Home » 10:11 am Entries posted on “July, 2014”

Hundreds mourn slain teacher Abshir Hassan

Hundreds gathered in Lawrence Heights late Friday afternoon to mourn Abshir Hassan, the local teacher who was shot dead in that neighbourhood earlier this week. Hassan was laid to rest earlier in the day, drawing busloads of students, friends and colleagues. More than 1,500 filled the mosque, while hundreds more prayed outside. Hassan grew up in Lawrence Heights and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UN Security Council strongly condemns attacks on Somalia’s political institutions

UNITED NATIONS, July 11 (Xinhua) — The UN Security Council on Friday strongly condemned the recent attacks on the sites of the Somali government and parliament as well as lawmakers, describing the raids “reprehensible acts of terrorism.” After receiving a briefing earlier in the day from Nicholas Kay, the UN Secretary-General’s special representative for Somalia, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hal-beega Siyaasada Arimaha Didabada Somaliland

Hubanti weeyi in qaran leeyahay hadoodil guud oo uu ku maamulo dhamaan haawlaha ka dhex-socda gudihiisa iyo hawlaha kaga xidhan inta ka baxsan xayn-daabkiisa, taasina waa waxa loo yaqaan Siyaasad , haddaba waa maxay siyaasadi? Maxay se u kala qaybsantaa? Waa laba weydiimood oo gun dhig u ah qormaddan. Hadaba siyaasadi waa hab-maamulka guud iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Weekly Press Conference on the Progress of the Government

Mogadishu, 12 July 2014 – H.E. Mustafa Duhulow today spoke to the media in Mogadishu to provide an update on government progress over the last week. The Minister spoke on various issues: the failed attack on Villa Somalia, changes to the leadership of the security institutions, the latest Media Law consultation conference, plans to revive […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 12 July 2014(SDN/QJ)-Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlayey arrimo ay ka mid yihiin, Weerarkii Madaxtooyada 8dii July, Isbedello lagu sameeyey madaxda Hay’adaha Amniga, Shirka Wadatashiga Xeerka Saxaafadda, Qorshaha dib u kabashada iyo Horumarinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Soomaalida Haysata Baasaboorka Diblomaasiga ah Ee Aan Dawladda U Shaqayn Oo Laga Qaadi Doono Baasaboorrada

Muqdisho:July,12,2014(SDN/QJ)-Xilli la iska Daldalanayo Baasaboorka Diblo-maasiga soomaaliga ah, ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda oo dhawaan Hawshan wasaaradiisa lagu wareejiyey  ku dhawaaqay inay faraha ka baxeen dadka Aan Dawladda  u shaqayn ee Haysta Baasaboorka Diblo-maasiga ah. Wasiir Bayle oo u warramayey idaacadda Radio Muqdisho, ayaa sheegay in cidkasta oo Baasabaoorkaas haysata, isla-markaana aan u shaqayn dawladda laga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dilalkii Gaarisa Oo Lagu Eedeeyey Jabhad Dagaal Kula Jirta Ethiopia

Gaarisa:July,12,2014(SDN/QJ)-Kenya ayaa sabab la yaab leh u samaysay Dilalka ka soo cusboonaaday Deegaanka Gaarissa oo maalmihii ugu dambaysay lagu dilayey Dad Caan ah. Booliska Deegaanka Gaarisa ayaa sheegay inay Dilalkaas ka dambeeyaan Xooggaga ONLF ee Dagaalka kula jira Xukuumadda Ethiopia. Taliyaha Ciidamada Booliska Garrissa Charles Kinyua ayaa sheegay in dilkii loo gaystay ganacsade Xasan Yuusuf […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Yuusuf Garaad Oo Bannaanka Soo dhigay Halista Ku Jirtey Waraysigii Laga Qaaday Ninkii Fududeeyey Weerarkii Villa Somalia

Muqdisho:July,12,2014(SDN/QJ)-Qoraaga/Siyaasiga Soomaaliyeed ee Yuusuf Garaad Cumar Axmed, ayaa ka Falceliyey Waraysigii dhawaan Laga qaaday ninkii fududeeyey Weerarkii lagu qaaday Aqalka Madaxtooyada Somalia. Yuusuf ayaa qoraal dheer oo uu isku barbar dhigayo dhibta iyo dheefta uu lahaa waraysigaasi ka sameeyey ayaa qoraalkiisa ku bilaabay sidatan: Dad aan is aragnay iyo qaar dibadda igala soo xidhiidhay intuba […]

Posted in Uncategorized | Read More »

General Yuusuf Indha-cadde Oo U Xusul Duubaya Qabashada Xil Madaxtooyada ka Bannaan

Muqdisho:Jully,12,2014(SDN/QJ)-Tartan Muuqda oo loogu jiro Jagada uu shalay banneeyey Taliyihii Ilaalada Madaxtooyad, ayaa Bilaambay, waxana Hoggaanka Haya General Yuusuf Siyaad Indhacadde oo lagu yaqaano Nacaybka uu u qabo Kooxaha Shabaabka. Taliyaha Xoogga dalka Somalia Jen. Dahir Indha Qarshe ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii Madaxtooyada, waxaana si KMG ah loogu magacaabay Kux-igeenkiisa oo lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qarax Miino Oo Lala Eegtay Ciidamo Ka Tiran Kuwa Axmed Madoobe Oo Ku Sugnaa Kismayo

Kismayo:july,12,2014(SDN/QJ)-Gaadiid ay wateen Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Jubba Land ayaa Saaka loo dhigay Qarax Miino xilli ay marayeen Gudaha Magaalada Kismayo. Wararku waxa ay intaa kusii darayaan in Qaraxa uu ahaa miino dhulka lagu aasay lagana hago ramuudka oo sababtay dhimasho iyo dhawac soo gaaray Ciidamadii saarnaa Gaariga  tikniko ah oo ay ciidamadu wateen. […]

Posted in Uncategorized | Read More »