Home » 3:02 am Entries posted on “August, 2014”

“Ogolaan Mayno Dhaqdhaqaaq uu Cali Khaliif Galaydh ka Sameeyo Magaalada Buuhoodle,Hadii ay Dhacdana Talaabada ugu Haboon ayaan ka qaadaynaa” Wasiirka Caafimaadka DAAWO

Hargaysa 26.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed ayaa Hor tagay Gudida arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiilada. Kulankan oo ahaa Mid ay Saxaafadu dibada ka joogtay ayaa markii uu dhamaaday Waxay Warbaahintu wax ka weydiisay Wasiirka Caafimaadka Dr Saleebaan Xaglo toosiye waxaanu sheegay inay Gudida Warbixin ka siiyeen Xaalada Caafimaad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nolosha,Iyo Balaysinka Fanka ee Jilaaga Caanka ah ee Boon Xirsi Qosolka Iyo Maada DAAWO

Hargaysa 26.Aug 2014 (SDN/QJ)- Jilaaga caanka,Abwaankana ah Boon Xirsi ayaa ka waramay Sooyaalkiisa faneed iyo markii ugu horeysay ee uu Haasaawaha bilaabay, isla markaana uu is ogaaday inuu wax curin karo. Abwaan Boon Xirsi waxa uu ka sheekaynayaa Qiso soo dhex-martay Bisad ay saaxiibo isku dheer ahaayeen, taasoo ay waayo badan soo wada qaateen, iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Siyaasiga C.raxmaan C.qaadir oo arrimo Xujo ah ku Hambalyeeyay Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 26.Aug 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir  oo Mar ahaa Gudoomiye ku Xigeenada Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay in Dawladaha Africanku ay dabeecad u leeyihiin Sii Jeclaysi ku qotoma inay Kursiga ku sii fadhiyaan ,Waxa ugu weyn ee ay neceb yihiina uu yahay doorasho inay qabtaan. Cabdi raxmaan C,qaadir Waxa uu sheegay inay Col yihiin Madaxweynaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Guurtidu Intay Joogtay Taladoodu Talo Xunbay ahayd,Waayo Caruur aan da’dii loo ogolaa ahayn ayaa Ku Jirta” Siyaasi Maxamed Xaashi Cilmi DAAWO

Hargaysa 26.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Sheegay in Hadii ay Doorashooyinka ku Mudaysan Sannadka soo Socda ee 2015 ay dalka ka qabsoomi waayaan ay dhallinayso in Caalamka taageera Somaliland ay ka Rajo dhigaan. Waxaa kale oo uu Maxamed Xaashi Sheegay in Shirarka ay Somaliland la leedahay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Fadeexad Hor leh Isimadii Gobolka Sool oo Madaxtooyada Punt land ku Wargalisay inay ka Guuraan Huteelada iyo Sababta keentay!

Garowe 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxtooyada Puntland ayaa ku wargalisay Issimada Sool ee todobaadyadii lasoo dhaafey deganaa hotelo ku yaala magaalada Garowe inay ka guuraan ka dib markii loo awoodi waayay bixinta kharashaadka ku baxaya kuwaas oo bedelkeeda lagu war galiyey inay guryo ka kireystaan xaafadaha magaalada. Ilo ka agdhow Madaxtooyada Garowe ayaa sheegay  in maalin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sh, Maxa’ed Idiris oo ka Yaabiyay Madaxweynaha Jabuuti,“Soomaaliyeey Shame On You !” iyo Tafsiirkii Geele DAAWO

Jabuti 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha dawlada Jabuuti Ismaaciil cumar geele ayaa wuxuu ka hadlay arimaha soomaaliya, Sidoo kale Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wuxuu tusaale usoo qaatay Hadal uu jeediyey Sheekh Maxamed Idiris oo kamid ah culimada waawayn ee Soomaalida.

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee garabka haweenka xisbiga ucid marwo Foosiya Caydiid oo ka waramaysa dardar galinta laanta Uk

London 26Aug 14 (SDN/QJ)gudoomiyaha kowaad ee garabka haweenka xisbiga ucid Marwo Fawsiya Caydiid oo u waramaysay qaar ka mida warbahinta ayaa sheegtay in xisbiga ucid laantiisa Uk dhawaan tagerayaal tiro badan ku soo birayaan .marwo fawsiya waxay kale tilmaamtay in xisbiga ucid ay maanta cududiisa ay ku faafsan tahay dhamaan somaliland , garabka haweenka ucid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

NUSOJ and Finnish VIKES Conduct three Day workshop for Somali Journalists in Mogadishu

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) and the Finnish Foundation for Media and Development (VIKES) conducted a two-phase, three day workshop for 80 journalists invited from the whole media stations in Mogadishu at Siyaad City Hotel on 23 – 25 August, 2014. The workshop, which is part of series of workshops planned to develop […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prime Minister of Somalia condemns violence In South Sudan

His Excellency, Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed attended an extraordinary meeting in Ethiopia; The East African regional organization IGAD. This high level meeting consisted of East African heads of state that congregated to discuss the crisis in South Sudan. The need for all parties to adhere to agreements and cease violence was emphasized and the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

WAR DEG DEGA:ilaalada madaxweynaha Jabuuti oo isku rasaaseeyay Garoonka Duyuuradaha iyo Khasaaraha ka dhashay

Jabuuti Aug 25,20149SDN/QJ)-ilaalada madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md Ismaaciil Cumar Geele ayaa manta xili uu madaxweynuhu ka degayay garoonka duyuuradaha Jabuuti isku rasaaseeyay gudaha Garoonka. ilaalada madaxweyne Geelle ayaa la sheegay in rasaasta ay isweydaarsadeen ay sababtay dhaawaca saraakiil ka mida ilaalada madaxweynaha Jabuuti. Madaxweyne Ismaaciil Cumar ayaa xilga shaqaaqadu dhacday ka soo degay gegida duyuuradaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »