Home » 2:11 pm Entries posted on “August, 2014”

Maxsuulka Ka Soo Baxay Shir ay Lahaayeen Madaxda Sare ee Punt land iyo Xildhibaanada Federaalka uga Jira oo Qodobo ka soo baxeen

Garowe 20.Aug 2014 (SDN/QJ)- Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay kulan ay halkaas ku lahaayeen xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Puntland iyo madaxda maamulka. Sida uu sheegayo Weriyahayaga ku sugan  magaalada Garoowe ayaa ku soo warramaya in kulanka xubnaha xildhibaannada ay  la yeesheen madaxda Puntland laga soo saaray qodobbo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wefti ka Socda Imaaraadka Carabta oo Maanta Booqasho ku tagay Magaalada Kismaayo

Kismaayo 20.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wafdi uu hoggaaminayo safiirka dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mohamed Ahmed Othman ayaa maanta gaaray degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Danjire Mohamed iyo wafdigiisa ayaa kulamo waxay la qaateen hoggaamiyaha maamulka KMG Jubba, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulkiisa. Ujeeddada wafdiga ayaa la xiriirta fulinta mashaariic […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Agabkii Idaacadaha Shabelle iyo Sky Oo Nabadsugiddu Xalay La Wareegtay

Muqdisho:Aug,20,2014(SDN/QJ)–Saraakiil tiro badan oo uu hoggaamiyey Taliye-ku-xigeenka Ciidanka Nabadsugidda somalia Cabdifitaax Shaaweeye ayaa Xalay soo rartay Agabkii ay ku shaqaynayeen Idaacadaha Shabelle iyo Sky ooh ore dawladdu U Weerartay wariyayaal iyo masuuliyiin kalena uga xidhay. Ciidamadan ayaa markii ay soo galeen Xarunta Idaacada ku qasbay Shaqaalihii Idaacada ee gabaadka ka dhiganyey Xarunta Idaacada si aan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Saddex Shacab ah Oo Xalay Si Wada Jir ah Loogu Toogtay Goob ay Wada Joogeen Oo Muqdisho Ku Taalla

Muqdisho:Aug,20,2014(SDN/QJ)-Degmada Boondhere ee Gobolka Banaadir waxa xalay Kooxo Hubaysani ku Toogteen Saddex Qof oo wada socday xilliga Dilkooda dhacayey. Saddexda ruux ayaa waxaa lagu dhex dilay meel foorno ah oo la sheegay inay ka iibsanayeen Xalwo, waxaana Dilkooda fuliyay Lix ruux oo iyagu la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin Kooxda Alshabaab.   Dilka kadib […]

Posted in Sports | Read More »

Deegaannada Puntland Oo Hubka-dhigis Laga Hirgelin Doono Dhawaan

Garoowe:Aug,20,2014(SDN/QJ)-Maamul-goboleedka somaliyeed ee Puntland ayaa sheegay inay ku hawllan yihiin qorshe hubka lagaga dhigayo dadka ku dhaqan Deegaannadeeda ee Haysta Hubka ka Baxsan Gacanta Dawladda.  Warka sheegaya qorshahan Puntland hubka-dhigista ku samaynayso, ayaa waxa uu kasoo baxay Wasiirka amniga Puntland, Xasan Cismaan Aloore  oo tilmaamay in dhawaan la hirgelin doono. Aloore waxa uu sheegay qorshaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia TV sales grow as many avoid public places

MOGADISHU, Somalia — Inside the small office, the line of sweating clients waiting to renew their satellite TV subscriptions keeps growing. Technicians crimp wires and test signal strength of boxes while others go to homes across the Somali capital to install new systems or fix faulty ones. The TV business is booming in Somalia, in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-Shabab: A Close Look at East Africa’s Deadliest Radicals

More than any other organization, Harakat al-Shabab al-Mujahedeen, widely known as al-Shabab, has left its mark on the recent history of Somalia. Political and radical Islam have a long history in the country, but no group has survived longer than al-Shabab, and no group has emerged stronger from challenges and setbacks. More than any other […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sayladda Xoolaha Hargeysa Oo Halis Ugu Jirta Inay Cudurro Ka Dillaacaan Iyo Bakhtiga Xoolaha Oo Buuxdhaafiyey

Hargeysa:Aug,20,2014(SDN/QJ)-Goobta Lagu kala Iibsado Xoolaha La Keeno Hargeysa ee Sayladda Loo yaqaanno, ayaa wax aka taagan Duruufo Nololeed halis ku ah Jiritaanka dadka iyo Xoolaha Halkaas la keeno. Goobtaas ayaa Hoy u noqotay Xashuush  xad-dhaaf ah iyo daryeel la’aan ka dhalatay Dawladdii hoose ee Hargeysa oo Ka Gaabisay inay waajibkeeda ka qaadato baahiyaha aasaasiga ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

John Kerry : “We remember one Kenyan, five Somali, and two South African nationals killed in Mogadishu,Somalia”

Washington (DIPLOMAT)- John Kerry, Secretary of State said in Statement On World Humanitarian Day : We pay tribute today to the world’s humanitarians – those unsung heroes who, despite the risks, work to save lives on the front lines of conflict and help victims of natural disasters pick up the pieces and rebuild their communities. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

To Silanyo clannsih mouth piece, aka Hussein Deyr

To fair minded Somalilanders, Hussein Deyr is known as a notorious clannish writer who painstakingly dwell on imaginary Silanyo achievements anytime a cabinet member hailing from the president clan is embroiled in a scandal. Mind boggling enough, Mr Deyr contended that the aviation minister was doing a masterful job when Mr Hashi hired an illiterate […]

Posted in Uncategorized | Read More »