Home » 6:49 am Entries posted on “July, 2014”

Beesha Harti ee Jubooyinka oo ka cawday Madaxweyne Axmed Madoobe

Kismaayo July 11,2014(SDN/QJ)-Odeyaasha dhaqanka ee beesha Harti ee gobolada Jubooyinka ayaa war ay soo saareen waxa ay uga cawdeen maamulka Jubba ee uu madaxda ka yahay Madaxweyne Axmed Madoobe,qoraalkuna sidan ayuu u dhignaa: KU: M/weynaha dowlad-gobaleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland OG: Odayaasha dhaqanka ee beelaha Kablalax OG: Wafdiga Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland OG: Wafdiga Xildhibaanada Dowladda Federaalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Madaxweynuhu mararka qaarkood baadhis caafimaad wuu u bixi jirey, Laakiin arrin gaar ah oo aan hadda….”Guddoomiye Cirro

Hargeysa:July,11,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Ahna Guddoomiyaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa mar kale ku celiyey sida uu ugu xunyahay Tacaddiga iyo Dhibaatada ay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku Hayso Xorriyatul-qawlka iyo saxaafadda Madaxa Bannaan ee Dalka ka jirta. Guddoomiye Cirro oo  u warramay warbaahinta Maalintii shalay, ayaa daaha ka qaaday in Xadhiga iyo cabudhinta saxaafaddu ay […]

Posted in Sports | Read More »

Kenya: Refugees appeal against forced relocation to camps

Refugees in Nairobi are appealing against a controversial ruling that would force thousands of Somalis from their homes to live in squalid overcrowded camps in north Kenya, Amnesty International said today. “This outrageous ruling affects the entire refugee population of Nairobi. Using the pretext of protecting national security, the Kenyan authorities have cracked down on […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The Airline Business in Somaliland/Somalia is a very challenging, yet successful sector

In recent years, the word “Somali” has been linked with piracy, drought, famine, civil-war and terrorism. It’s a fact that, since the demise of Somalia as a united state in 1991, most of the country`s infrastructure has collapsed and destroyed during the civil war. The economy failed and production, services and public service sectors including […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Musuq-Maas​uqa Hadheeyey Mashaariic​da Biyo Gelinta Caasimada Hargeiysa oo fooda usaaran in Dalaagkii Biyuhu uu ka huro Caasimada Hargeisa

Waxaa aduun gaadhaaya ilaa iyo $30 Million oo doolar ugu  deeqdey Dawalada khalijku (UAE)  dawalada Somaliland dhawaan si biyaha loo gaadhsiiyo shacab weynaha  ooman ee reer Somaliland gaar ahaan shacabka caasimada Hargeisa iyo nawaaxigeeda degan.Taariikhdu markey aheyd 2011-kii ayaa iyana wadamada midowga yurub (EU) ay  Somaliland u qoondeeyeen  deeq lacageed oo gaadheysa $27.5 million taas oo iyana loo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Federaalka oo ku Hawlan Sidii ay u Hakin lahayd Wada Hadaladii Somalia iyo Somaliland iyo Asbaabaha ay Salka ku hayso.

Muqdisho 11.July 2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Federaalka ee Somalia ayaa ku talo jirta Sidii ay u Joojin lahayd Wada hadaladii ay la lahayd Somaliland oo Shan Wareeg oo hore ay labada dhinac wada yeesheen. Sababaha Keenay Joojinta Wada hadalada ayaa Ilo Wareedyo ay Qurbejoog.com heshay Waxay Sheegayaan in Xukuumada Somalia u aragto in Wada hadalada labada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Dhibaatooyinka Kenya ka dhacayaa waa kuwo ku baahay Kenya oo dhan way habboon tahay inaan diiradda saarno siday wax u socdaan oo aan ka feejignaanno” Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka u qaabbilsan ee Afrika

Washington 11.July 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Waddanka Maraykanka, ayaa shaaca ka qaadday inay Kenya ka gacan-siin doonto hawlgallada iyo la-dagaallanka ka dhanka ah Kooxda Argaggixisada ah ee Al-Shabaab iyo ka hor-tagga hawlgallada ay Kooxdaasi ka fuliso gudaha dalka Kenya, iyadoo Al-Shabaab tan iyo sannadkii hore laban-laabtay weerarrada ay ka fuliso waddankaas. Kaaliyaha Xoghayaha arrimaha dibedda ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sarkaal Sare oo Ka Tirsan Xafiiska Ra’isal Wasaaraha Somalia oo lagu Dhex xidhay Xabsi ku Yaal Villa Somalia

Muqdisho 11.July 2014 (SDN/QJ)- Caluula Nuur Caluula oo ah Sargaal ka tirsan Xafiiska Ra’iisul wasaraha Soomaaliya ayaa Shalay Galab  waxaa lagu Xiray Xabsi ku yaala Villa Soomaaliya. Xiritaanka Caluula ayaa waxaa uu salka ku hayaa kadib Markii  isagoo u socda Xafiiskiisa ay is afdhaafeen sargaal ka tirsan ilaalada Madaxweynaha Soomaaliya. Is afdhaafkaasi kadib anaa waxaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Punt land oo Isu diyaarinaysa 16 Guurada Dhismaha Maamulkaas,Gudi Qabanqaabo oo loo saaray iyo Dib u habayn lagu samaynayo Hay’adaha dawlada qaarkood

Garowe 11.July 2014 (SDN/QJ)- Xarunta Madaxtooyada ee Punt land ayaa Waxaa  ku shiray golaha wasiirada dawladda puntland iyadoo  dood dheer iyo falanqeyn  laga yeeshay xaalada dalka,  ka dib waxaa ka soo baxay qodobada hoos ku qoran. Xaalada amniga Puntland marka loo eego xaalada guud ee soomaaliya waxay mareysaa meel aad u wanaagsan kaasoo shacabka Puntland […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dooni Shixnad Ganacsi u siday Somalia oo Ku Haligantay Xeebta Yemen

Cumaan 11.July 2014 (SDN/QJ)- Dooni ganacsi oo u rarneyd ganacsato Puntland ah ayaa ku degtay gelinkii danbe Shalay biyaha badda cas gaar ahaan meel 10 mayl u jirta xeebaha dalka Yemen.   Doonta oo siday badeeco 1,500 oo tan ah ayaa sida la sheegey kasoo shiraacatay dalka Cuman, waxayna kusoo jeeday magaalada Bosaso ee xarunta […]

Posted in Uncategorized | Read More »