Home » 4:40 am
Entries posted on “August, 2014”
Nairobi:Aug,17,2014(SDN/QJ)-Xilli uu sii xoogaysanayo Xawaaraha uu ku socdo Cudurka Ebola, ayaa waxa soo Badanaya Dalalka joojinaya Duulimaadyada ka imana Dalalka Galbeedka Afrika oo ah Meeshii cudurkani ka dillaacay. Shirkadaha diyaaraha ee Iska joojiyey tegitaankii Galbeedka Afrika, ayaa waxa ugu dambeeyey Shirkadda Kenyan Airways oo soo saartay war ah inay joojisay duulimaadyadii ay Dalalkaas ku tegi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Aug,17,2014(SDN/QJ)-Ilaa iyo Haatan inta la Ogyahay Saddex Qof ayaa dhimatay Toddoba kalena waxa soo gaadhay Dhaawac kadib markii ay soo duntay Garbo ama Kaawo laga qodayey Dhagaxa dhismaha loo adeegsado. Kaawada Duntay oo ku Taallay Agagaarka Magaalada Muqdisho, ayaa dadka ku waxyeeloobay ay ahaayeen shakhsiyaadkii noloshooda kala soo bixi jirey Qodiska ciidda iyo dhagaxa, kuwaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Parlini 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Curveball ama Rafid Ahmed Alwan Al-Janabi waa nin Ciraaqi ah 1999 ayuu Jarmalka iska dhiibay, sida dhacdo badanaa, dacwadiisii uu ku doonaayay Magangalyada ayuu ka been sheegay, been aad u weyn oo ah in uu yahay Injineer, kana soo shaqeeyay Sadaam Xuseen meesha uu Hubka Halista ah ee Nuclear-ka ku abuuro, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha ARAB Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa ku baaqay in Ciidamada ay xukuumadu geysay deegaanka Bali-Diiriye Guuleed ay ka saarto,isla markaana laga shaqeeyo umadda nabadgelyadeeda. Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax waxa uu sidaa ku sheegay shir-jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Hargeysa. Suldaan Cumar Suldaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha gudiga Joogtada ah ee golalaha Wakiiladda Somaliland Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa,ayaa Xukuumadda Somaliland ka dalbaday in ay si deg deg ah ugu soo gudbiso golaha wakiiladda Somaliland xeerka gudiga doorashooyinka Qaranka. Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa waxaa uu tilmaamay in xeerka gudiga Dooradhooyinka Qaranku in uu yahay mid muhiimadiisa leh isal markaana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Aug,17,2014(SDN/QJ)-Waxa Magaalada Muqdisho ka socda Hawlgallo Ballaadhan oo Hubka lagaga dhigayo Qabqablayaal dagaal ooh ore iyo Rag xilal hore kasoo qabtay Dawladihii kala dambeeyey ee Somalia oo Aqalladooda ku Haysta Hub iyo Maleshiyo ay gaar u leeyihiin. Hubka dhigista socota oo keentay dhimasho iyo dhaawac badan, ayaa la sheegayaa inaan loo sinayn, isla-markaana aan wada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Tirada Qurbo-joogta dalka ku soo noqday ayaa sanadkan ka badan sanadihii hore, sida waxa xaqiijiyay Sarkaal ka hawl-gala Madaarada dadku ka soo degaan ee Somaliland. Madaxtooyada Somaliland ayaa Munaasibad casho sharaf u sameysay qurbo-joogta dalka ku sugan, taasoo lagu qabtay hudheel weyn oo ku yaalla Magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha Xisbiga talada haya […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud QM u qaabilsan arrimaha Somalia Danjire Nichalos Key ayaa lagu wadaa maanta inuu magalo madaxda Puntland ee Garowe kulan kula yeesho Isimadda Puntand intooda ku sugan magalada Garowe. Kulankan uu Kay Waxgaradka Puntland la qaadanayo ayaan wax badan laga ogayn iyo sababaha keenay inuu la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Dowlada Federaalka Somalia ayaa markii Labaad ka baxdey heshiis la damacsanaa in dib loogu celiyo 500,000 oo Somali ah kuwaasoo qaxooti ku jooga dalka Kenya, sidaas waxaa sheegey saraakiil ka tirsan Wasarada arrimaha dibada Kenya. Kulan arinkaan looga wadaxaajoon lahaa ayaa la baajiyey maalintii shaley kadib markii waftigii ka socdey dowlada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,17,August 2014,(SDN/QJ)- Mac-hadka Faafinta Islaamka ee ka hawlgala Somaliland ayaa kulan-diimeed u qabtay in ka badan 150 dhalinyada reer Hargeysa. Kulankaas oo lagu qabtay hotel Shiraaqle ee Magaalada Hargeysa. Kulankan ayaa dhaliyarada lagaga wacyi geliyay arimaha ka soo horjeeda diinteena suuban ee ay ka mid yihiin tahriibta, Waalid caasiga, isqarxinta iyo akhlaaq xumada ka soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »