Home » 1:09 pm
Entries posted on “August, 2014”
Hargeisa 17/8/2014 (SDN/QJ) ururka dhaqaalayanka somaliland o laga furay magaalada hargeisa iyo wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka somaliland sacad cali shire oo gudoomiye looga dhigay ururkani ayaa inta badan ka kooban dhaqalayanka somaliland ee ka soo baxay jaaamcadaha somaliland Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Joog Concat@somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Boorama 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somalilad Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka ka qeybgalay dufcadii 13aad ee ka qalin-jabisay Jaamacada Camuud ee Gobolka Awdal. Weftiga madaxweynaha ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Boorame, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey Maamulka heer gobol iyo mid degmaba. Kadib waxa uu Madaxweynaha Somaliland uu u gudbay Xarunta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis ababa 17.Aug 2014 (SDN/QJ)- Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Mas’uuliyiin kale oo ka Tirsan Somaliland ayaa Magaalada Addis ababa Gaar ahaan Hoolka Shirarka ee Ururka Midowga Afrika waxay kaga qayb galeen Madal ay ku qallin jebinayeen arday ka baxday Jaamacada New Generation faraceeda Caasimada hargaysa. Addis Ababa SDN/QJ […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa Aug 17,2014(SDN/QJ)-Kooxda Fanaaniinta ah ee Xiddigaha Geeska ayaa guud ahaanba tvga qaranka SLNTV laga joojiyey heesahoodii taasi oo ugu horeynba bandhig Faneedkii fanaaniinta Jabuuti ay hargeysa ka dhigaysey oo uu Fanaanka Maxamed Siciid BK ku jiray Xayeysiis ay diideen Agaasimaha guud ee warfaafinta iyo Maareeyaha tv-ga Qaranka Somalind taasi oo aan lagaraneyn sababta ay ucuskadeen . […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 17,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile ayaa qoraal waano ah u diray dhinacyada isku haya baliga Diiriye ee gobolka Togdheer. qoraalka Xildhibaan Qabile ayaa sidan u dhignaa: BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM WASALI WASALIM WA BAARIK CALAA MUXAMADIL AMIIN, WA AALIHII WA SAXBIHII . Islaamka waxa astaamahooda ka mid ah in uu xor yahey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa August-16-2014 (SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa markii u horaysay ka hadlay Aragtidiisa ku aadan Muranka dhuleed ee u dhexeeya Beelaha Cabdalle Arab iyo Habarjeclo ee Degaanka Diiriye Guuleed.Waxa uu xukumadda ku dhaliilay inaanay dadkii ehelka u ahaa xalinta khilaafkaasi u marin, isagoo sheegay inay ahayd in Wasiirka daakhiliga iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaa August 15, 2014, lagu qabtay magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota xaflad wayn ee ay dad badani ka soo qaybgaleen. Xafladaas oo ay soo abaabuleen dad ka mida jaaliyada Banaadiriga, ee uu ka mid yahay jilaaga, heesaaga caanka ah ee loo yaqaano Shariif Jeek. Xafladaan oo ka duwanayd xafladaha kale ee lagu qabto magaalada Minneapolis, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 17/8/2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI iyo dhiggiisa xisbal-xaakimka talada haya ee KULMIYE – Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbado miisaan leh oo isugu jira garnaqsi ku saabsan qaddiyadda madaxbannaanida Somaliland iyo dalabyo culus ka jeediyey kulan ka dhacay xarunta Midowga Afrika […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London August 17, 2014 (SDN/QJ/)warar aan ka helay ilo xogagaal oo shabakada wararka ee qurbejoog ayaa waxa la xaqijiyey in xubno wasiiro oo ka tisran xukumada somaliland ay ku soo fool leyahiin wadankan Uk wasaaradiisa arimaha dibada taas oo loga hadlayo arimaha amniga ee somaliland ,xubanhan oo ka gaabsaday magacooda ayaa waxay shegeen in ujeeda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 17Aug14(SDN/QJ) Sheeko Naxdin leh Aabo Soomaliyeed oo Caruurtiisa laga Qaday oo uu idin tabinayo Baraamijka XULASHADA TODOBAADKA Wariye Mustafe Shaafi Daawasho Wacan Abahan Soomaliyeed oo sheeko naxdin leh ka shekeenaya wana aabo ku dhiiraday inuu ka sheekeeyo waxyaalo qarsoon daawasho wacan
Posted in Uncategorized | Read More »