Home » 6:00 am Entries posted on “July, 2014”

Tababarihii Xulka kubedda cagta ee Brazil Luiz Felipe Scolari oo iscasilay

Brazilia July 15,2014(SDN/QJ)-Xiriirka kubedda Cagta ee dalka Brazil ayaa xaqiijiyay in tababarihii xulka Qaranka ee dalka Brazil Luiz Filipe Scolari  iyo kalkaaliyeyaashii in ay gebi ahaanba iscasileen. Scolari oo 65 jir ah ayaa dusha loo saaray guuldaradii ugu weyned ee xulkaas soo wejahdaa mudo aad u dheer. Scolari ayaa noqday tababaraha xulka qaranka Brazil sanadii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Joojintii Jaadka ee Uk Dhib Mise Dheef ,Maxay Dareemaan Muqayiliintii Waaweynayd ee Ku Mamay Qaadku “Daawo Warbixintan Xiisaha leh”

London 15.July 2014 (SDN/QJ)- Tan iyo intii uu dalka Ingiriiska ka dhaqan galay Sharciga Maandooriyaha la Maseeyay Jaadka ayaa Bulshada Soomalida ah ee dalkaasi ku dhaqani Waxay Fasiraado ka Bixiyeen Sida Meel Marinta Sharcigani u yahay Faa’iido u Soo Korodhay Mujtamaca ku hadla Luqada Somaliga oo uu Wehel Xun u ahaa Isticimaalka Qaadku . Marka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkad Madaxtooyada Lagu Xidhiiyey Oo Camal Tirtay Boqolaal Gaadiid ah oo u Kala Bixi Jirey Burco iyo Hargeysa

Burco:July,15,2014(SDN/QJ)-Iskaashatada Gaadiidka u kala Goosha Burco iyo Hargeysa, ayaa si weyn cabasho uga Muujiyey Gaadiidka Shirkadda East and West oo ay ku eedeeyeen inay xukuumaddu kooto ugu xidhay Istaankaas. Iskaashatadan ayaa maalintii shalay iskugu soo baxay Mudaharaad ay kaga cabanayaan Shirkadaas oo ku sheegayaan in loo xidhay Fursadihii ay ku rakaabsan jireen Gaadiidka u kala […]

Posted in Sports | Read More »

Dagaalyahanada Xamaas oo markii u horeysay isticmaalay duyuuradaha dhulka laga hago

Gaza July 15,2014(SDN/QJ)-Dagaal yahanada Xamaas ee ka arrimiya degaanka Falastiiniyiinta ee Gaza ayaa markii u horeysay la sheegay in ay isticmaalayaan duyuuradaha dhulka laga hago. Ciidamada circa ee dalka Israel ayaa sheegay in Xamaas ay ka soo rideen duyuuradaha Drone-ka loo yaaqaano ee dhulka laga hago. Halka Xamaas ay dhankeeda sheegtay in ay beryahanba isticmaalayeen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hogaamiyaha mucaaridka Koonfur Sudan oo Jabuuti booqanaya

Jabuuti July 15,2014(SDN/QJ)-Hogaamiyaha jabhada Mucaaridka ah ee dalka Konfur Sudan isla markaana hore u ahaa madaxweyne ku-xigeenka dalkaas ayaa haatan booqasho ku jooga dalka Jabuuti. Safarka Riek Macher ayaa qeyb ka ah socdaal uu ku marayo gobolka oo uu taageero ugu baadi goobayo qodobada uu ku doodayo. Hogaamiyaha mucaaridka Konfur Sudan Macher ayaa lagu wadaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale “Sidii Keli-taliyeyaasha in Somaliland Digreeto Madaxweyne lagu maamulo ayaa la doonayaa, waa sharci-darro ..”

Hargaysa 15.July 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa dhalliilay qaabka loo bixiyey Qandaraaska Diiwaangelinta Madaniga ah ee la filayo in dhawaan lagu diiwaangelin doono Muwaaddiniinta reer Somaliland, taasoo la siiyey Shirkad waddani ah oo lagu magacaabo Sahal Tech oo ay ku eedeeyeen inay Xukuumaddo wadato, isla markaana qaab sharci-darro, musuqmaasuq iyo suuq […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mucjisooyin uu la Kulmay Ninkii Kooxda Daacish u Xilsaartay Duminta Qabrigii Nebi Yoonis “CS” Iyo Masalooyin ka Yaabiyay oo uu Soo Bandhigay

Mosel 15.July 2014 (SDN/QJ)- Maalintii arbacadii todobaadkii hore ee aynu ka soo gudubnay, waxa kooxda Daish (ISIS), dalka Ciraaq ay burburiyeen, qabrigii Nabiyullaahi Yuunis (CS), Ee magaalada Mosel, talaabadaas oo dunidu si wayn u canbaaraysay, gaar ahaan culimada diinta Islaamka iyo hogaamiyayaasha diimaha Yuhuuda iyo Kiristaanka. Ka hor intii aanay kooxdaasi cagaf cagafyada galin qabriga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Soomaaliya oo 20 sano ka dib safiir u soo magacowday Mareykanka

Washington July 15,2014(SDN/QJ)-Dawlada Soomaaliya ayaa 20 sano ka dib safiir u soo magacowday dalka Soomalaiya. Wasaarada Arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka ayaa shaacisay in Cumar Cabdirashiid ooh ore u ahaa Raiisul wasaare uu ay haatan dawlada Soomaaliya u magacawday Safiir. Arinkan ayaa ku soo beegmaya laba sanadood ka dib kolkii Mareykanku bilaabay in uu gacan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dab Xoogan oo Waxyeelo Soo Gaadhsiiyay Suuqa Degmada Wada Jir ee Muqdisho

Muqdisho 15.July 2014 (SDN/QJ)- Dab xooggan oo khasaare badan oo Hantiyeed geystay, ayaa xalay ka kacay Suuq ku yaalla degmada Wada-jir ee magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya, kaasoo gurmad xooggan ay u galeen Ciidammada kala duwan ee dawladda Soomaaliya, kuwa AMISOM iyo dadweyne tiro badan si ay dabkaas u bakhtiiyaan. Saacado dhawr ah ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirkii Arrimaha Dibada ee Britain oo Iska Casilay Xilkii iyo asbaabaha loo aanaynayo

London 15.July 2014 (SDN/QJ)-Wasiirkii Arimaha debeda dalka Britain Mr. William Hague, ayaa xalay niskii dambe shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilkaas Wasiirnimo ee uu ka hayay dawladda Ingiriiska. Saxaafadda waddanka Britain, ayaa is-casilaada William Hague ku tilmaamay mid dhabaha u xaadhaysa in Ra’iisul wasaare David Cameron uu is-beddel siyaasadeed iyo maamul-ba ku sameeyo Gollihiihsa […]

Posted in Uncategorized | Read More »