Home » 7:47 am
Entries posted on “July, 2014”
Lamu:July,08,2014(SDN/QJ)-Niman Hubaysan ayaa Habeenimadii Xalay Mar kale weerar gaadmo ah ku qaaday Goobo ka tirsan Deegaanka Lamu ee Xeebta Kenya. Kooxdan ayaa gubtay Xafiisyo halkaas ku yaallay iyo Gaadiid tiro badan oo Goobta yaallay, sida uu saaka daabacay Wargeyska Daily Nation eek a soo baxa Dalka Kenya. Sidoo kale waxay Gubeen Goobo lagu Xafiisyo keyd […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,08,2014(SDN/QJ)-Waxa saaka lagu arkay waddooyinka waaweyn ee u dhaw Aqalka Baarlamaanka somalia iyo Goobo kale oo Magaalada ka mid ah Ciidamo Tiro badan oo la soo dhoobay, kuwaas oo aan hore loo arki jirin. Goobaha ciidamada lagu arkay, ayaa waxa ka mid ah, Nawaaxiga Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya iyo taalada Sayidka ee Magaalada Muqdisho, waxaana la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 08.July 2014 (SDN/QJ)- Tan iyo Markii Dawlada Ingiriisku ay Shaacisay inay dalkeeda ka Mamnuucayso Qaadka isla markaana ay ku dartay Liiska Mukhaadiraadka ay Mamnuuca tahay ka Ganacsigooda Waxaa Bilaabmay dadaalo ay Dawlada Kenya ku baadigoobaysay Meel kale oo Saylad u noqota Waxsoo saarkooda jaadka si aanay isu dhimin Dhaqaalaha badan ee ay ka Helaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,08,2014(SDN/QJ)-Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir, ayaa goor dhaweyd lagu dilay Mudane hore uga tirsanaan jirey Barlamaankii Dawladii Ku-meel-gaadhka ahayd ee madaxweyne Sheekh Shariif. Marxuumka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Cumar Badadi, waxana toogtay Koox ku hubaysnayd Baastoolado oo aan Habytooda la aqoon. Dilka Mas’uulkaasi ayaa waxa uu ka dhacay Degmada Dharkiinley ee Gobolka Banaadir, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,08,2014(SDN/QJ)-Waxa Habeenkii xalay maagalada muqdisho ku Geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Khalaf Aaden (Shangole) oo ahaa Aabaha dhalay Sheekh Fu’aad Shangole oo haatan Mansab sare ka haya Kooxda Al-shabaab. Marxuum Shangole ayaa Taariikh dheer ku lahaa Sports-ka Soomaaliya laga soo bilaabo Xiligii Dowladii militeriga ahayd ee uu hoggaaminayey General Maxamed Siyaad Barre. Geerida Marxuum […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:July,08,2014(SDN/QJ)-Magaalada Hargeysa, gaar ahaan Hutel Mansoor, waxa Habeenkii xalay ahaa ka dhacay Shir Saacado badan socday oo ay iskugu yimaaddeen siyaasiyiin, Madax-dhaqameedyo, aqoonyahanno, waayeel iyo dhallinyaro ka soo jeedo Beelaha ku Abtirsada Magaca Habar-magaadlada. Shirkan ayaa ahaa mid xogtiisu daboolnayd, waxana sida wararka ka soo baxay sheegayaan lagu lafo-guray sidii Go’aan midaysan looga qaadan lahaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,08,2014(SDN/QJ)-Mucaawiye Axmed Xasan oo sheegtay inay Ilmaadeer yihiin wasiirka Madaxtooyada somaliland, ayaa dil Toogasho ah ay ku xukuntay Maxkamad ku taalla Caasimadda Somalia ee Muqdisho. Wiilkan ayaa lagu eedeeyey, isla-markaana Qirtay inuu doonayey inuu Huteel ku yaalla magaalada Muqdisho ka fuliyo qarax loogu talo galay in dad lagu laayo. Wiilkan dhallinyarada ah ayaa cadddaymaha loo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Khalid Al-Faheed, secretary-general of the Ministry of Agriculture, said the ministry is tightening quarantine measures and monitoring camels imported from the Horn of Africa to ensure the safety of citizens and residents from MERS-CoV. The secretary-general did not respond directly to claims that the ministry is planning to ban the import of the animal from […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Legal challenges are mounting in a contentious race for the Legislature that has divided Minneapolis’ Somali community. Rep. Phyllis Kahn’s campaign filed a petition with the state Supreme Court on Monday alleging that a city election judge was biased toward Kahn’s opponent, Mohamud Noor. The filing comes just days ahead of a hearing on the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A special new medical center goes up in Lexington with a mission to help the city’s Somali and Latino minorities. The construction of the Family Medicine Specialist Clinic is almost complete. City leaders saw other similar communities had many more health resources so they knew they had to do something. The 2.5 million dollar facility […]
Posted in Uncategorized | Read More »