Home » 6:56 am
Entries posted on “July, 2014”
Nairobi:July,13,2013(SDN/QJ)-Dhimashada Dadkii Muddo ka hor ku waxyeeloobay Khamrigii ay Cabeen ayaa si Korodhay, iyadoo gaadhay ilaa iyo 12-qof sida ay sheegeen Laamaha Caafimaadku. Laba qof oo kale ayaa ku dhimatay cusbitaalka Kapsabet ee degmada Nandi, iyadoo dadkalena la shegayo inay ku dhinteen cusbital kale oo ku yaala isla Degmadaas. In ka badan 19 ruux ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Jully,13,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Duruuraha ammaanku ku gedaaman yihiin ee Kenya, ayaa qaadday tallaabo loo qaatay inay Aargudasho tahay, taas oo ay muwaadiniinteeda ugaga digayso inay Transit ku sii maraan Garoonka Diyaaradaha ee Heathrow oo ku yaalla Carriga Britain. Kenya ayaa sheegtay inay suurogal tahay in ay ka dhacaan falal argagaxiso oo ururka Al-Qaacida ka geysato garoonkaasi. Xogyahaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,13,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo), ayaa ka hor intaanu dalka ka dhoofin xadhiga ka sii jari doona Dhismaha wasaaradda Duulista Hawada oo dhawaan la gebogebeeyey. Haatan waxa Xarunta Wasaaradda Duulistu ku leedahay Gegida Diyaaradaha ee Cigaal Internaional Airport ku sugan Saxaafadda Madaxa Bannaan iyo midda Dawladda, iyadoo la sugayo inuu madaxweynuhu Halkaas Yimaaddo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 13.July 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa xukuumadda uu gahdwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ku eedeeyay in aanay wasaaradaha dalku shaqadoodii hayn isla markaana ay fasax sikaga jiraan oo aanay wax shaqo ahi ka socon oo aanay immanin masuuliyiintii shaqada lahayd. Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 13.July 2014 (SDN/QJ)- Mashaariicda ugu badnayd ee laga fuliyo muddadii uu jiray dhaqaalaha Sanduuqaha Horumarinta Somaliland (SDF) oo dalal caalamka ka tirsan si toos ah ugu shubaan mucaawanada ay ugu talogaleen Somaliland, ayaa loo soo bandhigay bulshada si loogu tartamo fulintooda. Shir muddo laba maalmood ah ka socday hudheelka Ambassador ee magaalada Hargeysa (8 […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera 13.July 2014 (SDN/QJ)- Maamulka Gobolka Saaxil iyo Kuwa Degmada Berbera ayaa Si Wada Jir ah u dhagax dhigay Xarun Cusub oo laga dhigi doono Maktabad Iyo Xarunta Kaydinta Buugaagta Ee Magaalada Berbera taas oo ay Maalgelinayso Dawlada hoose ee Magaaladaasi. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARBIXINTAN [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BerberaDawladaHose13.mp3″] Berbera SDN/QJ contact@qurbejoog.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Canada 13.July 2014 (SDN/QJ)- Dawladda dalka Canada,ayaa baadigoob ugu jirta sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahayd taliyaha cusub ee loo magacaabay booliska Soomaaliya oo ay sheegtay in uu yahay dambiile dagaal ooge ah. Qoraal ay soo saartay Hey’adda (Canada Border Services Agency) ee dalka Canada, ayaa waxaa lagu sheegay in Hay’addaasi ay baadi-goob ugu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 13.July 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee gacanta ku haysa talada dalka Somaliland, ayaa aqbashay Baaq ay Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI u jeediyeen, isla markaana ka dalbatay inay taageeraan oo ay Garab-istaagaan Xukuumadda. Baaqa ay labada Xisbi Mucaarad ee UCID iyo WADDANI u jeediyeen Xukuumadda, ayaa la xidhiidhay Maamulka Hawada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 13.July 2014 (SDN/QJ)-Qulqulatooyinka Qixitaanka iyo Qaxoontinnimada dhawr iyo labaatankii sano ee u dambeeyey daashaday dadka Soomaalida ah, ayaa ku bilaabmay dadka reer Kenya ee degganaansha iyo dhibaataynta bara-kacayaasha Soomaaliyeed barriinsaday, ka dib markii ay Kooxda Al-Shabaab caadaysatay weerarro is-daba-joog ah oo ay ka fuliso gudaha waddanka Kenya, gaar ahaan gobollada dhinaca Xeebta ee kulaalaya […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 13.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in xukuumaddiisu aysan bartilmaameedsanayn bulshada musilmiinta ah ee Kenya ku nool inta ay socdaan howlgallada looga hortagayo kooxaha argagaxisada ah. Isagoo ka hadlayay halka lagu magacaabo Kakamega State lodge habeennimadii Jimcaha ahayd ayuu sheegay in isbahaysigiisa talada talada haya ee Jubilee aysan dagaal kula jirin […]
Posted in Uncategorized | Read More »