacan Ku Kayntda Kala Wareegen Maleshiyadka Khaatumo Oo Halkasi Madaxwayne […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shegay In Ciidanka Qaranku Amarkiisa Kula Wareeggay Saax-Dheer, Kana Hadlay Baaqa Beesha Caalamka.

Hargeysa 30/8/2014 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, Ayaa Sheegay In Amarkiisa Ay Ciidanka Qaranku Kula Wareeggeen Magaala Xuduuddeeda Saax-Dheer Oo Ciidanku Doraad Qabsaday Ka Dib Markii Cali Khaliif Galaydh Isku Dayay Inuu Xaflad Caleemo Saar Ku Qabsado. Ciidanka Qalabka Sida Ee Somaliland Oo Amarkayga Fulinaya Waxay Si Buuxda Ugu Guulaysteen Sugidda Amaanka Magaalo Xuduuddeeda(Saax-Dheer). […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dalka Senegal Oo Laga Helay Cudurka Dilaaga Ah Ee Ebola

Senegal  30/8/2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Senegal Ayaa Waxay Xaqiijisay Qofkii Ugu Horeeyey Dalkaasi Ee Uu Ku Dhoco Cudurka Ebola, Taasi Oo Ka Dhigaysa Senegal Waddankii Shanaad Ee Galbeedka Afrika Ku Yaala Ee Uu Gaaro Cudurkan Ebola.   Liberia-Na Waxay Sheegtay In Ay Xayiraada Ka Qaadi Doonto Xaafad Isku Raran Ah Oo Ay Karantiishay, Kaddib Markii Halkaas […]

Posted in Sports | Read More »

Wefti ka socda Jarmalka oo gaadhay Oo Uu Hor Kacayo Wasirka Beeraha Somaliland Ayaa Gaadhay Halka Dooxa Waaheen biyaha kaga darro Badda Berbera

Hargeisa 30/8/2014 (SDN/QJ) Wefti uu hogaaminayey Wasiirka Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedoole oo ay weheliyaan masuuliyiinta Gobolka Saaxil iyo Wefti ka socda dalka Jarmalka ayaa kormeer ku soo maray goobta uu dooxa Waaheen Badda kaga daro oo la rajaynayo in Biyo xidheen weyn laga sameeyo. Masuuliyiintan kala duwan ee socdaalka ku tagay Tuulada Faruura oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiyaha xisbiga UCID oo shaaciyay in dawlada Itoobiya ay ka baxday heshiiskii amniga ee ka dhexeeyay labada dal

Hageysa Aug 30,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa markii u horeysay ka dhawaajiyay sida ay dawlada Somaliland uga xuntahay in dawlada Itoobiya ay ka baxday heshiiskii dhinaca amniga ee u dhexeeyay labada dal. Hadalka Guddoomiyaha UCID ayaa imanaya ka dib kolkii dawlada Itoobiya ay tiraba dhawr jeer ka ogolaatay in kooxda […]

Posted in Uncategorized | Read More »