Home » 4:10 pm
Entries posted on “July, 2014”
Al-Shabaab militants in Barawe on Sunday (July 13th) publicly executed two Somali men accused of spying for the Somali government, Hiiraan Online reported. An al-Shabaab judge found both men — Said Hussein Ali, 26, and Abdi Hassan Hussein, 19 — guilty of spying for the Somali government, including for the Somali National Intelligence and Security […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Al-Shabaab militants on Monday (July 14th) killed Deputy Chief of Somalia’s Anti-Terrorism Unit Ibrahim Ahmed Farah in a drive-by shooting in Mogadishu, al-Shabaab website Radio Andalus reported. The militants blocked the official’s car with their vehicle in an area between Waaberi and Hamar Jajab districts, spraying it with bullets before escaping from the scene. Two […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa July 15,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha arrimaha Gudaha iyo xiriirka Gobolada dalka ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Abdiqani Ibrahim Salaf (Kaptanka) ayaa qoraal uu na soo gaarsiiyay waxa uu si mug leh uga warbixinayaa guuldarooyinka Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo madaxweyne Axmed Siilaanyo. Xogahayaha ayaa qoraalkiisa ku yiri: “Waxaan maalinba maalinta ka danbaysa hoos u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho July 15,2014(SDN/QJ) Danjire Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maalintii Isniinta ee shalay, 14kii bisha Luuliyo 2014 waxa uu gudbiyey waraaqihiisii aqoonsiga Safiirnnimo isaga oo noqday Safiirkii Soomaaliyeed ee ugu horreeyey ee Soomaaliya Mareykanka u fariista ilaa iyo sanadkii1991. Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama, ayaa waxa uu waraaqaha kaga guddoomay Danjire Sharmake munaasabad ka dhacday Aqalka Cad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu: Mr Omar Abdirashid Ali Sharmake, was confirmed on Monday 14 July 2014, as Somalia’s first ambassador to the United States of America since 1991. US President Barack Obama, in a ceremony at the White House, confirmed Ambassador Sharmake. Ambassador Sharmake has held several leadership positions within the Somali Government, including as Prime Minister for […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 15/7/2014(SDN/QJ):- Xisbiga UCIDmarkuu si qoto dheer ugu kuurgalay Xaaladda Amni ee Dalka, waxa noo caddaaytay in Sumcad xumida nabadgelyo ee Dalka ku habsatay ay masuul ka yihiin Madax katirsan Hayadaha Qaranka ugu sareeya Qaarkood oo aan ilaa hadda la fahmin cidda ka dambaysa. xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa xukuumada uu hogaaminayo madaxweyne Siilaanyo u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 15/7/2014 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda Duulista Hawada iyo Gadiidka Cirka Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyey shir caalami ah oo isaga iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayaa ay maanta kaga qayb galeen London. Waftigaasi ka socday Somaliland ee Wasiirka Duulistu uu hogaaminayey ayaa kale ahaa Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Gaashaanle Dhaxe Maxamed Cali […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 15/7/2014 (SDN/QJ)xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa beeniyey eedaymo uu gudoomiyaha xibigaasi usoo jediyey xildhibaanka tirsan golaha wakiilada ee somaliland kasi oo sheegay in gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani uu xidhiidh dhaw la leeyahay mas,uuliyiinta dawlada fedaraalka ah ee somaliya isla markaana ay kulamo uu la yeeshay madaxda ugun saraysa dawlada dalka somaliya […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 15.July 2014 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani UK Mudane Xusein Adan Cadde , ayaa simiisaan leh uga jawaabay hadal kasoo yeedhay Xillibaan Bukhaari oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye, oo maalintii shalay Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Eedaymo culus u soo jeediyey ka dib markii uu siilaanyo ku canaanta in aanu waxba kaga filan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 15/7/2014 (SDN/QJ) Guddoomiyaha Guddida Kheyraadka Golaha Wakiilada Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane), kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa Xukuumadda taladda dalka haysa ku dhaliilay inay Sharcigii iyo Dastuurkii Somaliland u yaalay baal martay isla markaana jabisay, oo aanay ku dhaqmin, isaga oo sheegay inay ku kari la’ yihiin Xukuumada in Heshiisyada lala […]
Posted in Uncategorized | Read More »