Home » 3:40 am Entries posted on “August, 2014”

Navy’s 31st Flotilla Berths in Djibouti Port

TEHRAN (FNA)- The Iranian Navy’s 31st Flotilla of warships dispatched to the high seas berthed in Djibouti port. The 31st Fleet of the Iranian Navy, comprised of Bayandor destroyer and Bandar Abbas logistic warship, docked at Djibouti port with the message of peace and friendship after sailing 2,200 nautical miles in free waters. The Iranian […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The political weakness of Somali-land authorities facilitated the United Nations office for Somalia to be opened in Hargeisa

On August 16, 2014, I have published on various Somali-land websites an article titled as the Geo-political map of Somali-land will be different next year, as a result of tribalism, effects of Khaatumo, Somali federal government, the corruption, lack of hope for any diplomatic recognition and Honesty is the first chapter for the book of wisdom. At the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

From crocodiles to refugee camps, Habibo Haji’s incredible journey

The Twin Cities is well known for its strong Somali community, but soon it may be known for their authors as well. Somali-Minnesotan author Habibo Haji is showcasing her 2013 debut memoir Conquering the Odds: Journey of a Shepherd Girl at Subtext Books in St. Paul on Aug. 26. The book follows Haji as a […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hogaanka Sare ee Labada Xisbi Mucaarid iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan ay kaga arrinsanayeen Diiwaangelinta Madaniga ah iyo Ta Codbixiyeyaasha oo Natiijo la’aan ku kala Kacay

Hargaysa 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo), ayaa Shalay kulan Albaabbadu u xidhan yihiin xarunta Madaxtooyada ee magaalada Hargeysa kula yeeshay Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), kaasoo ay kaga wadahadleen arrimaha diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha doorashada iyo diiwaangelinta Muwaaddiniinta, isla markaana la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Maamulku waxaa isku howli doona sidii deegaannada loo gaari laha,hadda Taleex baa si KMG ah u ah magaalo madax,balse qorshuhu waxaa uu yahay inuu maamulku gaaro Laascaanood,” Prof Galaydh DAAWO

Saax Dheer 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Cali Khaliif Galayr oo bixiyey wareysigii ugu horreeyey oo muuqal ah tan iyo markii xilka loo doortay ayaa si dheer ugu hadlay qabka hoggaamined ee maamulka Khaatumo. Cali Khaliif Galayr waxaa uu sheegay inuu dadaal ku bixin doono sidii maamulka Khaatumo uu u dhismi lahaa,isagoona inta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Siyaasiga Fu’aad Aadan Cade oo uu Wasiir Xaglo Toosiye Dib u Soo Ladqabeeyay kana soo Kaxeeyay Xudun iyo Fu’aad oo Burco kaga Hadhay Waa Maxay Sababtu DAAWO?

Hargaysa 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa ku guulaystay inuu soo maslaxo La-taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha gobollada Bariga dalka Fu’aad Aadan Cadde oo dhawaanahanba saluug siyaasadeed u joogay Degmada Taleex ee gobolka Xaysimo oo hore uga tirsanaa Sool, waxaanay ku kulmeen deegaankaas oo uu Wasiir Xaglo-toosiye u tegay Dhagax-dhigga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Guurtida oo ku Baaqay in la Qabyo Tiro Arrimaha ku xidhan doorashooyinka iyo in Dadka Soo Galeetiga ah dalka laga saaro

Hargaysa 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Fadhigii Shalay ee Golaha Guurtida jamhuuriyada S/land oo uu shirgudoominaayey  Gudoomiye ku xigeenka kowaad Md=Siciid Jaamac Cali ayaa mudanayaasha Golahaasi waxay waxay warbixin ka dhagaysteen Gudoomiyaha hore ee Guddida joogtada ee Golahaasi xildhibaan muuse xaaji cabdi ducaale . Xildhibaan muuse xaaji cabdi ducaale ayaa wuxuu warbixintiisa ku sheegay in Guddidan joogtada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Islaamiyiin aad u Hubaysan oo Gebi ahaanba la Wareegay Madaarkii Caasimada Liibiya ee Tripoli

Tripoli 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Kooxo islaamiyiin ah oo si weyn u hubaysan, ayaa xoog kula wareegay Garoonkii diyaaradaha ee magaalada Tripoli ee Dalka Libiya. Baarlamaanka cusub ee dalka Libiya ayaa cambaareeyay tallaabada ay maleeshiyaadka ku qabsadeen garoonka diyaaradaha, iyagoo ku sifeeyay inay tahay mid argagixiso ah. Xoogag hubeysan oo ka yimid magaalada Misrata iyo Islaamiyiin ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Suuqii Weynaa ee Bakaaraha oo Maanta albaabadu u Xidhnaayeen iyo Cabashada Ganacsatada

Muqdisho 24.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gabi ahaanba waxaa saakay albaabadu u xiran-yihiin goobihii ganacsiga suuqa weyn ee Bakaaraha,waxaana ganasatada suuqa ay sheegen inay dhigi doonan isku soo baxyo waa weyn.   Arrintan ayaa ka danbeysay kaddib markii ganacsatadu ay sheegen in laga qaado canshuuro xad dhaaf ah oo aysan garaneyn dadka ka qaada waxa ay yihiin. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kulan Komishanka Doorashooyinka Qaranku doonayeen inay la yeeshaan Madaxweyne Siilaanyo oo baaqday

hargeisa(SDN/Qj.24.09.2014)Kulan ay Komishanka Doorashooyinka Qaranku doonayeen in ay la yeeshaan Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa baaqday manta kadib markii uu saacado badan qaatay kulan Garnaqsi ahaa oo ay Madaxweyne Siilaanyo iyo Salaadiinta Gobolka Awdal kuw ada yeesheen qasriga Madaxtooyadda.Lama oga ujeedada rasmiga ah ee uu daaranaa kulanka ay komishanka Doorashooyinku doonayaan inay la yeeshaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »