DAAWO Carwadii Sadexaad Ee Ganacsiga Somaliland Oo Maanta Laga Furay Magaalada Hargeisa
Hargeisa(SDn/24/09/2014)Carwadii Sadexaad Ee Ganacsiga Somaliland Oo Maanta Laga Furay Magaalada Hargeisa SDN/Qj Maxamed Aadan
Hargeisa(SDn/24/09/2014)Carwadii Sadexaad Ee Ganacsiga Somaliland Oo Maanta Laga Furay Magaalada Hargeisa SDN/Qj Maxamed Aadan
Hargaysa 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda Arrimaha Dibada ayaa maanta Qoraal ay soo saartay Waxay ku faahfaahisay Socdaalkii Wakiilka Xoghayaha Guud ee qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia uu ku Yimi Caasimada Hargaysa,Waxaanay Cadaysay inaanay ka wada hadlin amuuraha la xidhiidha Siyaasada Somalia. Warsaxaafadeedkan oo uu ku saxeexan yahay u qaybsanaha Wasaaradda Arrimaha Dibada ee […]
Hargaysa 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhaweyd oo ku beegabn salaadii casar u caraabay dhinaca magaalo Xeebeeda Berbera ee Gobolka Saaxil. Safarka madaxweynaha xog dheeraad ah lagama hayo hasaea yeeshee wararka hordhaca ah ee laga helayo ayaa sheegaya in uu yahay mid shakhsi ah oo ay ku wehelinayso Marwada Koowaad […]
Hargaysa 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Warsaxaafadeed Maanta ka soo Baxay Xarunta Madaxtooyada Somaliland ayaa lagu Sheegay in Madaxweynaha Somaliland uu Digreeto ku magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Cusub ee Xaysimo oo Xaruntiisi Tahay Magaalada Taleex. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay SL/M/XERM/249-2670/082014 ku magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo ee Jamhuuriyadda Somaliland. MADAXWEYNUHU:- […]
Libya-24-Aug-2014-(SDN/QJ) Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula hayaameynaa xagaa iyo Libya oo ka cabatay in koobka horyaalka Afrika lagu qabto dalkeeda sannadka 2017-ka sababna aay ka dhigteen dagaalo aay isku feenteen awgeed. Xidhiidhka kubadda cagta ee Afrika (CAF) ayaa ku marti qaadey kuwii u diyaar ah tartanka. Waddankii jecel inuu qabto tartanka koobkan waxay haystaan ilaa […]
Mosil:Aug,24,2014(SDN/QJ)-Kooxda ka dagaallanta dalalka Syria iyo Ciraaq ee Daacish, ayaa warbaahinta kasoo saartay wiil aad u da\yar oo kor u haya Qoriga AK-47-ka, kaas oo ka mid ah dagaalyahanadeeda ajaanibta ah. Wiilkan yar ayaa magaciisa lagu sheegay Younes Abaaoud oo ah 13 jir ka tagay dalka Belgium, waxana ay muujiyeen sida uu diyaarka ugu yahay […]
Muqdisho:Aug,24,2014(SDN/QJ)-Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia, ayaa waxa Maalmahan lagu dhex armayey shaqaale Ajaanib ah oo aan hore u joogi jirin, kuwaas oo Hawlo shaqo u jooga Halkaas. Qaraxyo si joogto ah horraantii bishii ramadaan Magaalada uga baxay oo u badnaa kuwa turkiga ah ayaa haatan si xawli ah usoo laabtay, maadaama ammaanku u muuqdo mid […]
Nairobi:Aug,24,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Uhuru Kenyata, ayaa safar ku gaadhay dalka Uganda, iyadoo u jeeddaduna tahay siduu uu uga qaybgeli lahaa kulan dhallinyarada Arrimahooda Lagaga hadlayo oo Halkas ka dhacaya. Madaxwayne Kenyatta, ayaa lagu wadaa inuu kulankaasi hadal ka soo jeediyo iyadoo la filayo inuu ka jawaabo su,aalo ku aadan hogaanka, maaraynta iyo ganacsiga. Madaxwaynaha dalka ayaa sidoo […]
Kampla Aug 24,2014(SDN/QJ)-Haween Soomaali ah oo ku dhibaateysan dalka Ugaandha ayaa waxa ay ka cabanayaan nolol qalifsan oo ay ku nool yihiin. Sidoo kale Haweenkan ayaa waxa qaba rag aan diinta Islamka heysan oo u geysta jir dil iyo aflagaado joogto, Haweenkan ayaa ka cabanaya dhibaatadan soo wejahday. SDN/QJ-Kampala contact@qurbejoog.com
Garbahaarray:Aug,24,2014(SDN/QJ)-Waxa Maalintii shalay ka dhacday Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo dhacdo yaab badan, kadib markii raxan daayeerro ahi weerar laxaad leh ku qaadeen Dameero u dhaansanaa Dadka deegaankaas deggen oo Haraad iyo abaaro la ildaran. Daayeerradan ayaa iyagoo kooxo kooxo u socda waxa ay weerar ku qaadeen Daameero Biyo lagaga soo raray Goobo Fogfog iyo […]