Home » 4:19 am
Entries posted on “August, 2014”
Muqdisho:Aug,24,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la sii daayey tiro ka mid ah siyaasiyiintii Siyaasadda Dawladda Dhaliilay ee dhawaan lagu xidhxidhay Gudaha Magaaldaas, halka qaar kalena wali jeelasha ku jiraa. Wararka ayaa intaas ku daray in Siyaasiga Maxamuud Daahir Faarax (Qooley) iyo Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Jamhuuriga Cali Maxamed Nuux (Timajilic) xalay laga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Aug,24,2014(SDN/QJ)-Qaramada Midoobay ayaa sheegtay Inay ciidamada AMISOM Diyaar u yihiin weerarro ay ku qaadaan Goobha Dedekaddaha ah ee Kooxda Alshabaab wali gacanteeda ku hadhay. Ergayga Qaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Nicholas Kay oo isagu arrintan ka Hadlay ayaa sheegay in ciidanka AMISMO iyo kuwa Somalia diyaar u yihiin inay Goobahaas Weeraaraan si […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Aug 24,2014(SDN/QJ)-Gudoomiye ku-xigeenka xisbiga UCID Cali Gurey ayaa ka waramay xeerka Doorashooyinka ee uu madaxweyne Axmed Siilaanyo dhawaanta u gudbiyay Gollaha Wakiilada Somaliland. Cali Gurey ayaa sheegay in madaxweyne Axmed Siilaanyo uu xeer baal marsan heshiiskii Doorashooyinka ee beesha calamku wax ka ogeyd mid baal marsan geeyay Wakiilada, Qoraalka Cali Gurey ayaa sidan u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Fagersta Aug 24, 2014(SDN/QJ)-Afhayeenka xisbiga Wadani ee dalka Sweden Cantar Kidaar Cune ayaa khudbad uu uga hadlayo xaalada siyaasada ee uu dalka Somaliland haatan ku jiro waxa uu ka jeediyay xaflad ay soo abaabuleen Gudidyada cusub ee xisbiga UCID ee dalka Sweden. Afhayeenka Wadani ee dalka Sweden ayaa ku dheeraaday ka hadalka cadaalad darada iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Mudanayaal ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Dood adag oo xasaasi ah ka yeeshay Xeerka Baananka Ganacsiga ee Somaliland oo la hor-geeyey Wakiillada, ka dib markii uu soo curiyey Baanka dhexe ee dalku, kuwaasoo is-dul-taagay qodobbo ay sheegeen inaanay Bulshadana dammaanad buuxda u muujinayn iyo qodobbo Shareecada Islaamka iyo Dastuurka Qaranka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Dowlada Federalka Somalia ayaa u direy Bankiga Keydka Mareykanka US Federal Reverse Bank waraaq uu ku dalbanayo in loo ogolaado lacagta keydka ee Dowladii Somaliya lahayd. Waxaana fududeeyay qoraalka waraaqdan safiirka Somalida ee dalka Kenya Maxamed Cali Americo, iyadoona la direy xilli uusan Madaxweynuhu kala tashan qoraalkan Baarlamanka Dowlada Federalka Somaliya. Talaabadan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI,ayaa Xukuumadda ku eedeeyay in ay waddo ama mar marsiiyo u raadinayso sidii loogu samayn lahaa muddo kordhin loo sameeyo muddo xileedkeeda sii dhamaanaya isla markaana tilmaamay in aanay ka Xisbi WADDANI ahaan in aanay diyaar u ahayn in ay aqbalaan in diiwaan galinta muwaadiniinta la sameeyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Goleyaasha deegaanka ee dalka ayaa dhamaantoodba si isku mid ah u soo dhaweeyay go’aankii uu wasiirka daakhiliga Somaliland Cali Warancadde ku fasaxay in goleyaasha deegaanku ay fadhiyadooda aan caadiga ahayn qabsan karaan. Ka dib markii uu hore xayiraad uga saaray wasiirka arrimaha guduhu goleyaasha deegaanka dalku in aanay qaabsan Karin fadhiyadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Maareeyaha Madbacadda Qaranka Cabdilaahi Maxamed Jaamac(Carey),ayaa ka war bixiyay wax qabadka ay Madbacadda Qaranku u hayso Qaranka Somaliland waxaanu si faah faahsan uga warramay waxyaabaha ay daabacdo Madbacada Qaranku iyo waliba qalab cusub oo ay ku soo kordhiyeen Madbacadda Qaranka,waxaa kale oo uu ka hadlay sida ay waajib u tahay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 23.Aug 2014 (SDN/QJ)- Dawlada Somaliya ayaa gaabis ku tilmaantay qaabka ay u socdaan wada hadalada Somaialnd iyo Somaliya, iyadoo sidoo kale soo jeedisay in la dardar geliyo. Raysal Wasaare ku xigeenka Dawlada Faderaalka Somaliya ahna wasiirka diinta iyo awqaafta Md:Ridwaan Xirsi Maxamed, oo ka soo jeeda asal ahaan Somaliland, oo la hadlaayey warbaahinta dawladda […]
Posted in Uncategorized | Read More »