Home » 1:28 pm
Entries posted on “August, 2014”
Hargeysa:Aug,23,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helay qasriga madaxtooyada Somaliland, ayaa sheegaya in madaxweyne Siilaanyo kulan uu la lahaa Waxgaradka Beesha Arab uu ku garwaaqsaday in dib loogu noqdo muranka balliga diiriye, isla-markaana wax laga beddelo Go’aamo hore looga soo saaray. Wararka ayaa intaas ku darsaday in madaxweynuhu odayaasha hortooda kaga dhawaaqay inuu Gebi ahaanba laalay Go’aankii dhawaan Xubnaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.Aug 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI sida oo kalena ah guddoomiyaha guddida joogtada ah ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa Xukuumada uu gaadhawadeenka ka yahay Madaxweyne Siilaanyo si kulul ugu eedeeyey in ay tahay Xukuumadii ugu horeysay ee ugu sharci jabinta badan shuruucda dalka ,waxaana uu carabka ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tripoli 23.Aug 2014 (SDN/QJU)-Dawladda Liibiya ayaa xaqiijisay dhimashada 20-ruux oo muhiimjiriin ah, ka dib markii ay Badda kula degtay Doon ay ka raaceen Tripoli, isla markaana ku sii jeedday Xeebaha waddanka Talyaaniga si ay ugu sii gudbaan dalalka Yurub. Ciidammada ilaalada Xeebaha dawladda Ku-meel-gaadhka ah ee Liibiya, ayaa sheegay inay heleen tiro dad ah oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Aug,23,2014(SDN/QJ)-Sirdoonka dalka Kenya ayaa loo magacaabay Taliye Cusub kadib markii uu taliyihii hore dhawaan isu casilay dhibaatooyinka kooxaha shabaabka dalkaas ka abuureen dartood. Madaxweyne Kenyata oo isagu magacaabay taliyahan Cusub, ayaa sheegay inuu khibrad u leeyahay la dagaalanka kooxaha ka horjeeda amniga dalkaasi ee Alshabaab, oo weeraro badan ka geysatay dalkaasi Kenya. Madaxweynaha Kenya ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Aug,23,2014(SDN/QJ)-Aqalka Madaxtooyadda somaliland, ayaa xarunta Baarlamaanka ka dhex baafinaysa Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo dhawaan naqdiyey hannaaka maamul ee xukuumaddda Madaxweyne Siilaanyo. Sida uu noo sheegayo wariyaha Qurbejoog.com oo haatan ku sugan xarunta Baarlamaanku, waxa halkaas lagu dhex arkay Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul oo baadi-doon ugu jira Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, kaas oo aanay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Aug,23,2014(Himilo)-Dawladda Federlka somalia ayaa Muujisay sida ay uga xuntahay qaabka uu u socda wada-hadalka ay la leedahay Dhigeeda Somaliland. Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, ahna ra’isal wasaare-ku-xigeenka Somalia Ridwaa Xirsi Maxamed, ayaa ka Hadlay Wada-hadalkii u dhexeeyey Somaliland iyo Dawladda uu ka tirsan yahay ee Federalka Somalia, waxana uu tilmaamay inay muuqato baahi weyn oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo:Aug,23,2014(SDN/QJ)-Waxa soo baxaya warar sheegaya in ciidamada reer Kenya ee gacanta ku Hayey Magaalada Kismayo laga Wareejiyey, isla-markaana ciidamo kale oo ka tirsan kuwa AMISOM loo dhiibay. Wararka ayaa intaas ku daraya inay Toddobaadkan horraantiisii hoggaanka ciidamada kismayo ku sugan ee AMISOM ka tirsan loo dhiibay ciidan ka socda Dawladda Sieraleon. Is-beddelkan ayaan weli si […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NAIROBI, Kenya (AP) — A Somali man in Kenyan police custody has admitted that he is Hassan Hanafi, who is wanted in Somalia for the killing of journalists, a senior Kenya police official said Friday. The man was arrested in early August and after weeks of interrogation admitted that he is Hanafi. He had originally […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Aug,23,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Dambi-baadhista dalka Kenya ayaa sheegay in Eedaysane Xasan Xanafi Xaaji oo gacanta ugu jiray uu Haatan Qirtay inuu Yahay Xanafigii dhabta ahaa ee la raadinayey. Markii Xasan Xanafi Xaaji ay qabteen ciidamada ammaanka dalka Kenya, waa uu ka biyo diidsanaa inuu yahay Xasan Xanafi Xaaji, isaga oo sheeganayay magac kale oo ahaa Yuusuf Xasan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MOMBASA, Kenya, Aug. 22 (Xinhua) — Somali militants, Al- Shabaab members on Friday beheaded a Kenyan driver who was kidnapped at Kiunga, along the border with Somalia in the coastal town of Lamu. The body of George Mwita was discovered during rescue operation carried out by Kenya Defense Forces (KDF) soldiers and police within the […]
Posted in Uncategorized | Read More »