Home » 1:26 pm
Entries posted on “July, 2014”
Hrageisa 13/7/2014 (SDN/QJ) Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo shaaciyey cafiska uu Madaxweyne siilaanyo u fidiyay Guddoomiyaha Wargeysaka Haatuf iyo Tafatiraha wargayskaasi iyo qodoba kale isgoo wasiirku soo dhaweyey cafiska gudoomiyaha wargayska haatuf Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Jog Concat@somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Brazil-12-July-2014-(SDN) Akhyaartay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku eegeyna koobkii kubadda cagta ee aduunka oo uu kulan kaliya ka hadhey kaas oo madaxa isla gali doonaan Germany iyo Argentina’ Haddii aaynu yara jaleecno xulka Brazil ee aay masiibadu ku dhacdey ayaa bahweynta ciyaarha jecel iyo kuwa falaqeeyaba waxay u aaneynayaan inuu khaladku ka yimid tababaraha iyo dadkii […]
Posted in Sports | Read More »
Hargeisa 13.July 2014 (SDN/QJ)- Madawxaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta dalka dibada uga baxay xili xaaladisa siyaasaded ee dibadu meel adaga marayso safarkan Madaxwaynaha ayaa ku sii jihaysnaa dalka Ingiriiska isagoo madaxwaynuhu sii mari doona dalka Itoobiya oo uu kala sii hadli doono arimaha xududka Markaas kadibna Waxa uu u Gudbi doonaa Dhanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Allah wayn waxa aan ka baryayaa in uu inaga aqbalo wanaaga aynu bisha samaynayno. Intaa ka dib waxa aan halkan idiinku soo gudbineynaa barmaamijkii koowaad ee barmaamijyo taxana ah oo aan kaga hadlayo Quraanka iyo xidhiiidhka la rabo in uu dhex maro qofka Muslimka ah. Waa barmaamija aan marwalba ku eegayno aaayad Quraan ah iyo waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Iyadoo ay dadka aduunka ee qadariya kubada cagta iyo Soomaalidiba weli dareemaayaan geerida kaptankii ugu horeeyey ee kooxda Qaranka kubada cagta ‘Captain Maxamed Qalaf Aadan Shangole’, ayaa dawladda federaalka ee Soomaaliya ay ka gaabsatay in ay ka hadasho kabtanka geeridiisa. Waayahii danbe, Shangole waxa uu ahaa nin kor u qaada shucuurta cayaartoyda sida qar ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:July,13,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland ayaa Dalka Dibadda kaga Baxay xilli Xaaladda siyaasadeed ee Dibadda Somaliland ay Meel adag marayso. Safarka Madaxweynaha ayaa sida uu sheegay ku jihaysan Dalka Ingiriiska, waxana uu sii mari doonaa Dalka Ethiopia oo Xuduudii uu la lahaa Somaliland muddooyinka dambe xidhay. Madaxweyne Siilaaanyo ayaa safarkiissan waxa ku wehelinaya Marwadiisa iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:July,13,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Wariyayaashii wargeyska Madaxa Bannaan e eHaatuf oo maxkamadi ku xukuntay Xabsi iyo ganaaxyo muddo dheer ah. Wasiir Maxamed Biixi ayaa maanta warkaas kaga dhawaaqay Qolka VIP-da Madaarka Hargeysa, isagoo sheegay inuu madaxweynuhu wariyayaashaas cafiyey. Wasiirku ma uu sheegin in Rugsadii wargeyska oo la laalay dib loo celin doono, waxase uu tilmaamay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Brazil-14-June-2014(SDN) Saaxiibayaal ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo Macarana Stadium Brazil oo lagu soo gabagabeeyey Koobkii kubadda cagta ee aduunka 2014 Brazil waxaana markii afaraad hantiyey Germany markii 1-0- kula daalaadhacdey Argentina. Ciyaartan oo lawada sugaayey waxaa ka soo qaybgalay Madaxweynaha Brazil,ka Argentina iyo R-wasaaradda Germany oo intooduba dumar yihiin iyo dadweyne aan la soo koobi […]
Posted in Sports | Read More »
Faxfaxdhuun:July,13,2014(SDN/QJ)-Shacabka Deggen deegaanno ka mid ah Gobolka Gedo ee Koonfur-galbeed somaia, ayaa sheegay inay Diyaaradaha Dagaalka Kenya Habeenkii xalay Halkaas ka geysteen Duqaymo Saacado Socday. Wararka na soo gaadhaya ayaa intaas ku daraya in Laba Diyaaradood oo Dowladda Kenya ay leedahay ay Xalay Duqeeyeen Degmada Faxfax-dhuun iyo Ceel Cade ee Gobolka Gedo. Duqeynta ayaa Geysatay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,13,2014(SDN/QJ)-Turkiga ayaa Gebi ahaanba Joojiyey Mashaariicii horumarineed ee uu ka waday Magaalada Muqdisho,iyadoo sababtana lagu sheegay cabsi laga qabo Xoogagga Al-shabaab oo dardar cusub la soo baxay intii lagu gudo jirey Bishan Ramadaanta. Wararka aanu Helayno ee la xidhiidha Sababta loo joojiyey Mashaariicda Muqdisho, ayaa sheegaya in Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya, ay heshay xog la […]
Posted in Uncategorized | Read More »