Home » 6:00 am
Entries posted on “July, 2014”
Muqdisho 10.July 2014 (SDN/QJ)- Ciidamada amaanka ee Somalia ayaa Gacanta ku soo dhigay Xubno lala Xidhiidhinayo inay ka tirsan Yihiin Kooxda Alshabaab. Hawlgalkan ay Ciidamadu Fuliyeen ayaa ka danbeeyay Kadib markii Kooxda Alshabaab ay Weerar ku soo qaaday Habeen hore Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia . Muqdisho SDN/QJ contact@qurbejoog.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 10.July 2014 (SDN/QJ)- Ururka saxafiyiinta Puntland ayaa sheegay in wax badal lagu sameeyay xeerkii lagu hishiiyay ee saxaafada puntland, kaas oo Doraad la horgeeyay barlamaanka Puntland. Ilaa 25 qodob ayuu ururku Map xaqiijiyay in laga saaray qodabadii ku qornaa xeerka saxaafada. Waxayna arintaan ku eedeeyeen wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland oo iyadu xeerkaan ugudbisay barlamaanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 10.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha, Cilmi-baadhista iyo Tiknoolajiga Somaliland Md. Aadan Axmed Warsame oo xilka ku wareejiyey wasiirka cusub ee Madaxweyne Siilaanyo dhawaan u magacaabay xilkaas, ayaa sheegay in xukuumaddu hagratay shaqada wasaaraddaasi oo uu xusay in aan waxba lagu tarin intii uu madaxda ka ahaa. Mr. Aadan Axmed Warsame […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 10.July 2014 (SDN/QJ)- Qaramada Midoobay ayaa ka digtay Saamaynta ka dhalan karta Macluusha Adag ee ka taagan dalka Somalia Waxaanay dalbadeen Sidii loo Heli lahaa Gargaar bani aadanimo oo lagu samato bixiyo dadka la il daran Macluusha Bayaankan ayaa u dhignaa Sidan . “daraasadkii ugu dambeeyey ee ay soo saartay hayadda cuntada adduunka FAO […]
Posted in Sports | Read More »
Hargaysa 10.July 2014 (SDN/QJ)- Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Ku Tilmaamay Shirkad La Siiyey Hirgalinta Diiwaangalinta Madaniga Mid Ku Lug Leh Madaxtoonyada. Waxaa kaloo uu Musharaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID,ayaa Xukuumadda ku dhaliilay siyaasadda arrimaha dibadda oo uu tilmaamay in ay ku fashilanay soona xidhmeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 10.July 2014 (SDN/QJ)- Xubnihii Cusbaa ee Madaxweyne Siilaanyo ku soo daray Golihiisa Wasiirada ayaa ka bixi waayay Casuumado ay u samaynayaan Qaar ka mid ah Wasiirada, Agaasimayaasha dawlada iyo Ururada Waddaniga ah. Wasiiradan oo kala ah Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Cali Xaamud Jibriil iyo Wasiir ku Xigeenka Cusub ee Wasaaradda Kalluumaysiga Mudane Cabdi kariin Axmed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa10.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Md:Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shalay soo kormeeray jidka dhismaha isku xidha Balligubadle iyo Hargeysa oo wajigii koobaad ee dhismahaasi uu gaba gabo ku dhaw yahay shanii KM ee ugu horreeyay. Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil,ayaa bulshada Somaliland ku hambalyeeyay sida ay ugu tartamayaan wax wada qabsiga isla […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boorama 10.July 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda Beeraha ee Somaliland ayaa Mudooyinkii u danbeeyay ku hawlanayd sidii ay Gobolada Somaliland ugu Tijaabin lahayd Dalagyo Wax soo saar si ay u deristo in Ascaar dibada looga soo waarido dalka ay ka bixi karto. Dalagyada ilaa hada lagu guulaystay inay Cimilo ahaan ka bixi karaan Somaliland waxaa ka mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaza July 10 2014(SDN/QJ)-Ciidamada dalka Israel ayaa weerar dhanka cirka oo ay ku qaadaan degaanada ee ay ka arimiyaan kooxda Xamaas ayaa waxa ku dhintay xhicib aad u tiro badan. Xamaas ayaa dhakooda degaanada Israeliyiinta ku tuuray gantaaladii u badnaa ebid lala eegto Israel. Israel oo leh gantaalo casri ah oo dhulka soo dhiga kuwa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington July 10,2014 (SDN/QJ)-Mareykankain ayayaa lagu eedeeyay in uu basaaso muslimiinta dalkaa ku nool ee heysta dhalashada dalkaas. Sidaana waxaa lagu daabacay bar Internet ka ah oo hore u daabacay in Hayadaha sirdoonka mareykanka ay muwaadiniinta basaasaan. Muslimiinta ay hayadaha sirdoonka mareykanka basaasaan ayaa ah shan ruux oo is ugu jira a qoonyahano iyo siyaasiyiin. […]
Posted in Uncategorized | Read More »