Home » 4:00 am
Entries posted on “August, 2014”
Hargaysa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee JSL ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari gacan ku dhiigle ah oo hore u dilay qof rayid ah. Go’aanka Xukunka Maxakamadda oo nuqul ka mid ah la soo gaadhsiiyey Shabakada Qurbejoog.com uuna ku saxiixan yahay garsooraha Maxkamada sare ee Ciidamada Qalabka sida Gaashaanle sare Maxamed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Aug,17,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka Hadlay Doorashada Madaxtinimo ee Cali Khaliif Galaydh oo sheegay inuu Noqday Madaxweynaha Khaatumo. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inaanay wax la aqbali karo ahayn in Cali khaliif uu qori dab leh kula dhex wareego bulshada walaalaha ee Somaliland ku wada Nool, isagoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Aug,17,2014(SDN/QJ)-Warar sheegaya in Xukuumadda Kenya ay si weyn uga Cadhootay dhiggeeda Somalia, isla-markaana ay Xidhiidh dhaw la samaysatay Maamulka Jubba, ayaa waxa Baahisay Warbaahinta Dalka Kenya kasoo Baxda. Wargeyska The Star ee kasoo baxa dalka Kenya oo soo xiganaya mas’uul ka tirsan wasaaradda arrimaha dibbadda Kenya ayaa ku waramaya in xukuumadda Nairobi ay ku eedeysay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Saylac:Aug,17,2014(SDN/QJ)-Dawladda Dalka Turkiga ayaa mucaawimooyin kala duwan gaadhsiisay Shacabka ku dhaqan Deegaanka Gobolka Salal iyo xeebihiisa oo ah Goob uu Turkigu ku Lahaa Taariikh Soo Jireen ah. Mucaawimaddan ayaa waxa Keentay Safaaradda Dalka Turkigu ku leeyahay Magaalada Djibouti, waxana Gaadiid Tiro badan oo Mucaawimadan ku rarani kasoo gudbeen Xuduudda dalka Djibouti oo iyadu wali iska […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargyeysa Aug 16,2014(SDN/QJ)-Ku-xigeenka duqa magaalada Hargeysa Cabdicasiis Cagaweyne ayaa manta arooskiisu uu ka dhacay Hotelka Ambassador ee magaalada Hargeysa. Arooska ku-xigeenka duqa magaalada Hargeysa ayaa noqday ka uGu hadal heynta badnaa magaalada Hargeysa sanadihii ina dhaafay. HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA ARODKA CABDICASIIS CAGAWEYNE SDN/QJ-Hargesa contact@qurbejoog.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 16,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee uUCID Md Faysal Cali Waraabe ayaa dalka France u magacaabay masuuliyiin xisbiga dalkaa uga hawlgeli doona, qoraalka lagu magacaabay labadan masuul ayaa sidan u qornaa: Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Magacaabo Xilalka Banaan ee xisbaga waxa uu manta oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 16,2014(SDN/QJ)-Xukuumada Somaliland ee uu Madaxweyne Siilaanyo hogaanka uyahey ayaa bilowdey inay Laficiltanto Fanaaniinta Xidigaha Geeska kuwaas oo ah faniin ku adag qaranimada iyo Jiritaanka Somaliland. Waxa maanta deegaanka Saax-dheer oo katirsan gobolka laascaanood lagu doortey madaxweyne Cusub oo ay caleemo saareen kooxda maleeshiyada ah ee KHAATUMO . Xukuumadan ayaa ku foogan in ay umadeeda iyo shacbigii Somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somalia for the second time has pulled out of a long-awaited deal to repatriate more than half a million Somali refugees, and Kenya is now considering dealing with the administration of the Jubaland region. The tripartite commission was to be launched yesterday but the Somalia delegation failed to “show commitment” to the process, hence, cancellation […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somaliland waa dal nabad ah isla markaana dimuqraadi ah oo leh dhamaan hay’addo dawli oo dastuuri ah iyo kuwa shacbiga ee ururada bulshadda. Waxa dalka aasaaskiisa dhaqaale yahay suuqa xorta ah, waxa kale oo seddex iyo labaatan kii sano ee u dambeeyey si toosa uga shaqeyneysey saxaafada madaxabanaan, cabirka iyo rayiga dadweynuhuna waxa uu ahaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, 16, August, 2014… Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shir aan caadi ahayn oo shir gudoominayey Ra’iiusl Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed, waxaa sidoo kale kulanka ka soo qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamud. Kulanka oo looga hadlayey ariimaha amniga iyo xaaladihii ugu danbeeyey […]
Posted in Uncategorized | Read More »