Home » 2:31 am Entries posted on “August, 2014”

Ra’iisul W. Cabdiwali oo caawa kulan xog waraysi ah la yeeshay Agaasimayaasha Warbaahinta Madaxa Banaan

Muqdisho, Aug 19 , 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa caawa kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee warbaahinta ka howlgasha magaalada Muqdisho, Kulanka ayaa waxaa ku wehliyay Ra’iisul Wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta. Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiirka Beeraha, iyadoo lagu casuumay agaasimayaasha warbaahinta gudaha dalka iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Barcelona oo 6-0 Ku Calashatey Leon Fc Iyo Xiddigii Reer Brazil Neymar oo Soo Rogaal Celiyey ee (DAAWO) Goolasha Quruxda Badan ee La Isweydaarsadey.By Jaahuur.

Galatan-Mexico-18-Aug-2014-(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo Mexico ciyaartii saxiibtinimada ahayd ee dhexmartey naadiga Barcelona iyo naadiga Leon Fc oo runtii ahayd ciyaar aad u xiiso badneyd. Ciyaartan oo aad u xiisa badneyd ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne kor u dhaafey 72-000 kun oo u badnaa reer Mexico . Haddaba naadiyaasha ka […]

Posted in Sports | Read More »

Dhacdo Naxdin Leh: Xaafadaha Sheedaha iyo Siinay ee Hargaysa oo laba Nin oo Dhallinyaro ahi Xalay iyo Saaka ay isku daldaleen

Hargaysa 18.Aug 2014 (SDN/QJ)-Waxa Saaka iyo xalay  magalada Hargeysa lagu waa bariistay dhacdooyin isku mid ah oo walaac iyo layaab ku noqday dad waynaha magalada Hargeysa. Dhacdooyinkaasi oo ahaa in ay laba nin oo dhalinyaro ah ay isku dal-daleen xaafado ka mid ah magalada Hargeysa Gaar ahaan sheedaha iyo Siinay. in kasta oo aan u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Khaatumo oo Kulan lagu Taageerayay Maanta Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Kulan lagu taageerayo hoggaanka cusub ee maamulka Khaatumo ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay xubno ka tirsan baarlammaanka federaalka ah ee Soomaaliya, siyaasiyiin, odayaal dhaqameed, culimmaa’uddiin, fannaaniin iyo marti sharaf kale. Cali Jamac Jangali oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in lagu guulaystay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cabdi Weli Gaas iyo Ku Xigeenkiisa oo Weli ku Dawakhsan Waxay ka Yeelayaan Dawlada Federaalka Somalia

Garowe 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha dowadda Puntland Prof: Cabdiwali Maxmaed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa ayaa ilaa saaka waxa uu madaxtooyadda kula shirayaa Xildhibaanadii uu Baarlamaanka DF Puntland uga jiray iyo gudoomiyaha guddiga dib u eegista dastuurka qabyadda ah ee dalka Marwo Caasho Geelle Diiriye. Inkastoo uu shirku wali socda hadana wararka laga helayo madaxtoyadda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan Nac Nac iyo Maamulka Gobolka Togdheer Siday uga Hadleen Mudaharaadkii Maanta Ruxay Burco DAAWO

Burco 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye iyo Xildhibaan Axmed Diiriye (Nacnac), ayaa ka hadlay Muddaharaad maanta gilgilay magaalada Burco ee xarunta gobolkaas, kaasoo lagaga soo horjeeday Odayaal Dhaqameed ka soo jeeda Beesha Cabdalla Arab oo xalay Xabsiga magaaladaas loo taxaabay, ka dib markii ay ku gacan-saydheen aqbalaadda go’aan ay soo jeediyeen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan Ka Daawo : Somaliland Oo Meeqaamki Ugu Hooseeyey Ku Soo Dhawaysay Danjire Nickalo key

Hargeisa 18/8/2014 (SDN/QJ)- Wakiilka Gaarka ah ee  Qaramada midoobay u qaabilsan Somalia iyo Somaliland ayaa maanta soo gaadhay xarunta Somaliland ee magaalada Hargeisa ka dib martri qaad uu ka helay xukumada Madaxweyne Siilaanyo. Danjiraha Waxaa Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal ku soo dhaweeyay Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Danjire Nicholas Kay oo Caasimada Hargaysa soo Gaadhay iyo Balanqaad uu sameeyay

Hargaysa 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa maanta oo Isniin ah booqasho rasmi ah ku yimi magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxaanu ballan-qaaday inay Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysaa taageeri doonto hormarka iyo nabadgelyada Somaliland ka jira. Waxa sidaa lagu faahfaahiyey War-Saxaafadeed Qoraal […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Isbar-bar Dhiga Tacabka Laba Aqoon-yahan Oo Ka Soo kala Jeeda Labada Daraf Ee Somaliland Faallo: Cumar M.Faarax

Hargaysa 18.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Jaamacadda Cammuud  Prof. Saleebaan Axmed Guulleed iyo Prof. Cali Khaliif Galaydh oo ah laba aqoon-yahan oo isku gedo ah, kana soo kala jeeda Beelaha labadda daraf ee galbeedka iyo barriga Somaliland ayaa ah qaar farqi weyni u dhaxeeyo  siday uga faa’iideeyeen aqoontoodii isla markaana ay bulshadooda wax ugu qabteen. Labadan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Yaa Kale Halyeyga Mo Farah oo Arbacuuntey Biladda Dahabka 5000m(European Athletics Championships 2014 Zurich) DAAWO) By Jaahuur.

Zurich-18-Aug-2014(SDN/QJ) Asxaabtaay aynu u diga rogono xagaa iyo Zurich oo ku eegeyno geesiga faraha lagaga gubtey ee Mo Farah oo ku guuleystey Biladda Dahabka orodka 5000m (European Athletics Championships 2014 Zurch) ee daawasho wacan. jjaahuur@qurbejoog.com.

Posted in Sports | Read More »