Home » 12:59 am
Entries posted on “August, 2014”
Douglas McCain, a Minnesotan who had been killed fighting alongside ISIS, was childhood best friends with another American who had joined an al Qaeda-linked terror group fighting in Somalia. One of McCain’s closest childhood friends was Troy Kastigar. Over a decade ago, Kastigar and McCain had shared an address, and the two graduated together from […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti Aug 27,2014 (SDN/QJ)-Dawlada Jabuuti ayaa maanta xabsiga ka sii deysay culimo ay xabsiga dhigay sanad ka hot. Dawlada Madaxweyne Geele ayaa culimada ku eedeysay in ay ka mid yihiin taageereyaasha dalada Mucaaridka Jabuuti ku midoobeen ee USN. Culimada ayaa la qabqabtay ka dib Kolkii ay dhaliilo u jeediyeen hanaanka maamul ee dawlada Jabuuti. Dalada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 27/8/2014 (SDN/QJ)-Dawladda Jabuuti ayaa si faahfaahsan uga hadashay sidii uu u dhacay Falkii lagu dhaawacay Dhakhtarka Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele iyo laba Askari oo kale wakhti Madaxweynaha Jabuuti ka soo degay Madaarka. Wasiirka arimaha dibada Jabuuti Maxamed Cali Yuusuf ayaa sheegay inuu Askariga falkan gaystay sheegtay Arimo gaar ah oo isaga iyo dhakhtarka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 27/8/2014 (SDN/QJ):-odoyaasha iyo madax dhaqameedka deegaanka Koonfureed ee madaarka caasimada Hargeysa ayaa maanta iskugu yimid shir ay kaga hadlayaan cida ay maamul ahaan hoos tagayaan degmooyinka Hargeysa iyo Salaxlay. Shirkan aoo ay iskugu yimaadeen odayaasha, waxgaradka iyo caaqiladda deegaanka koonfurta madaarka Hargeysa ayaa sheegay in khilaafka caasimadda iyo degmadda Sallaxley ka jira ee ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 27Aug14 (SDN/QJ) Munaasabad aad u qiimo iyo qaayo badnayd ayaa kulmisay qurba-jooga reer-g abiley ee cariga ingiriiska habeenimadii sabtida. Waxay ahayd xaflad soo dhaw eyn iyo sagootin ah oo loo sameeyey badhasaabka gobolka Gabiley mr. Maxam ad Cabdi “Shiine”. kuyalnkan oo Il-yarta ayaa is qabatay waxaanay u dhacday si sharaf iyo m aamuus leh. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ku-xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka (Deputy National Security Adviser) ee waddanka Ingiriiska Mr. Julian Miller, ayaa markii u horraysay safar shaqo oo kedis ah ku yimi Somaliland shalay. Sarkaalkan darajadiisu aadka u sarrayso ee ka socda Hay’adda Amniga Qaranka, isla markaana Boqortooyada Ingiriiska uga wakiil ah Isbahaysiga NATO, waxa uu safar saacado […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Saax-dheer:Aug,27,2014(SDN/QJ)-Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Maxamed Maxamuud Dhunkaal, ayaa Ka Hadlay Dagaal ciidankiisu shalay galabtii gudaha ugu galeen Magaalada Saax-dheer ee Koonfurta Gobolka Sool. Taliye Dhunkaal oo u warramayey mid ka mid ah idaacadaha ka Hawlgala Dhinaca Koonfurta Somalia, ayaa sheegay inay ciidankooda ku amreen sidii ay u baajin lahaayeen Caleemo-saar kooxda Khatumo doonaysay inay ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay duhurkii dib ugu soo laabtay magaaladda Hargeysa, ka dib markii uu muddo laba maalmood ah socdaal ugu maqnaa magaalo xeebeeda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil. Socdaalka madaxweynaha ee Berbera oo iskugu jiray nasasho iyo shaqo waxa uu mudadii uu ku sugnaa magaaladdaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Aug 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ku tilmaamay war been abuura oo aan sal iyo raadtoona lahayn,kaas oo sheegaya inuu Suldaan Maxamed qorsheynayo dhul ay leedahay Sallaxlay inuu ku daro Gobolka HAWD,isla markaana waxa uu eedeeyn kulul u jeediyay Maayarka SALLAXLEY oo uu ku tilmaamay inuu fashilmay. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismayo:Aug,27,2014(SDN/QJ)-Hoggaamiyaha Maamulka Juba Land Sheeh Axmed Maxamed Islaam (axmed-madoobe), ayaa Haatan lagu cadaadinayaa sidii uu dalwadda Federalka ah ugu wareejin lahaa Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismayo. Heshiis ay sanadkii hore Dowladda iyo Maamulka Jubba ku wada gaadheen Magaalada Addis Ababa, ayaa waxaa laga soo saaray in lix bilood ka dib Dowladda Somaliya, lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »