Home » 10:31 am
Entries posted on “August, 2014”
Burco 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wararka aan ka helayno magaalo Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ayaa sheegaya in uu saaka mudaharaad ka dhacayo magaalada gudaheeda Mudaharaadkan ayaa ka dhashay markii la xidhay odayaal ka soo jeeda beesha Cabdale Arab oo iyagu diiday go’aamadii ay soo saareen wafdigii wasiirada ahaa ee xukuumadu udirtay xalinta khilaaf labada beelood […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The following is the UCID statement on the forthcoming meeting between the governments of Republic of Somaliland and that of the Federal Republic of Somalia-proper: 1. The UCID party acknowledges the magnitude of the forthcoming meeting between the government of the Republic of Somaliland and that of the Federal Republic of Somalia-proper, where the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ankara:Aug,18,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Cusub ee Dalka Turkiga Rajeb Tayib Erdogan, ayaa dunida si weyn looga Hadal hayaa wax qabadyo layaab leh oo uu dalkiisa ka hirgeliyey muddooyinkii uu Ra’isal wasaaraha ka ahaa dalkaasi. Erdogan ayaa noqday hoggaamiye aan wax qabadkiisa la iska indho tiri Karin, isla-markaana dhiirranaan iyo hal adagynimo ku caan ah, waxana uu baal dahab […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Atens:Aug,18,2014(SDN/QJ)-Muhaajiriin Tiradoodu gaadhayso 65-qof oo u badan somali ayaa ay ciidanka ilaalada Xeebaha Dalka Giriigu gacanta ku dhigeen. Dadkan ayaa la sheegay inay ka yimaadeen dhinaca Turiga, isal-markaana ay beegsanayeen gelitaanka Dalka Giriiga oo isagu marin u ah dadka doonaya inay Galaan Galbeedka Yurub. Warbaahinta dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Ilaaladda Xeebaha u gurmadeen dooni […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London:Aug,18,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayso warbaahinta Dalka Brtain, waxa xabsiga la dhigay Wiil ay walaalo yihiin orodyahanka soomaaliyeed ee Mo Farax, kaas oo lagu eedeeyey inuu gacan-dhaaf sameeyey. Warbixin lagu qoray Wargeyska The Daily Mirror ee ka soo baxa magaalladda London ayaa lagu sheegay in Orodyahanka caanka ee Mo Farah walaalkiis oo lagu magacaabo Omar farx la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Eldoret:Aug,18,2014(SDN/QJ)-Ilaa iyo Haatan inta la Ogyahay 6 qof ayaa dhimatay tira kalana way ku dhaawacantay wadada isku xidha Nakuru iyo Eldoret ka dib markii uu dab qabsaday gaadhi booyad ahaa oo shidaal sidday . Dadak dhintay ayaa waxa ay shidaal ka dhuranayeen gaadhi booyad ah oo gooobta shil ku galay Isla-markaana guddoomay markaasi oo shidaalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 18.Aug 2014 Akaadimayada nabada iyo horumarka Somaliland ayaa Maalintii Shalay hotel maansoor waxa ay ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan doorashooyinka somaliland. Dood Cilmiyeedkan oo qorshuhu ahaa inay Si Wada Jir ah uga qayb qaataan Komiishanka Doorashooyinka,Sadexda Xisbi Qaran iyo Xukuumada ayaa Waxaan ka soo Xaadirin Madashii dooda Xukuumada iyo Xisbiga ay ka dhalatay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Shalay magaaladda Borama kaga qayb galay xaflada qalin jabinta Dufacaddii 13 aad ee ka baxda Jaamacada Camuud ,Kuwaas oo ka koobanaa 621 Arday, kuwaas oo ka baxay 12 Kuliyadood oo Ka Tirsan Jaamacada Camuud . Gudoomiyaha Jamaacada Camuud ayaa Madaxweynaha Warbixin Kooban Siiyay Markaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa Tilmaan ka Bixiyay Sida ay ku Qabsoomi karaan Lbada doorasho ee Wakiilada iyo Madaxtooyada oo labaduba ku Mudaysan Sannadka soo Socda ee 2015ka . Qoraal dheer oo uu arrintaas dhinacyo badan kaga eegayo Isla markaana uu ku faafiyay Barta uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye iyo Wefti Weheliya ayaa Kormeer Shaqo oo Xadhiga kaga jarayay Xarumo dhinaca Xanaanaynta Hooyada iyo Dhalaanka ah ku tagay Deegaanka Ceel Sheekh iyo Bula xaar . Ceel Sheekh ayaa ahayd Deegaan ka aradan dhamaanba adeegyada Caafimaad isla markaana aan ilaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »