Home » 6:54 pm
Entries posted on “August, 2014”
Hargeysa 25.Aug 2014 (SDN/QJ)-Maxkamadda Gobolka Hargeysa, ayaa muddo Sagaal Bilood iyo Dheeraad ah kadib xayiraaddii ka qaadday Wargeyska Hubaal oo kasii bixi jirey Magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hargeysa Faysal Cabdilaahi Ismaaciil (Faysal-dhago- dhago), ayaa soo saaray Amar uu xayiraaddii kaga qaadayo Wargeyska Hubaal oo muddo 283-habeen ah xarun ah Ciidamo boolis ah oo Maalintii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Socdaal Gaar ah ku Jooga Magaalada Berbera ayaa maanta Kormeer ku soo maray qaar ka mid ah Hay’adaha laamaha dawlada ee Berbera. Berbera SDN/QJ contact@qurbejoog.com
Posted in Uncategorized | Read More »
The German Government pledged that it will assist the Somali refugees who live in Ethiopia together with the other refugees from Horn of Africa with €750,000. The government of Germany said it will give that money through the WFP so that food aid can be delivered to the Somali refugees in the refugee camps in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Rome: The Italian navy has recovered six bodies following a shipwreck off the Libyan coast, the third tragedy to hit immigrants attempting the perilous journey across the Mediterranean this weekend. “Last night, north of the Libyan coast, with weather conditions deteriorating, a fishing boat carrying a large number of migrants capsized,” the navy said in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Duulista Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi,ayaa markii ugu horraysay ka hadlay muran dhul uu u dhexeeya Xukuumadda,gaar ahaan Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka iyo Ciidanka Qaranka Somaliland oo ku muran san Xeryo Ciidanka Qaranku leeyihiin oo u dhaw madaarka Hargeysa oo la sheegay in xayn daab madaara loo samaynayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxa beryahan muran xooggan kicisay fasiraad laga sameeyay hees uu lahaa halabuur Cabdiqaadir Xirsi Yamyam(AUN), oo uu qaado Xasan Aadan Samatar. Heestaas oo aan filayo in Gobaad la yidhaahdo, dadku se badi u yaqaanniin “Guuleed ma joogaa?”, waxay ka mid tahay heesaha dhaadheer ee codka isbeddela la saaray. Halabuurku xigto iyo xigsiisan midna ma leh, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Riyaaliyo UDUB Shacbigii riday Filay meel roon Reerba reer baa Loo rakaabshoo Kamay raysane Runtu ma fantaa…” Waa koox xamaaliin ah oo Habkii geellihii Berbera hees hawleed ka turjumaysa aragtidooda la xidhiidha waayaha guud ee dalka isu jiibinaysa. Waa badhtamaha Hargeysa iyo shalay. Waxay ka hadlayaan oo murtidoodu u dhacaysaa markaad u fiirsato mid ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ka war bixiyay shir ay beeshisu ku qabsanayso magaalada Xiingalool ee gobolka Sanaag oo ay xukuumaddu shaki ka muujisay isla markaana hore Wasiirro Xukuumadda ka tirsani u sheegeen in aanu ahayn shir beeleed la isku ogaaa ama laga wada ashaday iyagoo ku tilmaamay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wefti ka socda dalalka qaadhaan-bixiyeyaasha ee taageerada ka gaysta doorashooyinka Somaliland, ayaa la filayaa inay Hargeysa u yimaadaan khilaaf u dhexeeya xukuumadda iyo xisbiyada mucaaridka oo la xidhiidha qaabka dalka looga hirgelinayo labada diwaangelinood ee codbixiyeyaasha iyo madaniga (civic rigestration. Guddoomiyeyaasha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Taliska ciidanka ilaalada waddooyinka ee maamulka Puntland ayaa ka war bixiyay shilalkii ka dhacay deegaannada Puntland lixdii bilood ee la soo dhaafay oo ay diiwaan geliyeen ciidanka ilaalada waddooyinka. Taliyaha ciidanka nabadgelyada waddooyinka ee Puntland Axmed Cabdi Cali (Qan-yare) ayaa sheegay in 778 shil baabuur ah ay diiwaan geliyeen ciidanka lixdii […]
Posted in Uncategorized | Read More »