Home » 6:06 am Entries posted on “July, 2014”

Maxaabiis Ka Tirsan Nabad-diidka Khaatumo Oo Qaarkood Dhaawac Yihiin Oo Burco La Keenay

Burco:July,14,2014(SDN/QJ)-Magaalada Burco waxa Xalay Makhribkii la keenay Maxaabiis laga soo qabtay Kooxda Khaatumo oo maalintii shalay Lagu soo qabtay Iska hor imaad ciidanka qaranka iyo kooxdan ku dhex maray Deegaano ka tirsan Gobolka Sool. Kooxdan ayaa ciidanka ka dishay Hal askari oo ka tirsan Ciidanka qaranka, halka iyagana loo geystgay dhaawacyo, iyadoo Xabsiga dhexe ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO: Wareysigii ugu xisaha badnaa oo lala yeesho Faysal Cali Waraabe

London July 14, 2014(SDN/QJ)-Wariye Cabdixaafid Maxamuud Jaamac oo ka mid wariyaasha ugu cansan Soomalida ee ku nool London ayaa markii ugu horeysay wareysi xasaasi ah la yeeshay gudoomiyaha xisiga Mucaradka ee UCID Eng Feysa Cali Waraabe. Feysal Cali Warabe ayaa ka hadlay arimo badan sida waxa ay u qabanaayaan beelaha laga tan badanyahay, doorashooyina & […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalis fear violence on North Side

Hamdi Yusuf was sitting in her second-floor bedroom at the Capital Park Apartments when a bullet blasted through her window and smashed into her right cheekbone. Her father, Abdi Burale, was downstairs. “It was a shock,” Burale said through an interpreter last week at a North Side office for a Somali organization. Burale said his […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Oo Ka Hadlay Sida uu U Arko Sii Dayntiisa, Kana Dhawaajiyey Inaanu Ka Hadhaynin Difaacida Xoriyatul-qawlka

Hargeysa, June 13, 2014 (SDN/QJ) – Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Md Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa ka hadlay sida uu u arko sii dayntiisa oo sida la sheegay uu amray madaxwayne Siilaanyo, kaas oo arrintaasi ku tilmaamay mid waxba kala soconin, isla markaana meesha ka saaray inuu wax cafis ah ku soo baxay oo dalbaday. Yuusuf Cabdi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tighten the screen on voter addresses in Minnesota

How hot is the DFL primary contest in Minneapolis House District 60B between state Rep. Phyllis Kahn and school board member Mohamud Noor? So hot that reports of voter registration irregularities in the Cedar-Riverside neighborhood have become a talking point in a Republican’s statewide campaign.   The GOP-endorsed candidate for secretary of state, Dan Severson, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenyans advised to avoid Heathrow Airport over terror threats

Kenya has advised its citizens to avoid transiting through UK’s Heathrow Airport because of “a substantial threat of possible attack” by Al-Qaeda operatives.   On Saturday, Foreign Affairs Principal Secretary Karanja Kibicho said the government had received reports of possible terrorist attacks targeting Heathrow. “According to information provided by US officials, Al Qaeda operatives in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirak Dastuurka: “Dib-u-eegis lagu sameeyo Dastuurku waa calaamad muujinaysa guul la gaaray”

Muqdisho July 13 2014(SDN/QJ)-Kulan wada tashi ah oo ay soo wada qaban qaabiyeen Wasaaradda Caddaladda iyo Arrimaha Dastuurka iyo xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa looga hadlay dib-u-eegida Dastuurka KMG ah ee Dalka, waxaana kulankaas ka soo qayb galay Gudoomiyaha Baarlamaanka, Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha, Gudiga madaxa banaan ee dib u eegista Daastuurka, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Agaasimayaal ka kala […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Si diiran loogu soo Dhaweeyay Magaalada Addis ababa SAWIRO

Addis ababa 13.July 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hogaaminayo ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia markii ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha ee Bole international waxaana madaxweynaha kaga hortagay masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan dawlada Ethiopia.   Madaxweynaha iyo weftigiisa oo ay ka mid yihiin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxay Galabsadeen ee Laga Goynayaa Qallinkii Yuusuf Maxamed Ismaaciil “Yuusuf Yarre”

Hargaysa 13.July 2014 (SDN/QJ)-Waa Urugiyo Xannuun marka ay Ishaadu ku dhacdo Gurbood la laynayo, Gaban la Ciilay oo oohinta Xejisan la’a,Gashaanti uu Weerku u Xidhan yahay,Hooyo Goblantay oo Gabal baas u dumay oo Asayda hagoogan, Aabe da’a ah oo La Go’doonshay meel uu u Ciirsadana Garan la’a. “Aax,Ax Ax” Dhawaqu ii daranaa oo u Xumaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Britain oo mar kale muwaadhiniinteeda uga digtay in ay u safraan Kenya

Dowladda dalka Britain ayaa uga digtay muwaadhiniinteeda in ay u safraan qeybo ka tirsan dalka Kenya oo la sheegay in ay ka jirto cabsi argagixisanimo oo ah in la beegsan karo dadka reer galbeedka. London 13.July 2014 (SDN/QJ)- War ka soo baxay xafiiska arrimaha dibadda iyo barwaaqo-sooranka ee Britain ayaa looga digay dadka waddankaas u […]

Posted in Uncategorized | Read More »