Home » 8:26 pm
Entries posted on “July, 2014”
THE exhibition of Somali art and craft at the Old Fire Station Gallery from June 6 to 10 far exceeded our wildest hopes. The idea came from Carol Crowdy and much of the work in connection with it was done by her, for which I am most grateful. We were greatly assisted by the charity […]
Posted in Uncategorized | Read More »
United Nations: War-torn Somalia is sliding back into an acute hunger crisis with parts of the capital facing emergency levels just short of famine, the United Nations warned on Monday. “Somalia’s food security crisis is expected to worsen over the next several months following poor performance of the major rainy season, shrinking humanitarian assistance and […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Khadija Osman, 18, shuffles a stack of certificates, one for making the honor roll and several others awarded by teachers. She just graduated from Arroyo Paseo Charter High School in City Heights and is heading to UC Merced in the fall to study biochemistry. In Somalia, where her family comes from, girls were much less […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, July, 07, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wasiirka Warfaafinta Mustafa Sheekh Cali “Dhuxuloow”, ayaa galabta furay shirka wadatashiga xeerka Saxaafadda oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta. Shirka ayaa soconaya muddo 2 cisho ah, waxaana ka soo qeyb galay wakiilo ka socday Hey’addaha warbaahinta, Ururada u dooda xuquuqda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 07.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Sabtidii lasoo dhaafay bilaabay kormeerka wasaradaha ayaa maanta tagay qaar ka mid ah wasarada dowadda kuwaasoo ku yaala laamiga ama agagaarka madaxtooyadii hore. Kormeerkan ayaa ahaa mid saxaafada aysan waxba kala socon isla markasna uu gaar u yahay Dr.Gaas wuxuna la kulmay madaxda wasaradaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 07.July 2014 (SDN/QJ)- Tartanka Qur’aanka Kariimka ee Madaxweynaha Somaliland uu Agaasinkiisa Lahaa ayaa Galabta ka furmay Masjidka Cali Mataan. Tartankan Waxaa ka Qayb qaadanaya 17 Xubnood oo ka kala socday Gobolada dalka halka Tiro taas la mid ah oo ah Gudida Tartankan iyana ay ka kala yimaadeen Gobolada dalka . Tartankan Horyaalka Tartamada Qur’aanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 07.July 2014 (SDN/QJ)- Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta ,Dhaqanka Iyo Wacyi-galinta Somaliland Mudane Maxamed Aadan Ilkacase ayaa maanta shahaado sharafyo guddoonsiiyey shaqaalaha qaybta IT-ga ee Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigalinta Somaliland . Munaasibada Shahaadooyinka Lagu Guddoonsiinayey shaqaalahan oo ka qabsoontay xafiiska Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxa kale oo goob joog ka ahaa Agaasimaha Idaacada Radio […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 07.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Debedda ee Somaliland, Mohamed Biixii Yonis, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Qunsulka Guud ee Turkeyga u fadhiya Somaliland, Muzaffer Yuksel. Booqashada Yuksel ee Wasaarada Arrimha Debedda ayaa la xidhiidhay is-barasho waxaana laga wadahadlay xidhiidhka Turkeyga iyo Somaliland. Arrimaha kale ee laga wadahadlay waxa ka mid ahaa mashaariicda dawlada Turkeygu ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
In 1975, Islamic Banking was the first time officially initiated in this world. Dubai Bank was first Bank to operate as an Islamic Bank. Fortunately, Islamic Bank spread all over the world. More than 500 Banks work on this earth. What is the Islamic Bank? Islamic banking is an ideological discipline that draws on […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Arday xaflad soo dhawayn ah u samaysay maclinkoodii Tarbiyada Islaamka ee Dugsiga Sarre 5 sano ka hor. Waxay ahayd maalin qiimo badan. Taariikhdu markay ahayd 6dii July 2014 xaflad aad u qiimo badan ay soo abaabuleed arday u hobolyowday macalinkoodii dugsiga sarre u dhigi jiray Tarbiyada Islaamka shan sano ka hor (2009kii). Xaflada waxaa diyaariyaya fasal ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »