Home » 12:36 pm Entries posted on “August, 2014”

Kulan Albaabadu U Xidhnayeen Oo Nicholas Kay Layeeshay Shirguddoonka Baarlamaanka Somaliland Iyo Ujeedada Uu Kulan Kani Daarnaa

  Hargaysa 19/8/2014 (SDN/QJ)Ergayga Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya Nicholas Kay ayaa maanta Kulamo Albaabadu u xidhnayeen La yeeshay Shirguddoonka golaha wakiilada iyo Guurtida somaliland. Kulan kaasi ayaa markii uu soo dhamaaday waxa si wada jir a uga warbixiyay Guddoomiyaha Golaha wakiilada Iyo Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha Guurtida somaliland. Guddoomiye ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirrada Madaxweyne Siilaanyo Oo Safaf Dhaadheer Ugu Jira Casuumadda Dhaantayahanno Jig-jiga Kasoo Ciyaar Guday iyo Xidigaha Geeska Oo La Karantiimeeyey

Hargeysa:Aug,19,2014(SDN/QJ)-Wasiirrada ku jira Xukuumadda madaweyne Siilaanyo ayaa safaf dhaadheer ugu jira casuumidda iyo la-tamashlaynta Fannaaniin kasoo ciyaar guday deegaanka Kililka shanaad ee Ethiopia. Fannaaniintan oo muddo Toddobaad ah ku sugan Magaalada Hargeysa, isla-markaana ay xukuumaddu si gaar ah usoo casuuntay, ayaa munaasibado kala duwan ku  qabtay Huteello waaweyn, waxana ay dhaantooyin u badan Ammaanta Madaxweyne […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:XALKA IYO DAWADA QABIILKA SH MUSTAFE XAAJI ISMAACIL HAARUUN

Hargeysa Aug 19,2014(SDN/QJ)-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaciil Haaruun ayaa waxa uu muxaadiro uu jeediyay uu uga waramayaa cudurka qabyaalada iyo xalkiisa diiniga ah ee looga bogsiinkaro bulshada. Sheekh Mustafe XAAJI Haaruun ayaa muxaadirada ka sii daayay TVga Somali Channel isla markaana si qoto dheer uga waramay xalkaa qabiilka oo ah mid dilooday Soomaalida meel kasta oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Miisanka Madbacada Qaranka (State Printing Agency) iyo Moogananta Maamulka ka Jira

Madbacada qaranku waa hayad kamida hayadaha madaxa banaan ee dawlada (Independent agency) waxa lagu aasaasay 1997kii wareegto madaxweyne (Presidential Degree No: 02/97) iyadoo waajibaadkeedu (Mandate) yahay daabacaada dhamaan dhokomentiyada kala duwan ee waaxaha qaranka si loo xafido loona kaydiyo tixraaca dhamaan adeega daabacaadeed ee xaasaasiga ah (Security of Sensitive Printing) ee hayadaha kala duwan ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UnitedNations Meddling Threatens Somaliland Sovereignty

This week, the Special Representativeof the UN Secretary-General for Somalia, Ambassador Nicolas Kay, will visit Somaliland, for talks with the Somalilandgovernment. The reason Somaliland’s Foreign Minister, Mohamed Yonis, gave Kay’svisit was “how Somaliland can get access to humanitarian and developmentaid…” But the United Nations is using aid as a ploy tobring Somaliland under its control. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: marking one year in Puntland, UN pledges state-building support

At a ceremony marking its first year in Puntland, the United Nations mission in Somalia today pledged its continued support as the country looks ahead to beginning the process of federalism aimed at building a stronger, more united Somalia. In Garowe, the State Capital of Puntland, the head of the UN Assistance Mission in Somalia […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Suspected Somali militia free 20 kidnapped Kenyans in Mandera

MANDERA (Xinhua) — More than 20 people were released hours after being taken hostage by suspected Somali militiamen in Mandera town, northern Kenyan border. Local government officials said militia men are believed to be from Somalia ambushed a vehicle ferrying quarry workers from Arabia to Mandera town at around midday, before droving them toward Somalia […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xubno Ka Tirsan Qoyska Boqortooyada Sucuudiga Oo Faransiiska Dhexdiida Lagaga Dhacay Lacag Gaadhaysa $335.000-Dollar

Paris:Aug,19,2014(SDN/QJ)-Gawaadhi gelibinaysay Xubno ka tirsan Qoyska Boqortooyada sucuudiga, ayaa dhac xooggan loogu geystay Gudaha dalka Faransiiska. Shufto Budhcad ah oo si aad ah u hubeysan ayaa qafaashay gaadiidkii waday qoyska kasoo jeeda Boqortooyada Sucuudiga oo laga dhacay lacag gaadheysa $335.000 (sadex boqol iyo sodon iyo shan kun oo dollar) iyo waliba qoraalo xasaasi ah. Weerarkan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali pirate leader arrested in Mogadishu on piracy related charges

MOGADISHU, Somalia (AP) — A Somali police official says security forces arrested a senior pirate commander in Mogadishu. Capt. Mohamed Hussein said Monday that Mohamed Garfanji, considered to be the second-ranking leader of Somalia’s pirate industry, was arrested in Mogadishu Sunday for possessing illegal arms and other charges related to piracy. Garfanji is the second […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Warbaahinta Muqdisho Oo Madaxtooyada Lagula Shiray, Xilli Dhigooda Somaliland Xarumahoodii Xukuumaddu U Beddeshay Saldhigyo Ciidan

Muqdisho:Aug,19,2014(SDN/QJ)-Hormoodka Warbaahinta ka Hawlgasha Caasimadda Muqdisho iyo Nawaaxigeeda, ayaa  Habeenkii  xalay ahaa shir kula lahaa Villa Somalia Ra’isal wasaare Cabdi sheikh si loo xalliyo Xurgufta soo kala dhex gashay  iyaga iyo Xukuumadda. Kulanka ayaa waxaa ku weheliyay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta, Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiirka Beeraha, iyadoo lagu casuumay agaasimayaasha […]

Posted in Uncategorized | Read More »