Home » 4:06 am
Entries posted on “August, 2014”
Hargeysa:Aug,21,2014(SDN/QJ)-Hadal-haynta ugu badan ee Shacabka reer Hargeysa, ayaa noqotay masuul Dawladda Hoose ee Hargeysa ka tirsan oo ku tiraabay Hadal ka dhan ah islaamnimada. Iid Cabdilaahi Huriye oo agaasime ka ah Waaxda Bilicda ee Dawladda Hoose ee Hargeysa, ayaa Mar wax laga weydiiyey Masaajid uu ku xidhay Dayr weyn ku dhawaaqay inaanu masaajidku uga duwanayn […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 21.Aug 2014 (SDN/QJ)- Waxa Labadii Cisho ee u danbeeyay Gobolada Gebilay iyo Saaxil socdaal ku galaa-bixiyey Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo ay ka mid yihiin Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale, Wasiirka Duulista Hawada Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Hawlaha Guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Wasiirka Beeraha Faarax Cilmi Geedoole, Wasiirka Xannaanada Xoolaha Cabdi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 20.Aug 2014 (SDN/QJ)- Carwo xambaarsan agabka agabka loo isticmaalo qurxinta iyo nafaqaynta jidhka bini’aadamka oo dabiici ah, ayaa sannadkii labaad oo xidhiidh ah lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa. Carwadan oo ka furantay hoolka shirarka ee xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda shalay, laguna soo bandhigay alaabo ka kooban noocyada kariimyada wejiga iyo jidhka, saliidaha timaha, saabuunaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 20.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaanno ka tirsan dowladda faderaalka oo magaalada Garoowe muddooyinkan joogay ayaa shirkii wadatashiga ee soo dhammaaday waxaa ay ku sheegay inuu ahaa mid muhiimad u leh Puntland. Xildhibaannadan waxaa ay caddeyn inay soo dhaweynayan go’aanadii maanta kasoo baxay wadatashigoodii ayna u arkan qodobbadii ka soo baxay inay yihiin kuwo si sax […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 21,Aug 2014 (IPC)- Mac-adka Faafinta Islaamka ayaa kulan wacy gelin diini ah u qabtay in ka badan 150 dhalinyarada xaafada Daami ee Magaalada Hargeysa. Kulan-diimeedkaas oo lagu qabaty Hotel Shiraaqle e Magaalada Hargeysa ayaa waxaa lagaaga wacyi geliyay arimaa ka soo horjeeda diinteena suuban, sida tahriibta, waalid caasiga, is-qarxinta, adeecid la’aanta Macalinka iyo wixii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 21,2014(SDN/QJ0-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Faysal Cali Waraabe ayaa daadifeeyay qorshaha uu ku shaqeeyo ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay oo uu sheegay in uu yahay mid aan u cuntami doonin shucuurta ku kala nool Somaliland iyo Soomaaliya. Guddoomiyaha UCID waxa uu sheegay in qorshaha Mr. Kay yahay mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Aug,21,2014(SDN/QJ)-Xoogagga Midowga Afrika Somalia ka Jooga ee AMISOM, ayaa si ku-meel-gaadh ah u sheegay xilliga rasmiga ah ee ay damacsan yihiin inay Somalia ka Bixi karaan. Talisku waxa uu sheegay inay Horraanta sanadka 2016-ka ay qorshaynayaan inay Gebi ahaanba iska baxaan Somalia oo marka xilligaa la gaadho muddada ay ku sugan yihiin Noqon doonto Sagaal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
An interview is a conversation — you just happen to have a microphone, camera and notepad. Concentrating too much on the mechanics will prevent you from getting the most out of the discussion. One aspect of listening is to not immediately jump in with your next question the moment the person stops talking. If you […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa:(21,Aug,2014(SDN/QJ)-Khilaaf dibadda u soo baxay oo soo kala dhex galay Maamulka Sare ee Dawlad-deegaanka somalida Ethiopia ayaa keenay Dhammaan Xubanaha Guddida Fulinta ee Xisbiga ESPDP looga yeedho Magaalada Addis Ababa. Tallaabadan loogu yeedhay Xubnaha Guddida Fulinta ee Xisbiga Somalida Ethiopia ayaa lagu sheegay mid la doonayo in Xarunta dhexe ee Dalka laga Maamulaa ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuti Aug 21, 2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaciil Cumar Geele ayaa kulan la yeesha madaxda dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN oo uu hogaaminayo Md Ismaciil Geedi Xareed. Labada dhan ayaa ka wada hadlay sidii xal siyaasadeed loogu heli lahaa xiisadihii ka dhashay doorashooyinkii Jabuuti ka dhacay sanadii 2013dii horaantiisii. Labada dhan ayaa yeeshay kulan lab xaarid ahaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »