Home » 9:57 pm
Entries posted on “August, 2014”
Mashaariicda ugu waaweyn ee ay dawladdaha adduunku hirgaliyaan waxa kow ka ah dhismaha Kaabayaasha Dhaqaalaha. Waana goobaha adeega iyo wax soosaarka dalalku ay ka abuurmaan, si loo hormariyo nolosha muwaadiniinta isla markaana loo sameeyo isku filaansho iyo isdabar dhinaca dhaqaalaha iyo siyaasadda ah, waxa mihim ah in la hirgaliyo dhismaha mashaariicdan. Kaabayaasha Dhaqaalaha waxa ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A Toronto woman gunned down in Calgary early Saturday was an innocent bystander in the wrong place at the wrong time, police say. Natasha Mohamed Farah, 26, was killed in a shooting near 11th Ave. and 1st St. Southwest at about 3 a.m. Ms. Farah, who had just recently moved to Calgary, was pronounced dead […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The ITUC has strongly backed a protest by the International Federation of Journalists (IFJ) over the Somali government’s detention of 19 journalists and the closure of independent radio stations. According to witnesses, three of the journalists were severely beaten in detention. The ITUC understands that a court has now extended the detention period of the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Copy to: Somali-land donors Office, Hargeisa Copy to: UNDP Office, Hargeisa Copy to: All Eidagale traditional leaders Copy to: All to whom it may concern In the situation like the above in which some greedy elements of the society attempt to profit in the expenses of the poor people, all of us are obliged to speak and defend the voiceless people regardless any part of somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Saax dheer 26.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Qaranka Somaliland,ayaa dagaal muddo kooan qaatay waxay kula wareegeen deegaanka lagu magacaabo Dabataag oo ka tirsan gobolka Sool isla markaana u dhaxay sa Laacsaanood iyo magaalo xuduudeedka uu ku sugan yahay Cali Khaliif Galaydh ee Saaxdheer, waxaay Dabataag iyo Saaxdheer isku Jiraan 40 KM halka ay magaalada Laascaanood iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London26Aug14(SDN/QJ)Haweenka Gobolka Gabiley ee ku sagan Uk ayaa soo abuubaly xaflad sagootin iyo soo dhawayn isagu jirta oo lagu soo dhawaynayey gudoomiyaha gobolka gabiley oo ku sugnaa wadanka Uk xafladan oo ay ka soo qayb galeen wax garadka iyo aqoonyahanada ka soo jeeda Gobolka Gabiley iyo kulanka oo aha is xog waraysi mudadii uu xilka hayey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26/8/2014 (SDNQJ)- Waxa Markii Ugu Horeysay Somaliland Laga Sameeyay Urur Daryeela Xayawaanka Ay Dadku Manaafacaadsadaan. Waxaa Sameeyay Ururkaasi Oo Ah Mid Samafal Koox Aqoonyahanno Oo Is Xilqaamay. Gudoomiyaha Ururkaasi Cali Xasan Xirsi Ayaa Ii Sheegay In Sameynta Ururka Ay Ku Kalliftay Markii Ay Arkeen Tacaddiga Baahsan Ee Lagula Kaco Xayawaanka Dadka La Dhaqma. Wuxuu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 26/8/2014 (SDN/QJ) Ciidanka Nabad-sugida Somaliland ayaa toddobaadkii hore dabayaaqadiisii Magaaladda Hargeysa ku qabtay Idaacad FM Radio ah oo ku socotay dalka Ethiopia. Ragga watay Idaacadda lagu qabtay Hargeysa ayaa sheegay inay ka tirsanaan jireen jabhadda ONLF hase yeeshee ay hada ka mid yihiin jabhad cusub oo ka dagaalami doonta gudaha Ethiopia. Warar Rasmi ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
hargeisa 26/8/2014( SDN/Qj)Wa barnaamijkaygii Qurbejoog, Kooxda Khaatumo xubnihii uga qayb gali lahaa 3 saacadoo ee ugu dambeeyey ayey ka baxeen balanka.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 26/8/2014 (SDN/QJ) Beesha Koonfurta magalada hargeisa ayaa shirar badan oo labadii builoodee ugu danbeeyey ay ku yeelnayen deegano badan ooy kaga hadlayen mashruuc ay dawaladu kaga samaynayso seero banka qoolcaday ee degmada salaxlay ayey qoolcaday ku soo gabo gabeyen iyagoo go aamo ka soo saaray bankasi Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe jog .com […]
Posted in Uncategorized | Read More »