Home » 6:22 am
Entries posted on “July, 2014”
Hargeysa:July,12,2014(SDN/QJ)-Dawladda Somaliland, ayaa markii ugu horraysay aqbashay Baawyo la xidhiidha Maamulka Hawada somaliland oo ay hore Axsaabta Mucaaridka ahi ugu soo jeediyeen inay Mawqifkooda ka caddeeyaan. Baaqa ay labada Xisbi Mucaarad ee UCID iyo WADDANI u jeediyeen Xukuumadda, ayaa la xidhiidhay Maamulka Hawada dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya oo ay Hawada Somaliland-na qayb ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Brazil-12-June-2014-(SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa xagaa iyo Brazil &taageerayaashii reer xulka Ghana oo qaxootinmo weydiistey dalka Brazil,haddaba sabatu maxay tahay? Aalaba waxaynu ogsoonahay in koobka kubadda cagta ee aduunku kana soo qeyb galeen 32-ba dowladood lana soo gaadhey ciyaartii kama dambeysta ahayd foodana isla gali doonaan Germany iyo Argentina maalinta Axadda. Taageerayaashan reer […]
Posted in Sports | Read More »
London12July14(SDN) Dawlada ingriiska ayaaa casuumad rasmiya u dirtay madaxwaynaha somaliland Axmed Maxmuud Silaanyo iyo Marwadiisa shirkan oo ah shir caalamiya sida ay ku heshay shabakada qurbejoog xafiiskiisa london , casuumada loo fidiyey dawalda somaliland ayaa waxa ka mida wasiiro iyo xubno ka socda Jamacada Hargaysa shirkan ayaa waxa la filayaa in uu qabsoomo bisha 22/7/14 […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 11 7 2014 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Md Aadan Cabdilaahi Xaaji Xasan ayaa dadafeeyey eedaymo ay Xisbiyada Mucaaradka ah ee Dalku ay u soo jeediyeen Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland,kuwaasi oo ku eedeeyey in ay sifo sharci darro ah ay u soo xulleen Shirkada la siiyey Qandaraaska Diiwangalinta Muwaadiniinta reer Somaliland oo dhawaan dalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 11 7 2014 (SDN/QJ) Waxa Xisbiga waddani ka dhex-taagan loolan Siyaasadeed oo abuuray khilaaf aan dibadda u soo bixin oo salka ku haya loolan loogu jiro Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga WADDANI oo ay isku hayaan Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbigaasi Aaxmed Muumin Seed iyo Dr.Maxamed Cali Cabdi oo ah Quraba-joog ay Mr. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Raage-Ceelle:Jully,11,2014(SDN/QJ)-Markab ganacsi oo dalka Kenya laga Lahaa ayaa Gacanta u galay Xooggaga Al-shabaab eek a arrimiya Deegaanka Ceel-geelle ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. Markabkan oo ku sii jeedey Magaalada Mombassa, ayaa qaab caarid ah ku gaadhay, halkaas, waxana haatan la wareegay Xoogagga Al-shabaab. Markabka oo toddobaadkan ka amba baxay Dekeda Magaalada Muqdisho, ayaa cilad farsamo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe:July,11,2014(SDN/QJ)-Ciidanka Daraawiishta Puntland Gaasas ka mid ah ayaa is Hortaagay Booqasho u Madaxweynaha Maamulkaasi ku tegi lahaa Xerada 54-aad ee dhawaan lagu magacaabay Marxum maxamed Dirir. Ciidanka oo Maalmahanba Gadood ku jirey, ayaa si badheedh ugu diiday Madaxweyne Gaas inuu xeraraas Booqasho ku yimaaddo, iyagooo horteeda ka dhigay Mudahraad balaadhan oo madaxweynaha Cabsi geliyey. Sababta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Jully,11,2014(SDN/QJ)-Wali waxa socda Saraakiisha uu shaqadooda galaafanayo weerarkii qorshaysnaa ee dhawaan lagu qaaday Villa Somalia, waxana ugu dambeeyey Taliyihii Ilaalaalada Madaxtooyada Kornayl Axmed Maxamed Afcadey oo xalay laga eryey shaqadii uu hayey. Taliyayha Ciidanka Xooga Dalka General Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe), ayaa xilka ka qaaday Taliyaha Ururka Madaxtooyada Somaliya Korneyl Axmed Maxamed Afcadey. Waxaa xilkan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Lamu:July,11,2014(SDN/QJ)-Saraakiisha Booliska Dalka Kenya, ayaa sheegay in Kooxo Dablay ahi ay Saaka Weerar ka fuliyeen Saldhig Boolis oo ku Yaalla Deegaanka Xeebta Lamu. Saraakiishan ayaa sheegaya in Kooxahan ay Si gaar ah u badhtilmaameedsadeen Saldhigga Xaafadda Pandanguo oo ku yaalla Deegaanka Xeebta oo hore weerarro noocan oo kale ahi uga dhaceen. Taliyaha Ciidamada Booliska Lamu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:July,11,2014(SDN/QJ)-Waxa Xogo faahfaahsan laga helayaa kulan ay Marwada Madaxweyne Siilaanyo dhawaan la yeelatay tiro dhallinyaro ah oo ay isku beel yihiin, kuwaas oo Bannaanka keenay Waxyaabihii ay marwadu u sheegtay. Kulankan oo ay marwadu codsatay, ayaa lagu faaqiday sida ay dhallintani warbaahinta qaarkood u sheegtay sidii kursiga mar kale loogu soo celin lahaa Madaxweyne Siilaanyo, […]
Posted in Uncategorized | Read More »