Home » 7:12 am
Entries posted on “August, 2014”
Hargeysa 26/8/2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Ergayga Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr. Nicholas Kay, ayaa hadallo iska soo horjeeda isku mariyey barta internet-ka lagu wada xidhiidho ee loo yaqaan Twitter-ka Ergayga Xoghayaha Guud oo bishan August safar ku yimi Somaliland, ayaa qoraal kooban oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 26/8/2014 (SDN/QJ)Maamulaha Shirkada Soo Dejisa Shaaha (Shaah-Yahan Trading Company) Mudane: Jaamac Cisman Cawale Ayaa Maanta Waraysi Gara ah uu siyay Shabakada Hadhwanaagnews ayaa Ka waramay Muran Xoogan Oo ka dhaxayay Laba Shirkadood oo ka Ganacsda Caleenta Shaha Oo Wasaradda Ganacsigu ay Xal waarta ka gaadhay Iyo Go,anadi laga soo saaray Murankaasi Mudane:Jaamac Cisman Cawale […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington Aug 26,2014(SDN/QJ)-Dawlada Mareykanka ayaa shaacisay in ay qorsheyneyso in ay duqeymada ay kula dagaalameyso ISIS ku fidineyso dalka Syiria. Goaankan ayaa la shaaciyay ka dib kolkii dawlada dalka Syria ee Bashar Al Asad ay aqbashay in beesha Caalamku gacan ka siiso la dagaalankana kooxda Islamiyiinta ah ee ISIS. Dawlada Mareykanka ayaa dhawrkii sano ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington:Aug,26,2014(SDN/QJ)-Taliska Sare ee Ciidadama maraykanka kaga sugan Dalalka Geeska Afrika ayaa walaac ka muujiyey Habacsanaan ciidamada reer afrika iyo waliba awoodda sii kordhaysaee ururka Al-qaacida. Wayne W. Grigsby oo ka tirsan Taliska Ciiddamadda Maraykanka ee ku sugan Geeska Afrika, isla-markaana dhawaan booqasho ku yimid magaalladda Muqdisho ayaa bogaadiyey khibradda Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London:Aug,26,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Sirdoonka Waddanka Britain oo si weyn ugu hawllanaa sidii ay u ogaan lahaayeen ninkii gawracay Wariye James Foley ayaa haatan natiijadoodu si hoose u soo baxday. War ay warbaahintu heshay oo uu Bixiyey Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Ingiriisku ayaa lagu sheegay in ninka Gawraca samaynayey oo ku Hadlayey lahjadda Briishku uu noqday Heesaa hore […]
Posted in Uncategorized | Read More »
As our Somali-land Foreign Minister crossed all ethical lines and involves to every issue even if it is out of responsibility and focused only either to benefit financially like the Berbera port deal with a French company and Hargeisa new water project which he would like benefiting financially and stand and acting on behalf of his clan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Aug,26,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Kenya, ayaa ku dhawaaqday inay dhammaadka Miisaaniyad-sanadeedkan ay qorshaynayaa in Shacab Gaadhaya Hal Milyan oo qof la siin doono Koronto Awood Badan. Dowlada ayaa sidoo kale sheegtay in marka la gaadho 2017 in 70% bulshada Kenyanka ay heli doonaan koranto awood leh oo ku filan. Xoghayaha joogtada ee wasaarada tamarta, Joseph Njoroge, ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Djibouti:Aug,26,2014(SDN/QJ)-Dawladda Dalka Djibouti ayaa markii ugu horraysay ka Hadashay Weerar maalintii shalay ka dhacay garoonka Diyaaradaha ee magaalada Djibouti. Warsaxaafadeed ay soo saareen ciidanka Ilaalada Madaxtooyada ee Xaarusu jamhuurka loo yaqaanno, ayaa lagu sheegay inaan dhacdadadaasi ahayn mid madaxweynaha saamaysay, isla-markaana ay ku ekayd ciidamada dhexdooda. War-saxaafadeedkan ayaa lagu beeniyey warar warbaahintu qortay oo sheegayey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gwawza:Agu,26,2014(SDN/QJ)-Islaamiyiinta Xawaaraha sare ku socda Boko Haram ayaa ku dhawaaqday inay Dawlad islaami ah ka samayn doonto Gobollada Bariga dalkeeda ee ay gacanta ku Hayso. Hogaamiyaha Kooxdan Abubakar Shekau oo soo duubay muuqaal ayaa ugu hambalyeeyay xoogaga Boko Haram ee horaantii bishan la wareegay magaalada Gwoza. “Waxaan u mahad celinayaa Alle oo na siiyay guushan, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baydhabo:Aug,26,2014(SDN/QJ)-Hoggaanka sare ee Maamulka K/Galbeed Somali ee xaruntiisu tahay Magaalada Baydhabo, ayaa ku Gooddiyey inay sii wadi doonaan mudaharaadada ay kaga soo horjeedaan Dawladda Federalka Somalia. Xarunta Maamulka oo ah Magaalada Baydhabo waxaa shalay ka dhacay banaanbax rabshado watay, oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh, iyadoo Booliska lagu eedeeyay in ay gaadhi jiidh siiyeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »