Home » 3:19 am Entries posted on “August, 2014”

Somaliland:Xildhibaankii Kali ahaa Ee Mucaaridka ah ahaa Mudanayaasha Guurtida Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Hargeysa:Aug,21,2014(SDN/QJ)-Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa xalay Fiidkii hore xabsiga dhigay Xildhibaan Jaamac Riyo oo Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland, isla-markaana ah xildhibaanka kaliya ee mucaarid ka ah Golihiisa dhexdiisa. Xadhiga Xildhibaanka ayaa yimi markii yimi saacado kadib markii uu kasoo noqday Deegaanka Balli Diiriye ee Muranku ka taagan yahay, waxana wararka qaar sheegayaan inay is af-dhaafeen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Security Message for U.S. Citizens: Avoid Bankuale/Randa/Obock/Tadjoura

Djiboutian authorities reported an incident in the Bankuale/Randa area northwest of Tadjourah between the Djiboutian Army and a group of unidentified armed individuals.  Several Djiboutian soldiers were wounded.  Further information on the incident is incomplete.  In light of the uncertainty surrounding this event, the U.S. Embassy has restricted travel of Embassy personnel to this area […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Jebhada ka dagaalanta Jabuuti ee FRUD oo dib u riixday ciidamada dawlada iyo Mareykanka oo digniin ka soo saaray

Tadjourah Aug 21,2014(SDN/QJ)-Jebhada ka dalgaalanta dalka Jamhuuriyada Jabuuti dhankiisa Woqooyiga ayaa waxa ay dib isaga caabiyeen hawlgalo ay ciidamada dalkaasi halkaa ka bilaabeen bishan aynu ku jirno 11keedii. Dagaalo ay labada dhan isaga horyimaadeen duleedka magaalada Tadjoura ayaa waxa ay sababeen dhaawac iyo dhimasho aan ilaa iyo haatan la xaqiijin. Sidoo kalena colaadan dhexmartay jebhada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Talyaaniga ee (FIGC) Carlo Tavecchio oo Badhitaan Ku Socdo Maxaa Lagu Suusey?. By Jaahuur.

Rome-21-Aug-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula firdheynaa xagaa iyo carigaa talyaaniga mar uu gudoomiyaha xidhiidhka kubadda cagta ee FIGC Tavecchio oo aflagaadooyin afkiisa ka soo burqadeen. 71-jirkan Carlo Tavecchio oo u olaleynaya doorasho mar uu khudbad jeedinayey waxa afkiisa ka soo yeedhey in ciyaartooyda Afrikaanka ah (In muus cunayaal yihiin). Tavecchio wuxuu doorashada kaga adkaadey […]

Posted in Sports | Read More »

Kooxda Daacish oo Birta ka Aslay Weriye Maraykan ah iyo Mid kale oo Gawrac loo diyaarshay

Baqdaad 20.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wariye Maraykan ah,ayaa la gawracay halka mid kale oo labaadna uu sugayo in dhakhso loo bireeyo haddii aanay jawaab cad  bixin dawladda Washington oo laga sugayo in ay joojiso weerarada Dhanka cirka ah ee ay ku hayso kooxda ISIS ee ka dagaalamaysa dalka Ciraaq. Kooxda ISIS ee loo yaqaan Daacish ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Communique of Ministerial Meeting on the Somali Refugee Situation commits to fresh impetus for durable solutions for Somali refugees

Statement by the Governments of Djibouti, Ethiopia, Kenya, Somalia, Uganda and Yemen; the African Union; the Inter-Governmental Authority on Development; the United Nations Special Representative of the Secretary-General for Somalia; the United Nations Economic Commission for Africa; and the United Nations High Commissioner for Refugees upon conclusion of Ministerial Meeting of the High Commissioner’s Global […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Addis Ababa:Shir looga hadlay qaxootiga Afrikada bari oo la soo gabagabeeyey

Addis Ababa 20.Aug 2014 (SDN/QJ)- Kulan looga hadlayey arrimaha qaxootiga ku nool dalalka Afrikada bari ayaa galabta ( Arbaca) lagu soo gaba gabeeyey magaalada Addis-ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Kulanka oo socdey maalin waxaa soo qaban qaabisay hay’adda qarammada midoobay u qaabbilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR, waxaana ka qayb galay madax ka kala socotey dalalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya Seeks U.S. $100 Million to Support Repatriation of Somali Refugees

Kenyan government has requested 8.8 billion shillings ($100 million) from the international community for the repatriation of Somali refugees, in advance of a meeting Wednesday (August 20th) in Addis Ababa between countries hosting Somali refugees, Kenya’s The Star reported. The funds will go towards safely repatriating Somali refugees now residing in Kenya, and providing them […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Culays kale oo Madaxweyne Gaas la soo Dersay iyo Itoobiya oo Deg Deg ugu Yeedhay

Garowe 20.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdi Weli Gaas ayaa lagu wadaa maalmaha soo aadan inuu u socdaalo dalka Itoobiya oo Yeedhmo deg deg ahi ay ugu timid. Wuxuuna salka ku hayaa socdaalka la filayo inuu ku tago Addis Ababa maalmaha soo aadan Madaxweyne Gaas sidii ay ugala hadli lahaayeen Madaxda Dowlada Ethiopia dhismaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururka YES-Sports Oo Qalab Kala Duwan Soo Gaarsiiyay Bahda Ciyaaraha, Agoomaha Kaalmo iyo Suxufiyiinta Gobolka Awdal

Hargeisa 20/8/2014 (SDN/QJ) Ururka YES-Sports ayaa maanta deeq qalabka ciyaaraha ah soo gaadhsiiyay wasaarada ciyaaraha ee gobolka Awdal , Wasaarada Warfaafinta ee gololka, xarunta agoomaha Kaalmo iyo Dugsiga Sare ee GEB, waxana qalabkan oo ka koobnaa diraysyada ciyaarahaha kala duwan, Garamo, Kabaha Kubada Cagta iyo Kolayga, Qalabka Dabaasha, qalabka tababarka ee ciyaartoyga,Boorsooyinka ay suxufiyiintu isticmaalaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »