Home » 5:06 am Entries posted on “August, 2014”

Xabad-joojin Lagu Diirsaday Oo Laga Hirgeliyey Deegaanka Qaza

Qaza:Aug,27,2014(SDN/QJ)-Dagaalyahannada Xamaas ee Reer Falastiin iyo Maamulka Yuhuudda ayaa si wada jir ah u aqbalay Heshiis xabad-joojineed oo ay dabada ka riixayso Dawladda Masar, kaas oo laga hirgelinayo Deegaanka Qaza ee Dagaalladu ka socdeen. Sarkaalka u qaabilsan Xamaas arrimaha wadahadalada Moussa Abu Marzouk ayaa sheegay in heshiis soo afjarayo dagaal socday muddo 7 toddobaad ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Kenya oo Ka Dalbaday Ku Xigeenkiisa inuu Waxbarashadiisa Soo Dhamaysto,Isla Markaana uu Macalimiintiisa Qanciyo Si aanay u Ceeboobin

Nairobi 27.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ugu baaqay ku xigeenkiisa William Ruto inuu dhammeeyo waxbarashadiisa, uusan-na ceebeyn dowladda. Madaxweynaha ayaa ka hadlayay xaflad lagu dhagax-dhigayay dhismeyaal cusub oo lagu kordhinayo Jaamacadda Nairobi. Madaxweynaha ayaa u jeediyay Ruto oo dhowaan iska diiwaan-geliyay PHD jaamacadda Nairobi inuu si adag wax u barto si […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Beel Miisaan Leh Oo Sheegtay Inay Ka Baxayso Maamulka Puntland, Una Guurayso Maamullada Dawladda Taabacsan

Gaalkacyo:Aug,27,2014(SDN/QJ)-Beel ka mid ah Kuwii Dhidibada u taagay Maamulka Puntland, ayaa ku dhawaaqday inay Go’aansadeen inay iska baxaan Maamulkaas, isla-markaana ay u digorogonayaan dhinaca Dawladda Federalka. Kulan Waxgaradka Beesha Layl-kase ay ku yeesheen Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa waxaa sheegeen in ay uga Arinsadeen Qaabkii ay uga bixi lahaayeen Maamulka Puntland. Nabaddoon Salaad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Awiimiir Cusub Oo Shabaabka Buulla-Madheedh Siiyeen Shacabka Deegaanka iyo Weerarro Dhawaan La Filayo In Ciidanka Huwanta Halkaas Ku Bilaabaan

Buulo-Madheedh:Aug,27,2014(SDN/QJ)-Kooxaha Alshabaab eek u sugan magaalada Buull-madheedh ee Gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa shacabka Halkaas deggen awaamiir cusub kusoo rogay. Alshabaab waxa ay gaadiidka waawey ku xidhay Cod-baabiyayaal, waxana ay bilowday inay dadka u sheegto inay magaalada Iskaga Baxaan, waxana ay sabata uga dhigeen inuu cadow kusoo wajahan yahay iyadoo xilligan Ciidamada Huwantu ku sii dhaw […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaar ka mid ah Shaqaalaha Beeraha Qaadka Kenya Oo Lagu Arkay Xanuunka Ebola iyo Halista Somalia Kaga Iman Karta

Nairobi:Aug,27,2014(SDN/QJ)-Waxa soo Baxaya warar sheegaya in Qaar kamid ah shaqaalaha Beeraha qaadka eek u Yaalla Gobolka Meru ee dalka Kenya laga Helay Xanuunka Halista Badan ee Ebola. Shaqaalahani Cudurka Halista ah ee Ebola laga helay ayaa waxaa la sheegay inay ahaayen dhalinyarada gurta Qaadka islamarkaana u kala dhoofin jiray Dalalka Africa. Shaqaalahaani Cudurka laga helay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Beelaha Gobolka Sool oo bilaabay ka hor imaadka Khaatumo baaqna soo saaray

Garoowe Aug 27,2014(SDN/QJ)-Beel ka mida beelaha reer Sool ayaa qaadacay shirkii dhawaanta ka dhacay degaanka Saaxdheer ee loogu magic daray Khaatumo 3 ee Cali Khaliif Galeydh loogu doortay Madaxweynaha Khaatumo. Baaq ay Garaado ku sexeexan yihiin oo ay beesha Ugaadh-yahan ayaa sidan u qornaa sidan

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Abwaan Sangub: “Waxaan ku shaqeeyaa iskaa-wax u qabso”

Muqdisho Aug 27,2014(SDN/QJ)-Abwaanka Maxamuud Ciise Sangub oo haatan sanadkii u danbeeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa ka waramaya xaalada jiqda ah ee uu ku nool yahay iyo suugaan cusub oo uu daah rogay. Halkan hoose ka DAAWO wareysiga Maxamuud Ciise Sangub oo ka waramaya marxaladahaasi.  

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Xaysimo:Annigu waxaan ku talin lahaa dawladda Somaliland-na aan u soo jeedin lahaa in wada hadal lala furo Cali Khaliif

Hargeysa Aug 27,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Gobolka Cusub ee Xaysimo ee Somaliland Md. C/rashiid Maxamed Axmed (Xiir) ayaa dawlada Somaliland uGu baaqay in wadahadal lala furo madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh. “Annigu waxaan ku talin lahaa dawladda Somaliland-na aan u soo jeedin lahaa in wada hadal lala furo Cali Khaliif, oo wada xaajood lala gallo ayaan ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaridka ah oo Isku Muruxsaday Iyo Daneeyayaasha Dimuquraadiyada Somaliland oo la eegayo inay soo Farogeliyaan DAAWO

Hargaysa 27.Aug 2014 (SDN/QJ)- Musharraxa u taagan Jagada Madaxweyne-nimada Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal ali Xuseen, ayaa faahfaahin ka bixiyey waxay ka wadahadleen Wefti ka socda dalalka Somaliland ka taageera arrimaha doorashooyinka iyo nidaamka dimuquraaddiyadda oo Hargeysa ay Insiintii doraad  kulan ku wadayeesheen Masuuliyiinta Xisbiyada, waxaanu sheegay inay Weftigaasi ka garnaqayaan ama dhex-dhexaadinayaan khilaaf […]

Posted in Uncategorized | Read More »

poetry and dance celebrations….damashad gabay iyo ciyaaro

Waxaanu si Rasmi ah ugu soo dhawaynayaa bulshada Somali Museum oo xagaagan ay ka socoto bandhig hidaha iyo dhaqanka ah. waanu casumaynaa dhamaantiin inaad kasoo qabgashaan damaashaadka hidaha iyo dhaqanka soomaalida iyo galabnimo ku saabsan gabayada iyo ciyaaraha Bandhigan waxa kawada shaqeeyey Somali Artifact and Cultural Museaum iyo Made Here, oo ah mashruuc ay leedahay […]

Posted in Uncategorized | Read More »