Home » 1:51 pm
Entries posted on “July, 2014”
Hargeysa:July,10,2014(SDN/QJ)-Guddida Qandaraasyada qaranka Somaliland, ayaa markii ugu horraysay shaacisay in qaradaraaskii Diiwaangelinta Madaniga ah ay ku guulaystay shirkad gaar loo leeyahay oo Sahal Lagu magacaabaa. Guddoomiyaha Guddidaas Aadan Axmed Nugaal oo Saaka Saxaafadda la Hadlay, ayaa sheegay in shirkadaasi noqotay mid ku guulaystay Hawshaas qaran, isla-markaana aanay jirin wax eex ah oo lagu siiyey, basle […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Agaasimaha Xafiiska Nabadgalyada iyo Badbaada Ee Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Madaxweynaha Ku Hambalyeeyey Aasaasida Ciidamada Dab-Damiska Hargeysa()-Agaasimaha Xafiiska Nabadgalyada iyo Badbaada Caasimada Hargeysa Mr. C/qaadir Cumar Xaashi ayaa Madaxweynaha ku hambalyeeyey Aasaasida Ciidamada Dab-damiska Qaranka ee uu Madaxweynuhu Shalay ku dhawaaqay aasaasidooda Agaasimaha Xafiiska Nabadgalyada iyo Badbaada Caasimada Hargeysa Mr. C/qaadir Cumar Xaashi ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Halkee ayay sartu ka qudhunsan tahay? Meesha yaa ka atoor iyo arbe ah? Maxaa laga jecel yahay maxaase laga neceb yahay? Tolow intee ayaan ka arkay ama ka aqaanna walaalladay, saaxiibbaday, ilmaadeerrayda aan qaddariyo ee Farxaan Xaaji Cali Guddoomiyaha HCTV iyo Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig) Agaasimaha Guud iyo Odayga HCTV! In badan ayay Culimada Somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa (SDN Q/j)- “Waxaad Mooddaa Saxaafadda Inteeda Badani Inay Ku Eegtahay Magaalo Madaxda….Radio Hargeysa Waa Radio-ga Kaliya ee Qaranku Leeyahay, Sharciga iyo Dastuurkuna Waxa uu Xaq innoo Siinayaa In Warbaahin Xor ah aynu Helno…Su’aashu waxa weeye Warbaahintaas Xorta Ah Dalku Maanta Ma Leeyahay Mise Waa Maya?….Radio-ga Waynu Ognahay Oo Waxa la leeyahay Ku kale la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 10/7/2014(SDN/Q/J)Guri ayaa saaka barqadii ku gubtay magalada hargeisa gar ahaan degnmada ibraahim koodbuur ayaa isla markiiba waxa u soo gurmaday ciidanka dabdamiska ah ee dawlaha hoose guricasi ayaan habayaraate cid wax ku noqotay oo dhaawac iyo sidoo kalana aanay khasare sidaa u badani dhicin iydoo taasi ay sahashay in dhawan magalada hargeisa la keenay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,10,2014(SDN/QJ)-Ciidamo xooggan oo aan hore loo arki jirin, ayaa saaka lagu arkay Afaafka hore ee xaruntii Habeen hore la weeraray ee Villa Somalia. Ciidamadan ayaa la sheegayaa inay xidheen Qaar kamid ah waddooyinka Madaxtooyada ku dhaw, waxana Gebi ahaanba yar gaadiidka maraya Goobaha ku dhaw madaxtooyada. Afhayeenka Guud ee Ururka Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi :July,10,2014(SDN/QJ)-Wargeyska The Standard ee dalka Kenya ka soo baxa, ayaa daabacay inay Kooxda Al-shabaab Dhaqaale Laxaad leh ka hesho Sonkorta Sida shari-darrada ah looga dhoofiyo dalka somalia. Wargeysku waxa u sheegay in sonkorta Somalia sida sharci-darrada ah looga dhoofiyo la geeyo waddamada Jaarka, gaar ahaan Kenya. Dhaqdhaqaaqa Xarakada AL-Shabaab waxaa uu dhaqaalo uu ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa:July,10,2014(SDN/QJ)-Dr Mamam Sidikou ayuu Midowga Afrika u magacaabay inuu Noqdo Wakiilka Cusub ee Somalia u qaabilsan Midowga Afrika. Warsaxaafadeedka soo Baxay Midowga Afrika ayaa sidoo kale lagu sheegay inuu Mama Noqon doono Wa Madaxa AMISOM ee Soomaaliya. Marka loo eego midowga Yurub, Dr Sidikou ayaa la sheegay inuu leeyahay khibrad dhanka siyaasada, diblimaasiyada, iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,10,2014(SDN/QJ)-Midka ka mid ah Ciidamada Booliska Somalia, ayaa Habeenkii xalay magaalada Muqdisho ku khaarajiyey Xaaskiisii kadib muran dhex maray, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen Dadkii Goob-joogayaasha ahaa. Ninkan Xaaskiisa Dilay ayaa la sheegay inuu ahaa Sarakaal sare oo ciidanka ka tirsan, waxana uu Dilkaas u adeegsaday rasaas, iyadoo dadkii La deriska ahaa xaqiijiyeen inuu labada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 10.July 2014 (SDN/QJ)- Wararka ka imaanaya Deegaanka Diifoow ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Saaka Waabarigii dagaal u dhaxeeya Labao Maleeshiyo Beelood uu ka dhacay,kaas oo ilaa hada socda sida Wararkii ugu danbeyey ay sheegayaan. Dagaalka ayaa Dhimasho iyo Dhaawac geeystay,waxaana Dadka dhintay ay u badan yihiin Maleeshiyada ku dagaalamaya Deegaanka Diifoow ee Gobolka […]
Posted in Uncategorized | Read More »