Home » 9:00 pm Entries posted on “July, 2014”

Waraysi laga Qaaday Ninkii Gaadhiga u Waday Kooxdii Villa Somalia Weerartay, oo Fashiliyay Siro badan oo uu ka Hayay Madaxtooyada,Iyo Doorkii uu ku lahaa Qaraxyo Muqdisho laga Fuliyay

Muqdisho 10.July 2014 (SDN/QJ)- Xasan Muxiyadiin Xasan oo ah Eedaysanaha loo qabtay Qaraxii Xarunta Madaxtooyada ee Somalia isla markaan Kooxdii Weerarka soo qaaday u Waday Gaadhigii ay Madaxtooyada ku galeen ayaa Ka  Waramay Doorkii uu ku lahaa Hawlgalkaas. Eedaysane Xasan Muxiyadiin Xasan Waxa uu ka Mid ahaa Shaqaale ka Tirsan Shirkada Hormood oo Xafiis ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Wasiiradda ayaa isku raacay in Wasaaradda Arrimaha Dibadu go’aan ka gaarto cida qaadanaysa Basaboorka diblomaasiga

Muqdisho, July, 10, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga ah ee Golaha Wasiirada, waxaana looga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka, iyadoo goluhu cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen magacaabista Wasiirka amniga Qaranka iyo Taliyayaasha Ciidamadda Booliska iyo Nabad-sugidda oo dhawaan uu magacaabay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Why some Somali clans protect pirates while others don’t

Communities in Somalia protect pirates when they have no better source of income, sometimes switching back to taxing legitimate trade when economic conditions improve, argues a new report. The international community currently relies on a costly, heavy military presence around Somalia in order to keep shipping lanes safe. However, a new academic study suggests a […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Crime in Somalia:Pirates v economists

SHIPS navigating the lawless seas of the Gulf of Aden must keep a constant lookout for Somali pirates. The roots of Somalia’s maritime banditry lie in its desperately poor coastal villages, where the choice between fishing and piracy is an easy one for many. But whereas plenty of attention has been given to pirates’ own […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The appointment Abdikarim Ahmed Mooge as Somaliland deputy Fishery minister has received a broad spectrum reception across Somaliland in view of the background of this noble family‏

Abdikarim Ahmed Mooge originated from respected noble family from somaliland that was famous for poetry sons, revolutionary and liberation struggle. The two brothers (Ahmed and Mohamded) had played countless songs that we consider it as a poetic or poetic sound that still refreshes in our memories and will remain over a long period to come. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Somalia oo Maanta Ansixisay Sharciga la dagaallanka argagixisada

Muqdisho 10.July 2014 (SDN/QJ)- Xubnaha golaha wasiirradda ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah ansixiyey magacaabista wasiirka amniga qaranka,  taliyayaasha ciidamada boliiska iyo nabad sugida iyo hindise sharciyeedka la dagaallanka argagixisada. Kulanka wasiirrada oo la qabto Khamiis walba waxaa shir-guddoomiyey ra’iisalwasaaraha Soomaaliya, Cabdiwali Sheekh Axmed. Afhayeenka xukuumadda,  Ridwan Xaaji Cabdiweli oo saxaafada la hadlay kulanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dagaalkii Saaka ka Dhacay deegaanka Deefoow oo ay Ku Naf Waayeen Toban Ruux iyo Dhaawaca la hayo oo Lix Maraya

Hiiraan 10.July 2014 (SDN/QJ)- Toban qof ayaa kudhimatay tiro kalena wey kudhaawacmeen dagaal ka dhashay dhul beereed oo saakay ka dhacay  deegaanka Deefoow oo 39 Km  dhinaca woqooyi galbeed  kaga beegan magaalada Baladweyne  ee xarunta gobolka Hiiraan, sida ay  kusoo warramayaan Weriyeyaasha ku sugangobolka Hiiraan. Dhimashada iyo dhaawaca ayaa u badan dhinacyadii dagaallamay, lix kamid ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Maaliyada Somaliland oo Isku Shaandhayn Mug leh ku sameeyay Mas’uuliyiinta Dekhli soo saarka Wasaaradiisa

Hargaysa 10.July 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale Ayaa Soo Saaray Wareegto Uu Isku Shaandhayn Ku Sameeyey Shaqaalaha Waaxyaha Wasaarada Maaliyada Ee Gobolada Dalka Wareegtada Wasiir Samaale Soo Saaray Waxay U Qornayd Sidan:- Waxa Shaqaalaha Magacyadoodu Hoos Ku Xusan Yihiin Lala Socodsiinayaa In Maanta Oo Bishu Tahay 10/07/2014 Loo Kala Bedelay Sidan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qoyskii Lahaan Jiray Iskuulkii Al-baraka oo Ciidamada Amaanka Somaliland Xabsiga Dhigeen lana Xidhiidhiyeen Arrimo argagixiso

Hargaysa 10.July 2014 (SDN/QJ)- Booliska Somaliland ayaa habeen hore gurigooda kala baxay Axmed Maxamed Ducaale(Caawiye) Iyo Xaaskiisa Nuura Aw Yuusuf Cabdilaahi iyagoo geeyey xarunta sirdoonka Iyo Baadhista Dambiyada. Ilaa hadda ma cada sababta rasmiga ah ee qoyska  gurigooda loogala baxay balse wararka soo baxaya ayaa sheegaya in loo qabtay baadhista kiiska qaraxii ka dhacay dalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tallaabo Somalida Dan wayni Ugu Jirto Oo Maraykanka iyo Faransiisku Ka Wada Hadleen

Washington:Jully,10,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Maraykanka Barakh Obama, ayaa kahor intaa aanu Magaalada Washington kula Kulmin Hoggaamiyahaasha qaaradda Afirka, waxa uu Xaaladda Somalia Kala Hadlay Dhiggiisa Faransiiska oo Arrimaha La Dagaallanka Argagixisada Waayo arag ku ah.  Labada Madaxwayne ayaa waxay isla garteen in si wada jir ah ay u taba baraan ciidamada amaanka ee qaarada Afrika gaar ahaana ciidamada […]

Posted in Uncategorized | Read More »