Home » 9:57 am Entries posted on “July, 2014”

Dawladda Somaliland oo Isha ku Haysa Afti Gobolka Kurdistan Kaga Go’ayo Dalka Ciraaq intisa kale iyo aragtiyaha ku Xeeran

  Hargeysa 15/7/2014 (SDN/QJ)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si xooggan isha ugu haysa afti la doonayo in laga qadaayo gobolka Kurdistan ee waqooyiga dalka Ciraaq, kuna noqdaan wadan madaxbannaan oo si gooni ah u taagan. Madaxweynaha Maamul-goboleedka Kurdistan Mr. Massoud Barzani oo saxaafadda u waramay labada toddobaad ka hor, ayaa ku dhawaaqay in gobolkiisu isku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan Ka Daawo Safarkii Wasiirka Cafimaadka Ee Gobalka Awdal Iyo Kormeerkii Xurumaha Caafimad ee Wasirka

Hargeisa 15/7/2014 (SDN/QJ) Wasiirka cafimadka somaliland ayaa kormer ku tagay xarunta gobalka awdal ee borama iasoo wasirku ka qayb galay munaasibad baladhan oo qalab cafimad lagu gudoonsiinayey xarunta cisbiralka boorama iyadoo qalbkasina laga keenay dala talyaaniga   hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan Qurbe Jog Concat@somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Dab Xalay Qabsaday Suuqa Weyn Ee Degmada Wadajir Iyo Khasaaraha Uu Gaystay……..

Harggeisa 15/7/2014 (SDN/QJ) Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa xalay saqdii dhexe ka kacay suuqa weyn ee degmada Wadajir, iyadoo ay ku gubteen dambkaas dukaammo ganacsi, inkastoo lagu guuleystay in la baqtiiyo dabkaas isla xalay. Guddoomiyaha maamulka degmada Wadajir Axmed C/lle Afrax oo qaybaha kala duwan ee warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dabku uu k […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan Ka Daawo Qurba Jooga Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Horumarka Baladhan Eey Somaliland Ku Talaabsatay Sanadadii UGu Danbeyey

Hargeisa 15/7/2014 (SDN/QJ) Qurba jooga somaliland   ee  Sanadankan  Ka yimi Daafaha Dunida ayaa  Mahadiyey  Aadna U soo dhaweyey horumarka Bladahna  Ey  somaliland sanadkan  ku talabsatay  iygoo sheegay ay  dhinacyo  badan  ooy  ka midaha dhinaca horumarinta  magaaloyinka  dabaqyada dhaadher  ee ku soo kordhaaya hargeisa iyo jidad  her  calamiya  ah Hargeisa  SDN/QJ Maxamed aadan2Qurbe jog Concat@somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda Siilaanyo Oo Gudo Gashay Tallaabooyin Lagu Iibinayo Guryaha Dawladda iyo Qoysaskii ku jirey Oo Qaarkood Loo Yeedhay

Hargeysa:July,15,2014(SDN/QJ)-Guddidii Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo u xilsaaray Guryaha Dawladdu leedahay, ayaa  Hawshoodii ugu horraysay Gudo Galay,  iyagoo u Yeedhay Tiro qoysas ah oo ku jira Guryo Dawladdu leedahay. Qoysaskan Guddidani u yeedhay ayaa tiradooda lagu sheegay  ilaa Toban Qoys, waxana loo keenay Waraaqo Yeedho a h oo Guddidan ka socda, kuwaas oo loogu sheegayo inay hortagaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxay Xalay Ka Wada hadleen Wasiirada Arrimaha Dibada Somalia iyo Spain oo Kulan ku Yeeshay Magaalada Madrid

Madrid 15.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa xalay magaalada Madrid kula kulmay dhiggiisa dalka Spain José Manuel García-Margallo. Beyle ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay bogga arrimaha bulshada ee Facebook ku sheegay in dhiggiisa dalka Spain uu kala hadlay xiriirka iyo iskaashiga labada dal. Booqashada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

11 Ruux oo Ku dhimatay iyo 13 Kale oo Ku dhaawacmay Dagaal Saaka Mar kale ka Qarxay Deegaanka Deefow ee Gobolka Hiiraan

Deefow 15.July 2014 (SDN/QJ)- 11 qof ayaa ku dhimatay 13 kalena way ku dhaawacmeen dagaal beeleed saakay mar kale ka dhacay deegaanka Deefow ee gobolka Hiiraan. Dadka dhaawacmay ayaa la geeyay Isbitaalka magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Qaar ka tirsan dadka deegaanka ayaa qaxay, kadib markii qeybo ka tirsan deegaanka lagubay, Taliyaha saldhigga booliska […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Munaasibadda 17-ka Ramadaan Darteed Oo Ciidamo Tiro Badan La Dhoobay Xarumaha Dawladda ee Muqdisho Iyo Waddooyinka Halbawlaha ah

Muqdisho:July,15,2014(SDN/QJ)-Ciidamo Tiro badan oo iskugu jira Noocyada kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed iyo kuwa Nabad-sugidda ayaa lagu daadiyey Afaafka hore iyo Hareeraha Xarumaha Muhiimka ah ee Dawladdu ku leedahay Magaalada Muqdisho. Sababta Ciidamada Heegankan loo geliyey, ayaa lagu sheegay inay Maanta tahay 17-ka bisha barakeysan ee Ramadaan, waxayna ku aadan tahay maalintii uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhoolayare:Madaxweyne waxaa si caafimaad qabta kuugu soo jeedinayaa inaad kala dirto guddidan Biyo balaadhinta Oo loo daayo Wasaaradda Biyaha

Hargeysa July 15,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga Axmed Cilmi Dhoolayare oo hore u ahaa wasiir ka tirsan dawladii Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin ayaa madaxweynaha Somaliland u jeediyay in uu kala diro guddida Fashilantay ee Balaarinta Biyo gelinta Hargeysa. Wasiirka ayaa qoraalka uu soojeedintan ku yiri: “Waxaan qalinka u qaatay,inaan ka hadlo arrin beryahan dambe soo noq noqonaysay,warkeeduna aad looga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhallintii Khaarajisay Marxuumad Nafiisa Cismaan Oo Saaka La Toogtay

Muqdisho:July,15,2014(SDN/QJ)–Waxa Goor hore oo saaka ahayd Dil Toogasho ah lagu fuliyey Laba Dhallinyaro ah oo qirtay inay Dileen Marxuumad Nafiisa Cismaan Salaad oo Muqdisho lagu dilay. Toogashada dhalinyaradan ayaa ka dhacday fagaaraha iskuul Baluuziyo halkaasi oo ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan ciidamada meletariga iyo kuwa booliska Soomaaliyeed. Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida Liibaan Cali […]

Posted in Uncategorized | Read More »