Home » 8:30 pm
Entries posted on “July, 2014”
Saaxdheer July 29,2014(SDN/QJ)-Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante Garaad Jaamac ayaa hadal uu ka jeediyay madal lagu xusayay Ciidul fidriga waxa uu ka sheegay hadalo deel qaaf ku ahaa madasha iyo mansabka umadeed ee uu huwan yahay. Garaadka ayaa hadaldiisa laga dhadhansanayay inuu yahay nin daad qaaday xubo cuskay,ka dib kolkii beeshiisu la qaadan weyday colaad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laascanood July 29,2014(SDN/QJ)-Ciidamo ka soo goostay maamul goboleedka Puntland oo ka soo jeeda Gobolka Sool ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Laascanood. Ciidamadan oo lagu biiriyay kuwa qaranka Somaliland ayaa waxa la hadlay taliyaha ciidamada Somaliland qeytiisa todobaad Mahad Canbaashe Celmi. Talliye Mahad waxa uu ka waramay sida talada beesha Sool ay u kala baahsan tahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
When Hani Garabyare was a little girl, she prayed that she would be an American. The 27-year-old Somali native is now an American citizen and finds herself walking up Capitol Hill each day to work in the Senate. When Garabyare was 3 years old, Somalia descended into civil war. Both her parents were members of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
ISTANBUL, Jul 29 2014 (IPS) – Among the labyrinth of winding narrow streets just outside a major shopping centre in the Kumkapi neighbourhood of Istanbul is a rundown road, congested with shops and apartments stacked atop one another. Cars somehow manage to come barrelling down the street as people slowly move to the narrow pavement […]
Posted in Uncategorized | Read More »
ROME – Paying one of the highest prices for the escalation of the conflict in Libya are once again refugees – including many Eritreans, Ethiopians, Sudanese, and Somali, said Father Mussie Zerai, head of the Habeshia Agency Cooperation for Development. Habeshia has called for a humanitarian corridor to take the thousands of refugees from other […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Monrovia July 29,2014(SDN/QJ)-Dalka Liberia oo uu cudurka Ebola aad ugu dii faafayo ayaa waxa la xiray dhamaan xuduudihiisa si loo maareeyo fidida cudurkan halista ah. Xiriirka kubedda cagta ee dalkaas ayaa sidoo kale hakiyay dhamaan tartamadii ciyaaraha noocyada kala duwan si dadka cudurku hayo aaney u qaadsiin bulshada inteeda ka bedka qabta. Xuduudaha dalka Liberia […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa July 29,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Fanaaniinta Xidigaha Geeska Xasan Dhuxul laabsalaax oo ka hadlay shir jaraqid oo ay hargeysa ku qabteen ayaa sheegay in ay raali gelin ka bixinayaan wareysiyo ay siiyeen TVyo ay ka mid yihiin universal iyo SNTV oo muran ka dhashay. Waxaanu laabsalaax cadeeyay in fanaaniinta Xidigaha Geesku u taagan yihiin taageerida Qadiyada Somaliland, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa July 29,2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaarada Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Samaale ayaa mucaarid ugu baaqay in aaney qabyaalad wax ku doonin ee ay la yimaadaan fikrado. Wasiirku waxa uu ugu baaqay mucaaridka in laga gudbay xiligii qabyaalada wax lagu heli jiray loona baahan yahay in horumar loogu baaqo bulshada. Hadalkan ayaa fejiciso ku noqday dadka falan qeeya siyaasada Somaliland, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Oslo:July,29,2014(SDN/QJ)-Kooxaha Sirdoonka u qaabilsan Dalka Norway, ayaa soo saaray Digniino sheegay suurtagalnimada in dalkaasi ay ka dhacaan weerarro argagixiso. Haweeneyda Madaxda ka ah Boliska Ammaanka Norway (PST), Bendicte Bojornland ayaa maanta Shir Jaraa’id ku qabatay caasimadda dalkaasi ee Oslo, iyadoo tilmaamtay inay qaadeen Tallaabooyin lagu adkeynayo Ammaanka Guud, si looga hortago weeraradda argagixisadda ee la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tel Aviv:July,2014(SDN/QJ)-Ka dib markii ay Dhamaadeen muddo 24-saac oo Yuhuudu duqayntii qaza joojiysay, ayuu Ra’isalwasaaraha Yuhuuddu Baynymin Netanyahu iska diiday xabad-joojin rasmi ah oo la galo. Waxaa la filaya daqiiqadaha soo socda inay 2-da dhinac isku bilaabaan,iyadoo Isreal sida caadada u ah la filayo inay Caruurta,Haweenka iyo Isbitaaladda weerarto si ay Xamaas ugu qasbaan inay […]
Posted in Uncategorized | Read More »