Home » 4:44 pm
Entries posted on “July, 2014”
Garoowe July 14,2014(SDN/QJ)- Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Xiriiriyha Barnaamijka ladagalanka Dambiyada Ka dhaca Badaha Geeska Afrika iyo Indian Ocean Mr Alan Cole iyo Ku Xigeenka Barnaamijka UNODC ee Soomaaliya Haweenayda lagu magacaabo Francesco Caonero. Kullankaan ayaa waxaa Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho July 14,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Soomaaliya Ceydiid Ilko-xanaf ayaa saxaafada u sheegay in uu codsi u diray ciidamada Africa ee Muqdisho ku sugan si loo sugo amaanka xafiisyada iyo shaqaalaha Garsoorka dalka. Guddoomiyaha ayaa sheegay in ay jirto halis amaan oo heysata garsoorka dalka isla markaana aaney qabsan kareyn hawshii loo igmaday. Arintan ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laascaanood July 14,2014(SDN/QJ)-Waxa ay dagaalo teel teel ahi labadii maalmood ee u danbeeyay ay ka socdeen degaano ka tirsan gobolka Sool khaasatan aaga degmeda Laascaanood. Ciidamada iyo meliishaad ka tirsan Khaatumo ayaa si teel teel ah isu wejahay ka dib kolkii dagaaladii iska soo horjeedka ahaa lagu kala baxay. Xukuumada Somaliland ayaan wax war ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:July,14,2014(SDN/QJ)-Mudane Saleebaan Cawad Cali Bukhaari oo Xildhibaanada Baarlamaanka somalia ka tirsan ayaa sida fiinta uga qayliyey Dhaliilo dhawaan Xisbiga Waddani Gogga u geliyeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Mudane Bukhaari oo saxaafadda la Hadlay ayaa shakiga ka saaray Caafimaadka Madaxweynaha oo ay Waddani hore su’aal u geliyeen, isagoo tilmaamay inuu madaxweyne Siilaanyo Taladiisa iyo Go’aannadiisa Gacanta ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,14,2014(SDN/QJ)-Tiro ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka somalia, Shaqaalaha Xafiisyada Dawladda, Shaqaalaha Gobolka Banaadir, ayaa loo qaybiyey Bastoolado loogu talo galay inay Isku difaacaan. Sarkaal sare oo nabad sugida ka tirsan oo magaciisa ka Cudurdaartay, ayaa Saxaafadda u sheegay in shalay la bixiyey 500 bistooladood oo la siiyey xildhibaanada iyo shaqaalaha dawladda badankooda. Taliyihii hore ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Lamu:July,14,2014(SDN/QJ)-Diyaaradaha Dagaalka dalka Kenya ayaa dul Heehaabaya Kaymaha Awdan eek u yaalla Gobolka Xeebta Lamu, iyagoo Raacdo ugu jira Kooxaha Al-shabaab oo looga shakisan yahay inay Halkaas ku dhuumalaysanayaan. Inkastoo dadkii deeganadaas degenaa ay ka qaxeen, haddana tiro yar oo ku hadhsan ayaa warbaahinta u sheegay inay arkeen diyaarado Joog Hoose ku duulaya oo dhulka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:July,14,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa maalintii shalay Munaasibaddii xadhiga Madaxweynunhu kaga jarayey Mashaariic uu Ka Hirgeliyey Garoonka iyo dhismaha wasaaradda ka yidhi Erayo u uu ku muujinayo doorka uu xukuumadda kaga jiro. Wasiirka ayaa markii uu madaxweynaha u sharraxayey waxyaabaha xadhiga laga jari doono iyo Horumarka uu sameeyey, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,14,2014(SDN/QJ)-Wararka Haatan naga soo gaadhaya Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Kooxo Hubaysani ay weerar ku qaadeen Wariyayaal Hawl-maalmeedkoodii shaqo ku jirey. Weerarka ayaa ka dhacay, agagaaraha xarunta Unicef oo qeybisa degmooyinka Waaberi iyo Xamar-jajab, waxana tirade Wariyayaasha la weeraray lagu sheegay ugu yaraan Saddex wariyo, kuwaas oo gaadhi Noah ah watay xilliga la weeraray. Wariyayaashan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:July,14,2014(SDN/QJ)-Waxa Safaaradda Daka Imaaraadka Carabu ku leeyahay Magaalada Muqdisho Habeenkii xalay ka Baxsaday Libaax ay Gacanta ku hayn jireen. Libaaxa, ayaa waxaa la sheegay in uu ku baxsaday mid kamid Degmooyinka Boondheere iyo Wardhiigley, waxaana xusid mudan in Safaarada ay ku taalo meel ku dhow Madaxtooyada Somaliya. Libaaxan, ayaa waxa uu ka gostay shabag dhex […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxay aheyd malin Jimco, 21-ka bishii Feberaayo ee sanadkan 2014-ka, markii ay kooxda Al-Shabaab weerar qorsheysan ku qaadeen, gudahana u galeyn Qasriga Madaxtooyada ee guri iyo xafiis u ah Madaxweynahay Soomaaliya Dhacdadaas waxii ay dhimasho iyo dhaawac sababtay ka sokow, waxay noqotay arrin waji-gabax iyo lama qaataan ku ah Dowladda Soomaaliya ee culeyska faraha badan, […]
Posted in Uncategorized | Read More »