Home » 7:01 pm Entries posted on “August, 2014”

Wasaarada Duulisa Somaliland oo Sheegtay in la Dhamaystiray Terminal Cusub oo Madaarka Berbera loo sameeyay

Hargaysa 16.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda Duulista hawadda iyo gaadiidka cirka ee Somaliland waxay halkan kaga dhawaaqaysaa dhamays tirka dhismaha Terminalka cusub ee Madaarka Berbera International Airport. Dhismaha Terminalka oo mudo socday ayaa guud ahaanba la dhameeyey hawshiisa waxana maalintii shalay kormeer indho indhayn ah ku tagay Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo hawadda Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Gaas oo wadatashi la sameynaya Xildhibaanada federaalka ee ka soo jeeda Puntland

Garowe 16.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” ayaa maanta magaalada Garoowe kula kulmay xildhibaannada ka soo jeeda Puntland ee xubnaha ka ah baarlammaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Madaxweyne Gaas ayaa xildhibaannada uga mahad celiyey sida ay u aqbaleen codsigii looga dalbaday in ay yimaadaan Garoowe. Gaas ayaa intaas ku daray in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cunaqabatayn uu Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ku soo Rogay Ururka Daacish

New York 16.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa isku raacay in la sameeyo qaraar lagu sharaxayo sida loogu baahan yahay in cuna-qabateeno lagu soo rogo shakhsiyaadka ku lug yeesha inay ciidan u qoraan, dhaqaale iyo hubna siiyaan ama u dagaalamaan kooxaha xagjirka ah. Weriyayaasha ayaa sheegaya in tallaabadan looga gol leeyahay in lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Somaliland Maxay ka Tidhi Dagaalka ka Dhacay Balliga Diiriye Guuleed iyo Mudane Ku eedeeyay inay Dawladu Hurinayso Colaada labada beelood

Burco 16.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay dagaal shalay ka dhacay deegaanka Balliga Diirye Guuleed oo 18MT dhinaca Waqooyi ka xiga magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, dagaalkaas oo mid ka mid ah laba Beelood ee deegaankaas ku muransani ku qaadday Ciidan ka tirsasn Ciidanka Qaranka Somaliland oo kala dhex-fadhiyey labada Beelood, kaasoo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Khaatumo waa la la hadlayaa, oo waa dadkeeni way cabanayaan nina xoog laguma heysan karo,” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid

Hargaysa 16.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Kooxda nabad-diidka ah ee Khaatumo loo baahan yahay in la la sameeyo wada-hadal, si cabashadooda loo dhageysto, isla markaana waxa uu tilmaamay inay Somaliland marayso meeshii ugu khatarta badnayd. Faysal Cali waraabe oo  ka hadlay Munaasibad Xisbiga UCID ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wiil uu Adeer u ahaa Raysal Wasaarihii Hore Somalia oo Telefishanka CBC Ku Sheegay in lagu Dilay Ciraaq

Baghdad 16.Aug 2014 (SDN/QJ)- Warar lagu soo daabacay Baraha ay Internetka ku leeyihiin Kooxaha Jihaad doonka ee Dalka Iraq ayaa lagu sheegay in Farax Maxamed Shirdon lagu dilay Dagaal ka dhacay dalkaasi. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Canada, ayaa sheegtay in ay ka warhayso in Faarax Maxamed Shirdon, oo ah Wiil uu adeer u yahay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ilaahay Dartii Nagala Qeyb-qaado Arrintan Argagaxa Leh

Anigoo Rashiid Sulub Caalin ah, degan Hargeysa, islamarkaana 30-kii sannadood ee u dambeeyey laygu bartay inaan ka shaqeeyo hawlo samafal, dhowaana markay hawlahaasi igu bateen aan goostay inaan kuwa ugu dhib badan, ee ay soomaalidu tidhaahdo ‘looma-ooyaanka’ aan gargaar u fidiyo inta karaankayga ah, sidaas daraadeed Waxaan soo ban-dhigayaa kana codsanayaa arrin argagax igu abuurtay, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prof Galaydh oo Daboolka ka Qaaday War Cusub oo uu ku Sheegay inuu Is Casilay

Saax dheer 16.Aug 2014 (SDN/QJ)- Cali Khaliif Galaydh oo maalintii khamiistii ee ay nu soo dhaafnay  tuulada Saaxdheer ee gobolka Sool loogu doortay Madaxweynaha kooxda la baxday Khaatumo State,ayaa guushii doorashadiisa  maalin ka dib  ku dhawaaqay is-casilaadisa. Cali Khaliif Galaydh oo intaan khamiistii dorraad loo dooran Madawynaha kooxda Khaatumo State,ayaa wuxuu  ahaa mudane ka tirsan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Somalia oo soo dhawaysay Hawlgalada Hub ka dhigista ee Muqdisho ka Socda

Muqdisho 16.Aug 2014 (SDN/QJ)- Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay howlgallada hub-ka-dhigista ah ee ka socda qeybo ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir. War-murtiyeed laga soo saaray shir aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen xubnaha golaha wasiirrada oo uu shir guddoominayay raysul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa lagu soo dhoweeyay howlgallada ammaanka ee ka socda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Guddoomiyihii Gobolka Shabeeladda Dhexe Xilkii Ka Qaaday Mid Cusubna U Magacaabay

Muqdisho:Aug,16,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh ayaa Digreeto xilkii kaga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Shabeelaha Dhexe Cabdi Jinow Calasow. Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa waxaa  ay u qornayd sidatan: “Markii uu arkay Madaxweynaha Soomaaliya Qodobada kala ah, 87-aad, 90-aad iyo 99-aad ee Dastuurka Dalka, markuu arkay Sharcigii soo baxay Agoosto 2013-dii, Markuu arkay in ay dhamaatay Mudadii […]

Posted in Uncategorized | Read More »