Home » 5:04 am
Entries posted on “August, 2014”
Hargeysa Aug 22,2014(SDN/QJ)-Taariikhda ay dawadu dhacaysaa waa waxa ugu muhiimsan uguna horreeya ee ay tahay in uu iska hubiyo qofku marka uu dawada iibsanayo ama dawada guriga muddo u taallay inta aanu cunin. Dr. Marwaan Saalim oo ah khabiir iyo cilmi-baadhe ku xeel dheer cilmiga dawada oo u dhashay dalka Masar ayaa sheegay in ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 22.Aug 2014 (SDN/QJ)- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Maxamud Jirde ayaa Casuumad Sharafeed ku maamuustay Kooxihii Fannaaniinta Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Iyo Jabuuti oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa Somaliland. Casuumadaas Waxaa kale oo ka qayb galay Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada,Bulshada Somaliland ayaa Siyaabo kala duwan u arka in dhaqaale buuran lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laascaanood 22.Aug 2014 (SDN/QJ)- Weftigii Wasiirrada ahaa ee uu Hoggaaminayay Wasiirul dawlaha Nabadeynta gobolada Barri Md. Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandulle) oo maalmihii u dambeeyay socdaal shaqo ku joogay magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa shirar kala duwan oo nabad-gelyadda lagu adkaynayo waxay la yeesheen cuqaasha, madax-dhaqameedka Iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda ee magaaladda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 22.Aug 2014 (SDN/QJ)- Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay Soomaaliya ka waddo dadaal lagu dhammeynayo askareynta iyo tacaddiyada ka dhanka ah carruurta Soomaalida. Wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan carruurta iyo ka hor-tagga khilaafaadyada hubeysan Leila Zerrougui oo shir jaraa’id oo ay Nairobi ku qabatay maanta faah-faahin kaga bixisay safar ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 22.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha ururka qareennada Somaliland ee SOLLA Foosi Sheekh Yoonis, ayaa ka jawaabay eedaymo uu u jeediyey Xogyaha Golaha Wakiillada Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, kuwaasoo ku saabsanaha kiiska dilka walaashii Marxuumad Foosiya Siciid Ayaanle. Guddoomiyaha SOLLA oo warbaahinta u warramay, ayaa sheegay in qareen kasta sharci u leeyahay difaacida qof eedaysanayaasha maxkamaddala horkeeno, eedaymaha xoghayuhuna yihiin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 22.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wefti ka socda Wasaaradda Beeraha oo uu hogaaminayo wasiirka Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedoole ayaa waxa ay safar ku tageen Dooxa Waaheen goobaha uu kaga darsamo badda, taasi oo ay indho indhayn iyo qiimayn ku soo samayeen waddada ugu haboon ee biyo xidheen loogu samayn karo biyaha dooxada dalka ka soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 22.Aug 2014 (SDN/QJ) HProf. Maxamed Siciid Gees oo ka mid ah siyaasiyiinta aqoonyahanka ee Somaliland, ayaa ka hadlay mowqifkii marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ka qabay muddo-kordhinta loo sameeyo golayaasha qaranka marka xilligoodu dhammaado, isagoo calaamad-su’aal dul-dhigay go’aanka Madaxweyne Siilaanyo hadda ka qaadan doono muddo-kordhinta oo uu xusay inuu aad u necbaa xilligii mucaaridka. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington 22.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha Maraykanka Obama, ayaa sheegay inay argagax tahay, isla markaana dunida oo dhami ka wada naxday dilka Weriye Maraykanka u dhashay oo ay Kooxda Islaamiyiinta ah ee ka dagaallanta Ciraaq iyo Suuriya ee Daacish ama ISIS Salaasadii ku Gawraceen Ciraaq, kaasoo lagu magacaabi jiray James Foley. Waxa uu Madaxweyne Obama oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu (AFP) – Three senior Somali journalists will face trial for broadcasts allegedly inciting violence, the government said Thursday, dismissing reports they had been tortured in jail as “pure fabrication.” Radio Shabelle and its sister station Sky FM were shut down Friday and 21 people arrested, after they were reportedly critical of a military operation […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 21 August 2014 – Dr Ahmed Ali Dahir, the Attorney General has today clarified the incident that occurred on Friday 15th August 2014 related to the closure of Radio Shabelle and Radio SKY FM (operating in the same office) and the detention of station staff. The Attorney General said that the operation was conducted […]
Posted in Uncategorized | Read More »