Home » 3:55 am
Entries posted on “August, 2014”
Hargeysa:Aug,20,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa Haweenay Sharciga Dawladnimada Hore uga Hortimi u adeegsatay inay faafiso oo ku Celceliso Waxqabad ay xukuumaddu aaminsan tahay in sheegitstiisa shacabku baal ka dhaafeen. Xukuumaddu waxa ay Agaasimaha Samafalka Wasaaradda Dib-u-dejinta Aamina Maxamuud Diiriye oo hore uga soo horjeedsatay Digreeto madaxweyne oo wasaaradda Dib u dejinta lagu hoos geeyey maalintii shalay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Spain-20-Aug-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Spain iyo ciyaar xiisa leh oo dhexmartey labada naadi ee isku magaalada ah (Madrid) waa Real Madrid iyo Real Atletico. Ciyaartan oo aad u xiisa badneyd ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne oo aan la soo koobi kareyn cagacageynayana 70,000 iyo dabacan taageerayaasha waraabowga qaba ee […]
Posted in Sports | Read More »
His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed chaired an assembly with representatives of the Somali media last night alongside Deputy Prime Minister Ridwan Hersi Mohamed and the Minister of Information Mustaf Sh. Ali Dhuhulow. H.E Abdiweli Sheikh Ahmed commanded the efforts of the media and discussed the future of Somalia led by various members within the nation. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis-Ababa. 19, August, 2014..Ra’iisul Wasaaraha Xuuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed iyo wafti uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka mudane Cabdullahi Godax Bare, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiiri galinta Maalgashiga mudane Cabdiraxman Ducaale Bayleh iyo Gudoomiyaha Hay’ada Qaxootiga iyo Barakacayaasha mudane Axmed-Daahir Cabdikarin Nuur, ayaa galabta soo gaaray […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, Augsut, 19 ,2014(SDN/QJ0-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu daahfurayey ololaha dardargalinta yareynta halista dhimashada Hooyada iyo Dhallaanka Soomaaliyeed xiliga umusha, waxaana iska kaashaday Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya iyo Hay’addo Caalami ah. Munaasabadaan ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda, dhakhaatiir, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 19/8/2014(SDN/QJ)shir balalaran oo ay isagu yimadeen bulshada qaybaheeda kala duwan ee ku dhaqan wadankan Uk waxa ku qabsoomay galbeedka London shirakn oo shirwaynahii SSUK ,Jaaliyada Somailand ee Uk oo lagu dooranayey hogaanka cusub ee Jaaliyada iyo hogaankii hore oo lagu soo bandhigay waxqabadkoodii waxa ka soo qayb galay marti sharaf ka socota qaybaha kala […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada Burco ayaa shalay banaanbax cabsho ah ka dhigay gudaha Magaaladda Burco, waxaana banaan baxooda kala dareeriyay ciidamada Booliska oo rasaas ridayay kuwaas oo aanay cidina waxba ku noqon. Dadweynahan oo iskugu jiray Haween iyo Dhalinayro ayaa cabashadooda kaga soo horjeeday xadhig Xukuumadu habeen hore […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xukuummadda Somaliland,ayaa markii ugu horraysay soo saartay qdobbo lagu dhawrayo xuquuqda madaxdhaqameedka Somaliland,waxaana lagu tilmaamay qodobada dhawrista xuquuqda madaxdhaqameedka in ay u yuhiin lagama maarmaan gudashada waajibaadkooda shaqo ee ay bulshada u hayaan. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa maamta wareegto ka soo saaray Xushmaynta iyo qadarinta Madaxdhaqameedka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 19/8/2014 (SDN/QJ) Danjiraha Qaramada Midawbay U qaabilsan Somaliya Iyo Somaliland Nickalkey Aayaa Maanta Kulan Kula qaatay Qasriga Madaxtooyada madaxawynaha Jamhiiriya Soamlialnd Axamed Maxamed Maxamud (siilanyo) Ku Xigenkisa iyo Xubno Ka Tirsan Golahisa Wasiirada Kulankasi Oo saxafadu Dibad Joog Ka aahyd Aaya markii laga soo baxay Ay Lahadlen Saxafada #halkan #ka #daawo kudbadii Hargeisa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 19.Aug 2014 (SDN/QJ)- Tan Iyo Intii La,Riday Rajiimkii Milliteriga aha ee Maxamed Siyaad Barre sannadkii1991 , isla markaana Shacbigii Gobolladii woqooyi go’aansadeen Gooni_Isutaaga iyo madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland. Intii ka dambaysay burburkii Dawladdi Somalia, waxaa ilaa hadda ka taagan Fawdo siyaasadeed, dagaallo hubaysan, budhcad badeednimo Iyo xagjirnimo xagga kooxaha diimaha, oo dhammaan sababay macaluul joogto […]
Posted in Uncategorized | Read More »