Home » 6:38 am
Entries posted on “July, 2014”
Melbourne:July,29,2014(SDN/QJ)-Ciidanka ilaalada Xeebaha Dalka Australia ayaa lagu eedeeyey inay Tacaddiyo u geysteen Muhaajiriin soomaali ku jirto oo dalkaas u socday. Dadka la sheegay inay ciidamada Ilaallada Biyaha Autralia Dhibka gaadhsiiyeen, ayaa tiradadooda lagu sheegay afar qof, iyadoo lab aka mid ahna lagu sheegay innay soomaali ahaayeen. Dadkan ayaa kamid ahaa koox muhaajiriin ah oo ciidamada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:July,29,2014(SDN/QJ)-Colaadda iyo Nacaybka u dhexeeya Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Saxaafadda Madaxa Bannaan ayaa Taariikhda Markii ugu horraysay Gaadhay Halkii ugu sarraysay, iyadoo taasna Sabab looga Dhigay Wasiirka Warfaafinta oo aaminsan in Cabudhini ay xal u noqon karto Libin laga Gaadho Warbaahinta. Tv-ga Universan oo muddo ka hor uu Wasiir Cukuse dalka ka mamnuucay inuu ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,2014(SDN/QJ)-Waxa Soo Badanaya Tallaabooyinka Xadka ka Baxsan ee Ciidamada Midowga Afrika ka wadaan Goobo ku Yaalla Muqdisho, gaar ahaan Goobaha Masaajidada ah ee LLagu Cibaadaysto. Ciidamadan ayaa Ayaamahan dambe Bilaabay inay Baadhitaano ku sameeyaan Dadka ku Tukanaya Masaajidada Madaxtooyada u dhaw, iyagoo irrida hore ee Masaajidadaas six ad-dhaaf ah ugu baadhaya Shacabka soomaaliyeed ee Halkaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,29,2014(SDN/QJ)-Ciidanka gaarka u ah ilaalinta Nabadgelyada waddooyinka ee Magaalada Muqdisho ka Hawlgala, ayaa si weyn uga Cabanaya Dhiggooda Qalabka sida ee Waddooyinka Muqdsiho isticmaala. Taliyaha Ciidamada Ilaalada Wadooyinka Soomaaliya Cali Xirsi Barre”Cali Gaab”oo la hadlay Warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa ay wataan Saraakiisha Dowladda aanah Xushmeyn Ciidamada ilaalada Wadooyinka ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa July 29,2014(SDN/QJ)-Kooxda Xulka Qaraniga oo barnaamijkoodii ciida eek a baxay HCTV ayaa noqday mid shiiqiyay Barnaamijkii Ciida ee TVga SNTV. Barnaamijka Ciida ee HCTV ayaa wax aka soo muuqday fanaaniinta Mursal iyo Xaaskiisa Sinimo iyo fanaaniin kale oo qiimo leh isla markaana soo bandhigay heeso mucjiso ah. HALKAN HOOSE KA DAAWO BARNAAMIJKA CIIDA EE […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Borama July 29,2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaarada Boosto iyo isgaarsiinta Md Maxamed Jaamac Abgaal ayaa fariin uu u diray dadka reer Somaliland iyo dawladaha ay jaarka yihiin waxa uu si qoto dheer uga waramay saameynta ay amaan daradu mujtamica tolka ah ku yeelan kareyso. Wasiirku waxa uu si gaar ah uga hadlay taariikhda gobolka iyo ta reer Awdal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa July 28,2014(SDN/QJ)-Fanaanka caanka ah ee reer Somaliland Maxamed BK oo ka qeyb qaadanayay barnaamijka munaasibada Ciida ee TVga Soomaaliya ayaa u quus gooyay qolooyin maalmo dhaweynto isku qaldayay qadiyada iyo Fanka. Fanaaniinta Geeska Africa oo sida magacooda ka muuqata ah dhalin fankoodu gaaray dunida dacaladeeda ayaa si cad u sheegay qadiyadooda. Ka qeybqaadashada fanaaniita […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London July 28,2014(SDN/QJ)Qoraal uu dhawaan na soo gaarsiiyay Xoghayaha kaluumaysiga khayraadka bada ee xisbiga ucid Cabdilahi Cumar Xuseen Shaqale ayaa waxa uu mar kale uga waramay xaalada kheyraadka dalka oo ay xukuumadu ku tagri faleyso,qoraakiisuna waxa uu u qoraa sidan; “Waxaan halkan ka salaamaya warbahinta Somaliland Iyo dhamaan shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay joogan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Aniga Oo Ku Hadlaya Magaca Xisbiga Guud Kan Garabka Laanta Sweden Iyo Kan Guddiyada Waxa Aanu Halkan Hambaalayo Uga Diireynaa Dhamaan Ummadda Islamka Ah Iyo Dhamaan Dadka Somalida Ah Iyo khaasatan Dadka Reer Somaliland Guddo Iyo Dibaadba Waxa Aanu Leenahay Hambaalyo Munaasiibada Cidul Fadriga. Waxa Kale Oo Aanu Alle Ka Baryaayina In Sannadkan Kiisa Kale Alle […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu Mayor, Hassan Mohamed Manguud, had by chance escaped an attempt on his life when an explosive device, planted in his car earlier, went off in the Somali capital. The device went off a very short time before Manguud got into the car on Saturday, totally destroying it, according to a Somali government official. “The […]
Posted in Uncategorized | Read More »