Home » 2:19 am Entries posted on “August, 2014”

Guddoomiyaha Xisbiga UCID ISIS ku sifeeyay Cawaan mar uu u waramayay Jariirada The Newyorker

Hargeysa Aug 28,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaredka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa mar uu u waramayay jariirada caanka ah ee The Newyorker waxa uu sheegay in kooxda ISIS ay tahay Cawaan. Guddoomiyaha UCID ayaa inan uu dhalay oo Sayid la yidhaahdo kuna dhashay dalka Finland iyo xaaskiisu ay ku biireen kooxda ISIS, waxaana dhawaan la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Culamadii reer Jabuuti”Waxaan la iloobi kareyn oo aan u mahadnaqeynaa Qurbejooga reer Jabuuti

Jabuuti Aug 28,2014(SDN/QJ)-Culamadii reer Jabuuti ee sanadka ku xirnaa xabsiga Gabod ee shalay la sii daayay ayaa khudbad u jeediyay shicibkii reer Jabuuti ee sida weyn u soo dhaweeyay culimadii sadexda ahaa ee xabsiga sanadka ku jiray. Culimada ayaa hore u taageeray dalada mucaaridka Jabuuti ee USN iminkana ku celiyay taageeradii ay horeba u muujiyeen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tacsi Tiiraanyo leh oo loo dirayo S/Guuto C/llaahi Xasan Bariise oo walaalkii ku geeriyooday magaalada Muqdisho

  Tacsi Tiiraanyo leh oo loo dirayo S/Guuto C/llaahi Xasan Bariise oo walaalkii ku geeriyooday magaalada Muqdisho   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Raiisal wasaare C.weli Goodimayaha Golaha Barlamanka Maxamamed Sheekh Cusman Jawaari Wasiirka warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow Wasiirka Amniga janaraal Khaliif Axmed Ereg Wasiirka Cadaalada iyo Arimaha dastuurka Faarax Sheekh Cabduqaadir Wasiirka Arimaha Gudaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dr. Axmed Cumar Gaagaale ”Abaaraha ka jira Degmada Buulaburde Hadii aan Hadda wax laga qaban waxa ay qarka u saarantahay in ay Macluul isku badasho”

Muqdisho Aug 28,2014(SDN/QJ)-Dr. Axmed Cumar Gaagaale oo ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo Jeeda Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay abaaraha ka jira Gobolka Hiiraan oo si gaar ah u saameeyey Shacabka ku nool Degmada Buulaburde iyo Tuulooyinka hoosyimaado kadib markii ay isku darsadeen go’doominta kooxda Al-shabaab iyo abaaraha ku dhuftay halkaasi.   Goobaha ugu daran […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadii Xafladaha Iyo Aroosyada

waxaa aan marka hore salamaya dhamaan saxaafada iyo akhriisatayasha oo dhan ,salan kadib waxaa aan raba bal in aynu yara dul istagano xukuumada maanta tallada dalka gacant ku haysa,taso sida laga wada dharagsanyahay aan uu shaqeyn wixii lagu soo doortay balse haysa shaqo aan shacabku ku dooraan,sida aan maqalka magaca uga dhigay iddiinkuna aad aragtan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Culamadii u xirneyd dawlada Jabuuti oo farxad lagu soo dhaweeyay(DAAWO SAWIRO)

Jabuuti Aug 28,2014(SDN/QJ)-Shacabka reer Jabuuti ayaa soo dhaweyn baaxad leh ku soo galbiyay culimo dawlada Jabuuti ay xabsiyada ku heysay mudo sanad ah. Taageereyaasha dalada mucaaridka Jabuuti ee USN iyo madaxdooda ayaa soo dhaweyn qiiro leh u sameeyay culimada gardarada lagu xiray. Culimada oo khudbado kooban u jeeediyay shicibkii soo dhaweeyay ayaa taageero mug leh […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UNHCR donates vehicles to help refugees returning to Somali

DADAAB:KENYA: UNHCR has  donated two new project vehicles to Mandera County government.  The donation which also included sleeping mats and blankets took place at Mandera County offices on Monday where the County Governor, Ali Roba received them. Among leaders also present were Mandera County Commissioner, Ole Nkoyo Alex and UNHCR Head of Operations in Dadaab, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Literature in a land with no alphabet

HARGEISA, Somaliland (CNN) —In 1856, British explorer Richard Burton described Somalia as a nation of poets. It may seem an unlikely moniker for a country that has since become defined by piracy, state collapse, and the many horrors unleashed by Al-Shabaab — the Islamic extremists who control much of the country. But, much has changed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

How Britain’s ban on khat created a supply glut in Somalia

“The president has arrived, the president has arrived,” chant youths in Mogadishu’s Beerta Khaatka market, as armed men in trucks mounted with machine guns escort lorries with horns blaring through the throng. The joking salutation is not for Somalia’s president, but hails white sacks brimming with leafy sprouts of khat, the narcotic shrub chewed across […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Silanyo administration’s attempt for Salahlay district to fall at present under Hargesisa district is totally rejected by the community, as this is double standard

A double standard is the application of different sets of principles for similar situations, or by two different people in the same situation. This is the policy exercised by Silanyo administration to the people living between Hargeisa and Salahlay. The attempt of president Silanyo administration to change the policy which they have adapted during the last local […]

Posted in Uncategorized | Read More »