Home » 4:35 pm
Entries posted on “July, 2014”
Hargeysa 08.July 2014 (SDN/QJ):- Tartankii Xifdiga Qur’aanka Kariimka ee qaybtii hablaha ee maalmahan ka socday masjidka Cali-Mataan, ayaa shalay gelinkii hore lagu soo gunaanaday masjidka Rusheeye/Nuural Hudaa ee badhtamaha magaalada Hargeysa. Xaflad ballaadhan oo loo qabtay ardaydii ka qayb-qaadatay tartankaasi ayaa waxaa kasoo qayb-galay qaar ka mid ah culimada waaweyn ee dalka. Waxaana halkaasi abaal-marinno […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, July, 07, 2014(SDN/QJ)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Taliyayaasha laamaha Ammaanka, Maamulka gobolka Banaadir, Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka, ayaa xalay magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlayay ammaanka dalka, waxaana kulanka shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed. Furitaanka kulanka waxaa ka hadlay Ra’iisul Wasaare Cabdiweli, wuxuuna ka warbixiyay kulan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Security Conference between the council of Ministers, Benaadir Regional Administration and the Defense committee in Parliament was held last night in Mogadishu chaired by H.E Abdiweli Sheikh Ahmed. Matters concerning heightened security measures were broadly covered, obstacles discussed and further solutions formulated. At the opening of the gathering, H.E Abdiweli Sheikh Ahmed highlighted the outcomes […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa July 08,2014(SDN/QJ)-Odayaasha beesha Cise Muuse oo shir jaraaid manta qabtay ayaa ka digay in biyaha la soo jiidayo bariga magaalada hargeisa laga daayo, waxayna ku sheegen hagardaamo iyagoo sheegay in ay iyaguba udaba fadhiisanayan dawlada balse aan haatan loo baahnayn ina cid gaari ahi dooneyso in ay la wareegto maalmulka biyaha Caasimada.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa8/7/2014 (SDN/QJ)wasiirada arimaha gudaha iyo maaliyada maayaraka caasimaha hargeisa iyo taliyasha ciidanka boloska iyo bada ayaa maanta dhagax bdhigay xarun ay yeelandoonan ciidanka dabdamiska somaliland ayaa waxa halkaasi ka hadlay wasirada maaliyada arimaha gudahaiyo waliba duqa caasimadani hargeisa oo sheeegay in ciidanka loo soo tababari doono nooga baadka lo damiyo iyadoo uu dhulkaasi uu bixiyey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July08,2014(SDN/QH)-Ciidamada Ilaalada waddooyinka Muqdisho ee loo yaqaano Taraafikadda ayaa loo sameeyey Ciidamo boolis ah oo gaadh u ah iyaga. Saaka ayaa markii ugu horraysay lagu arkay Badhtamaha waddooyinka Muqdisho ciidamo Boolis ah oo ilaalinaya Ciidamo Taraafiko ah, taas oo muujinaysa Cabsida haysa Ciidanka ilaaliya Waddooyinka. Ilaalada loo sameeyey Ciidanka Taraafikada ayaa ka dambeysay dilal Maalmihii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:July,08,2014(SDN/QJ)-Xarun ay yeelan doonaan Ciidanka Dab-demiska Somaliland, ayaa maanta Laga dhagax dhigay Badhtamaha Caasimadda Hargeysa. Xaruntan cusub ee ciidanka Dab-demiska ayaan noqon doonta agagaarka Wasaaradda Deegaanka Somaliland, waxana munaasibadii lagu dhagax dhigayey ka qayb galay Wasiirka Maaliyadda Somaliland C/casiis Maxamed Samaale, Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Waran Cade, Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeyey Guuto C/laahi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 8/7/2014(SDN/QJ) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka Socday Shirkada Bollare ee xaga Dekeda ku shaqada leh saldhigeeduna yahay Dalka France oo uu hogaaminaayey Madaxweynaha Shirkadaasi Mr Dominique Lafont.waftigan ooy madaxwaynaha ka wada hadlen sidii Somaliland dakadaheeda loo horumarin lahaa iyaguna waxay ka mahadceliyen sida wacan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 08.July 2014 (SDN/QJ)- Tababaraha Germany ayaa Sheegay in Brasil iyo Germany isku mid yihiin. Tababaraha oo ka hadlayay kulanka adag ee dhex maridoona labadan xul ee Brasil iyo Germany ayaa sheegay in kulankan ay go’aamindoonaan arimo aad u yari. Germany ayaa ku raaxaysanaayay qaab ciyaareed fiican intii uu socday koobka aduunku halka xulka Brasil mararka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 08.July 2014 (SDN/QJ)-Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka Kenya ahna Madaxa Xisbiga Mucaaradka ee CORD Raila Odinga, ayaa wuxuu soo jeediyay in Ciidanka Militariga ee Kenya laga soo saaray dalka Somaliya. Raila Odinga, ayaa sheegaya inaan la aqbali karin amni darada xilligaan ka jirta dalka Kenya, isla-markaana uu Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku fashilmay sidii wax […]
Posted in Uncategorized | Read More »