Home » 4:36 pm
Entries posted on “July, 2014”
Stocholm July 30,2014(SDN/QJ)-Afayeenka Xisbiga wadani laantiisa Sweden ayaa canbaareyn u jeediiyay wax uu uGu yeeray fool xumo Hargeysa ay ka sameeyeen TVga SNTV ee Dawlada Muqdisho, qoraalkiisuna sida ayuu u dhignaa: “Waxan Annu Halkan Ka Cambareynayina Foolxumadii Ka Dhacaday Magalda Hargeysa Taso Ahayd Falkii Foosha Xuma Ee Uu Ka Sameyaay TVga Muqadisho Iyado Weliba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Aduun baahay iyo dhaqaale abuur sii fidaya bulshooyin badanaya iyo dhul balaarsi aan xad lahayn midow iyo danna-wadaagid aan la koobi karin is dhex gal iyo kala faa`idaysi ayaa maanta aduunkeena ciwaan u noqtay dana la kala leeyahay iyo ujeedooyin aan dhammaan ayaa xiriir walba maanta lagu qotomiyey laakiin halkaan waxaan ku cadaynayaa awoodo iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
1. Hordhac: Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFSJwaxay horraantii bishan Luuliyo Muqdisho ku martiqaadday wafdiyo ka kala socday Dawlad Goboledka Galmudug, Maamulka Ximan & Xeeb, Maamulka Alsunna Wal Jamaaca. Ujeeddada martiqaadka XFSu fidisay waxay ahayd in fursad loo sameeyo dadka degan gobollada Galgaduud iyo Mudug sidii ay si wadajir oh ugu scrnevson lahaayeen maamul goboleed loo dhan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, 30, luuliyo, 2014… Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa galabta heshiis taariikhi ah oo maamul loogu dhisayo gobollada dhexe ee Soomaaliya ugu qabatay magaalada Muqdisho ergooyin ka socday Maamullada Galmudug, Ximan iyo Xeeb, Ahlusunna Wal-jamaaca, iyo Hoggaamiyaal dhaqan, waxaana heshiiska goob-joog ka ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Oo Ka Hadlay Falkii Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geeska Kuna Tilmaamay Xatooyo Ay Samaysay Somaliya Barnaamijkii Uu Telefishankoogu Uu Kooxdaasi Hargeysa Kaga Duubay Canbaarayna Usoo Jeediyay Xisbiyada Mucaaridka Ah. Wasiir C.laahi Maxamed Daahir Cukuse Waxaa kale oo uu Si adag u Dhaliilay Siyaasada Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. [peckplayer […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 30 july(SDN/QJ)v Madaxwayne ku xigeenka Jamuuriyada Somaliland Cabdirxmaan Cabdilaahi Saylici ayaa waftiga soo dhaweeyay kuna bogaadiyay dadaaalkooda in ay halkaasi ka sii wadan Madaxawayne ku xigeenka Jamuuriyada Somaliland ahna ku simaha Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil (Saylici) ayaaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda dalka Sweden oo uu hogaaminayo gudoomiyaha Jaaliyada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho (SND/QJ) Raysalwasaaraha dawladda Muqdisho ee Somaliya Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay wada hadalada u dhexeeya dawladaha Somaliland iyo Somaliya iyo weliba xaaladda ka taagan gobalada bariga Somaliland. Mr. Cabdweli, wuxuu sheegay in wada hadaladu meel wanaagsan marayaan oo ay dhawaan qabsoomi doonaan, waxaanu sheegay in wejiyadii hore ee wada hadalada lagu gaadhay qodobo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,30,2014(SDN/QJ)-Ayaamaha Foodda inagu soo haya lagu wadaa inuu madaxweyne Xasan sheikh safar ugu kicitimo carriga Maraykanka. Ujeeddada safarka madaxweynaha ayaa lagu sheegay inuu Halkaas kaga qaybgelayo shirka Madaxda Afrika iyo madaxweynaha Maraykanka ku dhex mari doona isla wadaankaas dhawaanahan. Shirkan oo sanad ka hor la iclaamiyay ayaa noqonaya kii u horeeyay oo wada jir ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:July,30,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caali (Cadbiraxmaan dheere) oo ka mid ah Mudanayaasha Goolaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka hor yimi hannaan Beelo ka mid ah kuwa somaliland degaa ay ku doonayaan inay ku samaystaan isbahaysi ay Hogaanka dalka kula wareegayaan. Xildhibaanka oo u warramay Wargeyska Dawladda ee Dawan, ayaa tilmaamay in siyaasadda lagu raadinayo Habar-magaalenimadu ay tahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,30,2014(SDN/QJ)-Abaal-marino loo Ballanqaaday qof kasta oo soo Gubiya Macluumaad la xidhiidha Miinooyinka ay kooxda Al-shabaa dhulka gelinayso iyo kuwa ay ku xidhayaan Gaadiidka gaarka loo leeyahay, ayaa u muuqda qaar tallaabooyinkii ugu horreeyey qaaday. Balan-qaadyadan oo ay samaysay wasaaradda Amnigu ahaa ah qaar qofkasta oo macluumaadkaas keena lagu siinayo Abaalmarin shakhsi ah oo uu ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »